SSC SOOL MEDIA

SSC SOOL MEDIA bogan waxaad kala sicon doontaan warar sugan oo xaqiiqo ah

Wuxuu ahaa askari, aan tegin goobaha waxbarashada , wuxuu la soo istaagay been uu ku been sheeganayo Jaamacad aanu jedin...
23/05/2023

Wuxuu ahaa askari, aan tegin goobaha waxbarashada , wuxuu la soo istaagay been uu ku been sheeganayo Jaamacad aanu jedinkeeda istaagin balse anaguba Tooshka ayaan ku ifinaynaa.

22/05/2023

Khaatumo state of somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’ͺ

Laascanood: Kulan xus & xasuus ah ayaa loo sameeyay Kabtan Haybe Shire oo ku shahiiday halganka shacabka SSC ay deegaankooda kaga xoreysanayaan Somaliland.

Aargada Isgoyska Royal ayaa sidoo kalena loogu magac daray alle haw naxariiste Kabtan Haybe Shire.

Address

Bole Mecheil
Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SSC SOOL MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SSC SOOL MEDIA:

Share