09/12/2025
95% ashaacirada maanta joogta mas,alada qur,aanka waxay ku mowquf yihiin wahaabiyada 😎 waxayna ku raali gilinayaan wahaabiyada
adeer ha daalin waligaa intaad nooshahay wahaabi kaa yeeli maayo qur.aankan sowtka iyo xuruufta ka kooban ashaaciro ma aaminsana in uu maqluuq yahay
Hadaad 1mlilion sano sii noolaato oo aad habeen iyo maalin ku qayliso "ashaaciro waxay dhaheen qur.aanka maqluuq ma ahan " ood waliba lacag ugu darto marna kaa yeeli maayo
Ee xeray hakaraama seegana ee mad_habkiina sifiican u barta ama ka barinoqda wax aadan fahamsaneyn ma xambaarsanaan kartid E
Birrina waxaad arki doontaa iyagoo mas.alo kale ku waafaqay si tartiib tartiib ah iyagoo ka cararayo wahaabiyo yaysan idinku caayin
Illahay carshiga sameeyay baan ku dhaartaye wahaabiyo cilmi iyo xadaarad midna malahan oo lagagaga haybeysan karo waa juhalo cidla taagan
Bal waad ogaan doontaane inyar cilmiga barashadiisa iyo culuumta caqliga ah ku socda