Dhandhame Media

Dhandhame Media Kusoo biir PAGE KA oo Follow dheh. Waxaa Kala Socon kartaa Dhacdooyinka ama Wararka Maalin laha ee Geeska Afrika iyo Daafaha Dunida

Maktabadda akhriska ee magaalada Awbarre . Xuquuqda  📸 Qaamuus Media
13/12/2025

Maktabadda akhriska ee magaalada Awbarre .

Xuquuqda 📸 Qaamuus Media

13/12/2025

Deegaanka, doorashada soo socota haweenka ayaa kooto fiican ka helaya xubnaha Baarlamanka cusub ee matalaya shacabka Deegaanka Soomaalida.

Madaxwaynaha Deeganka ayaa Magaalada Jigjiga ku soo dhaweeyay Madaxwaynaha Deeganka Koonfurta Itoobiya. Tilahun Kebedde,...
13/12/2025

Madaxwaynaha Deeganka ayaa Magaalada Jigjiga ku soo dhaweeyay Madaxwaynaha Deeganka Koonfurta Itoobiya. Tilahun Kebedde, ayaa Jigjiga soo gaadhay.

13/12/2025

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta qaatay kaarkiisii doorashada.

Khar Naani, Ciyaartoygii ugu wannaagsana tartankii gobalka Bannadir, ee hantay abbaal marintii Balandiyoorka ayaa kasoo ...
13/12/2025

Khar Naani, Ciyaartoygii ugu wannaagsana tartankii gobalka Bannadir, ee hantay abbaal marintii Balandiyoorka ayaa kasoo muuqan doona tartanka Jigiga ka socda.
Wuxuu matali doona degmada Mustaxiil, oo ciyaarta u horreysa la dheellaysa Marsin.

13/12/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, oo faahfaahinaya muhiimadda Kaarka Aqoonsiga Qaranka.

FOLLOW:👇🏿 DHANDHAME MEDIA

12/12/2025

Madaxwayne Mustafe Omer ayaa yidhi awood uma laha Madaxweynuhu Nafta biniaadamka sidii laga yeeli lahaa muuqaalkan waa xili h**e.

Afrika Waxaa markii ugu h**eysay laga hadlay sidii qaarada Afrika ay u yeelan lahayd ciidan mideysan.Shir madaxeedka 17-...
12/12/2025

Afrika Waxaa markii ugu h**eysay laga hadlay sidii qaarada Afrika ay u yeelan lahayd ciidan mideysan.

Shir madaxeedka 17-aad ee ay yeesheen Wasiirada difaaca wadamada qaarada Afrika oo ka dhacay magalada Addis Ababa ayaa hogaamiyeyaasha difaaca ee Afrika waxa ay isku waydiiyeen sida loo cidhib tiri karo argagaxisada, waxna looga qaban karo caqabadaha ammni ee qaarada dib dhigay.

Waxayna hogaamiyeyaasha difaaca ee Afrika ay markii ugu h**eysay isla soo hadal qaadeen sidii qaarada Afrika ay u yeelan lahayd ciidan mideysan oo wax ka qabta dhibaatooyinka ammni ee qaarada ka reebay qayrkeed, sida ay sheegtay Wasiirka difaaca Itoobiya Caasha Maxamed.

8-Dhamadka Tartanka Degmoyinka DegaankaChampions-ka Deegaanka ayaa sidan ah:Deg: Galaadi vs Deg God-GodDeg: Boqolmayo vs...
12/12/2025

8-Dhamadka Tartanka Degmoyinka Degaanka
Champions-ka Deegaanka ayaa sidan ah:

Deg: Galaadi vs Deg God-God

Deg: Boqolmayo vs Deg-Daroor

Deg: Mustaxiil vs Deg-Marsin

Deg: Mubarak vs Deg-Harawo

Kooxdee taageersantahay sanadka ?

Wariye cabdisho

Adis Ababa:  Caasimadda dalka itoobiya, ahna mida gobolka ugu quruxbadan,
12/12/2025

Adis Ababa: Caasimadda dalka itoobiya, ahna mida gobolka ugu quruxbadan,

WAR DEG-DEG:Dawladda Eritrea ayaa sheegtay inay ka baxday IGAD.Warsaxaafadeed maanta kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dib...
12/12/2025

WAR DEG-DEG:Dawladda Eritrea ayaa sheegtay inay ka baxday IGAD.

Warsaxaafadeed maanta kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Eritrea ayaa Xoghayaha Guud ee IGAD ku wargelisay inay ka baxeen xubinnimadii IGAD.

Dhandhame media

Itoobiya ayaa heshiis hordhaca la gaadhay Ha'ayada Lacagta Adduunka ee IMF si ay uga hesho lacag deyn ah oo dhan 261 mil...
12/12/2025

Itoobiya ayaa heshiis hordhaca la gaadhay Ha'ayada Lacagta Adduunka ee IMF si ay uga hesho lacag deyn ah oo dhan 261 milyan oo dollar.

Lacagtani waxay qayb ka tahay barnaamiy mudo afar sano ah soconaya oo Ha'ayada IMF ay Itoobiya ku siineyso lacag deyn ah oo dhan 3.4 bilyan oo dollar.

Hadii Itoobiya ay lacagtan hesho waxay deynta IMF ay siisey Itoobiya gaadhi doontaa 2.13 bilyan oo dollar oo kamid ah deynta la qorsheeyay in Itoobiya la siiyo mudada afarta sano ah.

X/g; voss

Address

Addis Ababa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhandhame Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhandhame Media:

Share