Seeraar Media

Seeraar Media ku soodhawaw page dhabadoonka

11/04/2025

Dhalinyarada dagmada garijir oo katashanaya aayahooda iyo hormarinta dagmadooda

Guuuuleysta saaxibayaaal

16/03/2025

DEG:DEG. Allaha u naxariistee Hal nin ayaa ku dhintay Dagmada Gerijir ka dib is ra saaseen dhaxmartay maleeshiyaad ay isbaaro u taalay halkaas maalmihii lasoo dhaafay.

Ninka dhintay ayaa lagu magacaabaa Deelaaf Macalin Cali.

Gole media.

10/03/2025

Culumada Deegaanka ee ku magacaaban ahlusunna wal-jamaaca waxa ay noqdeen team hadba qoladii dan lahi ku hal kacsato.

Mahad salaad ayaa marna magaalada ka saaraya marna wixii uu rabo ku weeraraya, marna ciyaalkii cayr dab ku shubaya asaga oo raba in uu dariiq siyaasadeed u maro.

Waxaa la yiri "lo,ey ninaa ku ceel geyn doonin yuu ku aroorin".

Culumadu caqligeedu ma dhaafo shaax shaax aan macna ku dhisneen.

Address

Addis Ababa

Telephone

+252682619664

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Seeraar Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share