Janaale Wadani

Janaale Wadani Kuso dhawow page ka janale wadani halkan waxad kale secon donta dhanmman wararka iyo Muqaalo Qurux Baddan oo Dalka iyo Deegaanka ah

06/10/2026

Halkaas baa inoo balan ah inshlh ๐Ÿ™

06/10/2026

Madaxdii deegaanka ๐Ÿ™

Xafiiska Komishinka Booliska DDS, oo kaashanaya Machadka Tababarada Xirfadlayaasha Hayโ€™adaha Caddaaladda iyo Cilmi-baadh...
06/10/2026

Xafiiska Komishinka Booliska DDS, oo kaashanaya Machadka Tababarada Xirfadlayaasha Hayโ€™adaha Caddaaladda iyo Cilmi-baadhista Sharciyada DDS, ayaa tababar u qabtay saraakiisha sare, taliyeyaasha gobollada iyo taliyeyaasha guutooyinka Booliska.
Tababarka ayaa diiradda lagu saaray ku dhaqanka Dastuurka, sarreynta sharciga, ilaalinta xuquuqda aadanaha, waddaniyadda iyo anshaxa ciidanka.
Hoggaanka Nabadgelyada DDS iyo Komishineerka Booliska DDS ayaa saraakiisha kula dardaarmay inay xoojiyaan amniga, wada-shaqaynta, daacadnimada iyo gudashada waajibaadkooda, iyagoo ilaalinaya sharciga iyo xuquuqda muwaadiniinta.

waxa sawirka igu weheliya Dr.Dhagayare PhD.
06/10/2026

waxa sawirka igu weheliya Dr.Dhagayare PhD.

06/10/2026

Maayar shaafi yaa arkayna saaka ๐Ÿ˜๐Ÿ™

Caawa waxaan ka qayb galay xaflad lagu sagootinayay Wasiirkii h**e, Mudane Mohammed Aden Tahir, laguna soo dhaweynayay W...
05/10/2026

Caawa waxaan ka qayb galay xaflad lagu sagootinayay Wasiirkii h**e, Mudane Mohammed Aden Tahir, laguna soo dhaweynayay Wasiirka cusub, Dr. Abdirauf A. Hasan.
Waxay ahayd madal qurux badan oo ay isugu yimaadeen masuuliyiin iyo bulshada qaybaheeda kala duwan. Waxaan labada masuul u rajaynayaa guul iyo xil gudasho wanaagsan.

Komishineerka Komishinka Booliska DDS, Mudane Bashiir Axmed Xaashi, ayaa shir-guddoomiyay kulan muhiim ah oo lagu xoojin...
05/10/2026

Komishineerka Komishinka Booliska DDS, Mudane Bashiir Axmed Xaashi, ayaa shir-guddoomiyay kulan muhiim ah oo lagu xoojinayo amniga, dambi-kahortagga iyo wada-shaqaynta Booliska iyo bulshada. ๐Ÿค
Amni sugan, bulsho nabad ah. โค๏ธ

Hambalyo Mudane Axmed Shide! Si kal iyo laab ah ayaan kuugu hambalyaynayaa xilka Afhayeenka Golaha Shacabka Itoobiya. Wa...
05/10/2026

Hambalyo Mudane Axmed Shide!
Si kal iyo laab ah ayaan kuugu hambalyaynayaa xilka Afhayeenka Golaha Shacabka Itoobiya. Waa masuuliyad culus iyo sharaf weyn oo Soomaali u soo kordhay. Ilaahay ha kuu fududeeyo xilka cusub, hana kugu asturo. ๐Ÿคฒโค๏ธ

05/10/2026

Waan hubaa inay hanti qaran yihiin ๐Ÿ™

๐Ÿ˜‚ Maanta maxaad naga filaysaan? ๐Ÿ˜Ž๐Ÿ”ฅ
05/10/2026

๐Ÿ˜‚ Maanta maxaad naga filaysaan? ๐Ÿ˜Ž๐Ÿ”ฅ

Address

Addis Ababa
3020

Telephone

+251911298281

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Janaale Wadani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share