03/12/2022
Waxa manta bilaaban doona wareega 16 ka e world cup ka kooxan hoosana wa 16ka koxeed e kaso gudbay group stage ka waxa cawa ciyaraha bilbi dona Netherlands 🇳🇱 vs America 🇺🇸 iyo Argentina 🇦🇷 vs Australia 🇦🇺
Sadali ciyarta o ku gulayso 4GB o internet ah
Shuruda gulaysataha:
1 follow gare Taban Plus
2 share gare postiga
_____
Soo dajiso Appka CommercePal oo ka adeego, ku ganacso oo ku hel amaaho iyo adeegyo kalo badanba https://play.google.com/store/apps/details.