Iljano Media

Iljano Media barkhadle

Sidaad qalbiga iigo hayso hiyiga waan kaa arkaaye adoon furin hadaldaada hogaago waa hogayga
11/04/2024

Sidaad qalbiga iigo hayso hiyiga waan kaa arkaaye adoon furin hadaldaada hogaago waa hogayga

29/03/2024

Madaxa mida iljano oo soo bookhday caftera iljano oo kutaal gaalkacyo

21/03/2024

60 seconds · Clipped by Liibaan axmad · Original video "hindi af somali shahrukhan iyo salmankhan jacayl" by jeesto91

21/03/2024

Waxay ku taalaa jiiro ku wayd ka soo hur jeedka wasaarada xanaanada xoolaha

Happy New year 2023 muslimiinta Meel kastoo ay aduunka ka joogtanSanad wacan oo wanaagsan kan kiisa Kale alaha nabad nag...
31/12/2022

Happy New year 2023 muslimiinta

Meel kastoo ay aduunka ka joogtan

Sanad wacan oo wanaagsan kan kiisa

Kale alaha nabad nago gaar siiyo aamiin

Xaalka Laascaanood…. DABGanacsigii magaalada …. QAMWaxbarashadii Magaalada… QAMDowlada Soomaaliya…SHIBPuntland…………………SHI...
30/12/2022

Xaalka Laascaanood…. DAB
Ganacsigii magaalada …. QAM
Waxbarashadii Magaalada… QAM
Dowlada Soomaaliya…SHIB
Puntland…………………SHIB
Somaliland…………… TACSI
Beesha Caalamka……SHIB
Garaadyadii Gobolka…SHIR
Baarlamaanka Somaliland… SHIB

INAA LILAAHI WA INAA ILHAI RAAJIICOON C/KAAFI MATAAN ADAAN FOOD OO KO MAGAC DHEER GANAY MATAAN ALAHA UNAXARISTO OO KU GE...
29/12/2022

INAA LILAAHI WA INAA ILHAI RAAJIICOON C/KAAFI MATAAN ADAAN FOOD OO KO MAGAC DHEER GANAY MATAAN ALAHA UNAXARISTO OO KU GEERI YOODAY GOBALKA MUDOG DAGMADIISA GAALKACYO

28/12/2022
Waxaan xalay Munaasabad soo dhaweyn iyo casho sharaf ah ugu Sameeyay xafiiskayga Xildhibaan Ilhaan Cabdullaahi Cumar oo ...
28/12/2022

Waxaan xalay Munaasabad soo dhaweyn iyo casho sharaf ah ugu Sameeyay xafiiskayga Xildhibaan Ilhaan Cabdullaahi Cumar oo katirsan Aqalka Wakiillada Dalka Mareykanka.

Soomaalida meel walba oo ay joogaan waa dad firfircoon kuna suntan karti, iyo howl-qabad muuqda, hormar la taaban karana ka sameeyey dalalka ay ku nool yihiin.

Ilhaan waxay tusaale wanaagsan u tahay haddii gabadhaha Soomaaliyeed la siiyo fursad ay wax ku bartaan in ay meelo sarsare kaso bixi karaan.

No comments
26/12/2022

No comments

  world cop adoonka      Poga lack saar siina sheer garee
17/12/2022

world cop adoonka




Poga lack saar siina sheer garee

Address

Addis Ababa

Telephone

+251916727057

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iljano Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Iljano Media:

Share