Xamaro news

Xamaro news Xamaro

29/09/2023
Xamaro
29/09/2023

Xamaro

12/04/2023

Deegaanka somalida fiiq kaliya ayaa ka dhiidhiyay baabi inta ciidanka liyu police halka meelihii kale ay ka aamuseen fiiq miyaa kaligeed amniga haysatay mise deegaanka dhamaan ayay matalayeen ciidanku away goboladii kale maxaa ku dhacay

Madaxwyanaha deganka mustafa muhumad omar ayaa hadaliisa dhaka ciidanka ah kusoo daray in ciidanka liyuuga ah loo badala...
12/04/2023

Madaxwyanaha deganka mustafa muhumad omar ayaa hadaliisa dhaka ciidanka ah kusoo daray in ciidanka liyuuga ah loo badalayo
Mudane maadaxwayne ciidan boolis ah oo kufilan amniga gudaha ah waan haysanaa waliba waa lagordhinkaraa dhalinyaraduna diyaar ayay utahay ciidanka inay noqdaan wadankooda. Difaacdaan balse ma aha in ciidanka deeganka ee dibada iyo dalba amnigiisa saaranyahay in boolis loo badalo iayadoo loogu marmarsiinaayo sidii loo cifhib tiri hadaladiisa waxaa kamida ahaa madaxwaynaha in xuduudaha loo dhiibayo ciidanka qaranka itoobiya nin aad ogtahay inuu cadowgaaga yahay hadii aad talada udhiibato in uu kubaab in ciidaka liyuga waad aragtaan sida loola dhaqmi waxaa kusoo duulay oromo ahmara canfar iyo itoobiya oo dhan oo aan rabin somali inay noolaato balse waa sugaynaa meesha aan kudanbayno

Xamaro cadey
05/04/2023

Xamaro cadey

Hanbalyo soo wada Dhaha Hamse Dahir oo markan noqon Doona Duuliye Kadib Markii si Rasmiya loogu xidhay Xidigtii 3aad (Th...
24/02/2023

Hanbalyo soo wada Dhaha Hamse Dahir oo markan noqon Doona Duuliye Kadib Markii si Rasmiya loogu xidhay Xidigtii 3aad (Third Flash ).

Sharma boy ilaahay Hagu soo hadeeyo
24/02/2023

Sharma boy ilaahay Hagu soo hadeeyo

08/02/2023

30kii Sano ee somaliland ictiraafka rasdinaysay
Prank ayuu ahaa
Ee Lasocda

Caasimadii ugu Horaysay ee Ogadenia ,Magaalada Dire Dhabo Dhul Soomaaliyeed.
31/01/2023

Caasimadii ugu Horaysay ee Ogadenia ,Magaalada Dire Dhabo Dhul Soomaaliyeed.

"Islaantayd hadaan xooggo kufsi lama dhihi karo.Maxaa dhacay, waxaad xaq u lahayd ayaad qaadatay.Anigoo jeebkayga lacag ...
31/01/2023

"Islaantayd hadaan xooggo kufsi lama dhihi karo.
Maxaa dhacay, waxaad xaq u lahayd ayaad qaadatay.Anigoo jeebkayga lacag ka xoogay oo kale weeye."

Waxaa sidaasi yidhi Sheekh Usuli.

Cancelo ayaa ka dagay Munich waxaana uu marayaa tijaabada CaafimaadAmaah ayuu ugu wareegay Bayern Munich
31/01/2023

Cancelo ayaa ka dagay Munich waxaana uu marayaa tijaabada Caafimaad

Amaah ayuu ugu wareegay Bayern Munich

Rasmi : kooxda Arsenal ayaa heshiis la gaadhay laacibka kooxda Chelsea ee Jorginho .Muxuu ku soo kordhin doona ?
31/01/2023

Rasmi : kooxda Arsenal ayaa heshiis la gaadhay laacibka kooxda Chelsea ee Jorginho .

Muxuu ku soo kordhin doona ?

Address

Erer
Addis Ababa
12345

Telephone

+251931267136

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xamaro news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share