Ciyaaraha news

Ciyaaraha news Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ciyaaraha news, Media/News Company, Addis Ababa.

12 sano ka hor maanta oo kale Mid ka mid ah chalenge gii ugu xiisaha badnaa ee Ronaldo iyo Messi ayaa dhacay.  23′ Ronal...
08/10/2024

12 sano ka hor maanta oo kale

Mid ka mid ah chalenge gii ugu xiisaha badnaa ee Ronaldo iyo Messi ayaa dhacay.

23′ Ronaldo (0-1)
31’ – Messi (1-1)
61′ – Messi (2-1)
66′ – Ronaldo (2-2)

Paul Pogba waxa uu garoomada ka maqnaan doonaa 2025 maadaama ganaaxiisa la yareeyey.  🔙✨ Laacibka khadka dhexe ee reer F...
04/10/2024

Paul Pogba waxa uu garoomada ka maqnaan doonaa 2025 maadaama ganaaxiisa la yareeyey. 🔙✨

Laacibka khadka dhexe ee reer France ayaa la bilaabi kara tababarka kooxda Juventus si uu u ciyaaro ka dibna u ciyaaro kulamada rasmiga ah ee 𝐌𝐚𝐫𝐜𝐡

Mamnuucidda maandooriyaha ee Pogba ee 4-ta sano ah ayaa laga dhigay 18 bilood oo kaliya, sida la xaqiijiyay; maadaama uusan xitaa bixin doonin khidmadaha maxkamadda.

𝑷𝑶𝑮𝑩𝑨𝑪𝑲!

Toni Kroos wuxuu i maan doonaa Bernabéu isagoo ka qeyb galaya isbuucaan Real-Villareal.
04/10/2024

Toni Kroos wuxuu i maan doonaa Bernabéu isagoo ka qeyb galaya isbuucaan Real-Villareal.

Salah 45 goal In champions league Drogba 44 goal in champions League Eto,o 30 goal in champions
03/10/2024

Salah 45 goal In champions league
Drogba 44 goal in champions League
Eto,o 30 goal in champions

Kylian Mbappé uma safri doono France ciyaaraha soo socda, wuu nasan doonaa oo ku soo kabsan doonaa Madrid ka dib dhaawic...
03/10/2024

Kylian Mbappé uma safri doono France ciyaaraha soo socda, wuu nasan doonaa oo ku soo kabsan doonaa Madrid ka dib dhaawicii soo gaaray.

Ferland Mendy iyo Adrien Rabiot ayaan ka mid ahayn liiska xulka qaranka France ee ciyaaraha soo socda.

Toni Kroos xulkaa ka muhiimsan Real Madrid Camal wuu ku qabtay xalay jilaafada Aurélien Tchouaméni xitaa haduu dhaawacma...
24/03/2024

Toni Kroos xulkaa ka muhiimsan Real Madrid Camal wuu ku qabtay xalay jilaafada Aurélien Tchouaméni xitaa haduu dhaawacmayo

Durba horay ayuu ka caawiyay gool seddexsano kadib uu ku laabtay xulkiisa xitaa waxay garaaceen France oo shub ah

Legends ka Liverpool xalay waxay 4: 2 ku garaaceen ajax
24/03/2024

Legends ka Liverpool xalay waxay 4: 2 ku garaaceen ajax

Kadib ceebtii uu la.kulmay xalay xavi wuuxu dhahay waan.kantagayaa marku xagaagan dhamaado
28/01/2024

Kadib ceebtii uu la.kulmay xalay xavi wuuxu dhahay waan.kantagayaa marku xagaagan dhamaado

28/01/2024

asc dhamaan.Bahda ku xidhan pagekena news

Waxaan rajaynayaa in aan active soo noqon doono dhawaan mahadsanidiin

Address

Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciyaaraha news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share