Buula karton news

Buula karton news Cod bahiyaha inata anan codka lahayn

20/12/2025

Maxeey tahay sababta uu madaxwayne mustafe cagjar u diidan yahay in uu ugaas ahmed miraad wax kabadalo mamulka mmg iyo g shabelle

30/10/2025

Haduu Raysal wasaarihii yidhi Diridhaba anagaa laheyn, kuxigeenkiisa oo ree Diridhaba ah ayaa jawaabta leh. Aadanaw bal isku day waa intaas ood dhimanba waydaaye😁

30/10/2025

Xilimaa jawigan kugu danbeysay

🔥 Warbixin Cusub oo Ka Soo Baxday Xafiiska Biyaha ee DDS 🔥Kooxdii h**e ee Xafiiska Biyaha DDS ee lagu eedeeyay musuq iyo...
28/10/2025

🔥 Warbixin Cusub oo Ka Soo Baxday Xafiiska Biyaha ee DDS 🔥

Kooxdii h**e ee Xafiiska Biyaha DDS ee lagu eedeeyay musuq iyo kala dambeyn la’aan ayaa si tartiib tartiib ah looga takhalusay xafiiska. Qayb ka mid ah kooxdaas ayaa h**ey tallaabo looga qaaday, halka qaar kalena wali ay ku sii sugan yihiin xafiiska.

✅ Kuwa laga takhalusay:

✔ Sheekh Xasan Daadhi – Wasiirkii h**e ee Xafiiska Biyaha DDS, oo ahaa hoggaamiyihii kooxda,oo bilooying ka hor khadka laga saaray

✔ Cabdikhader Maxamed – Agaasinkii Biyo-galinta, ninkii labaad ee ugu awoodda badnaa xafiiska isna waa la cunay

✔ Xaaji Cabdi Geedi – Agaasinkii Waaxda Xisaabaadka, awoodda saddexaad ee kooxda, isna waa laga saaray xafiiska.

⚠️ Kuwa wali aan tallaabo laga qaadin:

⭕ Maxamuud Dheere – Agaasinka Waaxda WASH,isna waa sirin sirqo

⭕ Badri Cabdi Geedi – Agaasinka Waaxda Dayactirka Ceelasha,waxba kuma noola

💬 Fiiro gaar ah:
Wasiirka cusub ee Xafiiska Biyaha DDS, Eng. Axmed Ugaas Miraad Layli, ayaa si dhaqso ah u gartay in fashilka ugu weyn ee xafiiska uu ka imanayey kooxdan musuq-maasuqa iyo nidaam la’aanta ku caan baxday intii uu xilka hayay Sheekh Xasan Daadhi.

✅ Qorshaha uu wasiir Miraad Layli ku bilaabay sifeynta xafiiska waa mid sax ah oo dad badani soo dhoweeyeen.
👉 Hadda waxaa la sugayaa in uu tallaabo ka qaado labada xubnood ee weli xafiiska ku hadhay, si dib loogu soo celiyo hufnaanta, daahfurnaanta iyo kalsoonida shacabka.

✍️ Fikirkaaga ku reeb qeybta hoose — ma taageersan tahay nadiifinta uu bilaabay wasiirka cusub?

..

27/10/2025

Xilimaa kugu danbeysay xaaladan oo aad xasuusataa

27/10/2025

Dadka joogo godey ee uu allah swt nimcadas siiyay hadana anan arkin dhibkedey leedahay

06/09/2025

Godey waxeey u baahan tahay isbadal deg dega magalada sida ay dowlada u wadato iyo maamulka joogo ismalaha waziir ahmed miraad iyo xukumada waxaan ka codsanayna in magaalada mamul cad cadan leh loo sameeyo

29/11/2019

WAR DEG DEGA
Waraysigii la hakiyay ee Lemma Megersa oo hadda lasii daayay ayuu ku sheegay innuusan aqbalayn islamarkana ogalayn falsafada Medemerta iyo Xisbiga cusubee Abiye Ahmed hindisay. Wallow markiii la ansixiyay uu joogay haddana innaan kusii dheerado ma rabbo ayuu dhahay. Lemma Megersa ayaa yidhi:-
"waxkasta kulamada ayaan ka sheegay annigu isutagan in lagu degdegay ayaan qabbaa. "
Waraysigan oo markii h**e la diiday in lasii daayo ayaa Afka Oromada kaga baxay idaacada VOA. Khilaafka kala duwanaanshaha iyo xogo baddan oo aan maalmahan idinla waddaagaynay soow hadda idinma muuqdaan.
Halkaas caddaan ayaa ku dhimatay EPP. Hhh

Dacartuba mar bay malab dhashaa ood muudsataa dhabaqee rawaahu xerta ulamadaw.Doorashada soo socota deegaankeena waxaa k...
26/11/2019

Dacartuba mar bay malab dhashaa ood muudsataa dhabaqee rawaahu xerta ulamadaw.
Doorashada soo socota deegaankeena waxaa ku loolami doona PP Iyo ONLF.

26/11/2019

Gaadhitaanka yoolka bulsheed ee dunida tartamaysaa waxa uu ku xidhan yahay fahan qoto dheer oo laga helo guud ahaan habka iyo hannaanka bulsho u dhaqan tahay iyo arrimaha togan ee ay ku taamayso. Sida aan ku rajo weynahay, haddii si qummaati ah looga fekero weyddiimo darandoorri ah isla markaana warcelintooda muddo dheer lagu foogganaado waxa suuragal ah in la

gaadho hoggaan hagaagsan, horumar baahsan iyo dadweyne hanuunsan.

26/11/2019

Mabaadii’da Maamulka & Maaraynta Qeybta 1aad
Maamulka iyo Maarayntu: Waa cilmi ku qotoma in Habwanaagsan lagu gaaro Yoolal mucayan ah oo u degsan Urur ayada oo loo marayo Qorshayn, Nidaamin, Hogaamin, iyo Dabagalka khayraadka Ururkaas.
Haddii aan wax ka bidhaaminno tariikhda cilmiga Maamulka, xilliyadii u dhaxeeyay sanadyadii 1890 ilaa 1940 ayaa waxaa curtay aragtiyada cilmiga Maamulka & Maaraynta oo xilligaa wixii ka h**eeyay aan ahayn cilmi qoran oo gaar u taagan, waxaana uu soo maray heerar kala duwan kuwaas oo ay soo dhiraan dhiriyeen culumada salka u ah Cilmiga Maamulka ee Casriga ah waxaana ka mid ahaa Frederick Taylor oo lagu magacaabo Curiyaha aragtida cilmiyaysan ee maamulka (scientific management theory) wuxuuna Maamulka ku qeexay in guud ahaan Hawlaha Ururka loo helo Halbeegyo Sax ah oo si qoto dheer looga taxadaray

Address

Bole Mekail Street
Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Buula karton news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share