Dusmo Media

Dusmo Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dusmo Media, Media/News Company, Somalia, Addis Ababa.

Ismail haniya He was a brave leader who refused to let his people and land be colonized. He was a hero who tirelessly fo...
31/07/2024

Ismail haniya He was a brave leader who refused to let his people and land be colonized. He was a hero who tirelessly fought for his people's freedom, day and night. He was the only man the Palestinian people relied on, and they believed that he would one day liberate them. However, time did not allow it, and he passed away. May Allah have mercy on him.

Wuxuu ahaa hogaamiye geesiya oo diiday in dadkiisa iyo dhulkiisa la gumaysto. Wuxuu ahaa geesi habeen iyo maalin aan seexan oo u dagaalamayay xornimada dadkiisa. Wuxuu ahaa ninka kaliya ee ay shacabka reer Falastiin isku halayn jireen, waxayna aaminsanaayeen inuu maalin uun xorayn doono. Si kastaba ha ahaatee, waqtiga ayaa ku simi waayay, wuuna geeriyooday. Ilaahay ha u naxariisto."

Geeridiisu waxay dhabar jab wayn ku tahay dhamaan muslimintu meelkasta oo ay joogaan.🥲

His death is a great blow to all Muslims wherever they are."

02/01/2024
Abdullahi Yassin ciwaankiisi h**e wuu ka xidhmaye halkan kala socda asxaabta.
25/11/2023

Abdullahi Yassin ciwaankiisi h**e wuu ka xidhmaye halkan kala socda asxaabta.

PM Hamza Abdi Barre caruurta TikTok iyo dadkan danbe ee gabayadii nageeye fahmi waayay ma fahmi karaan hadalada Sarbeebt...
19/11/2023

PM Hamza Abdi Barre caruurta TikTok iyo dadkan danbe ee gabayadii nageeye fahmi waayay ma fahmi karaan hadalada Sarbeebta ah ee uu ku hadlayo RW marka uu khadbadaha jeedinayo ee uu leeyahay wuu dhintay wuu baxsaday waa runta’ dadkan la laynayo dadkii dilay lama hayo ayuu ka wada waana runtii.

Dadkan in ruux lagu afuufu ayay u baahan yihiin markuu leeyahayna waa runtii Somalia dadka ku nool qalfoofkoodii uunbaa joogee waa dad nolosha ka samray oo qaraxyadii iyo dilkii maskax ahaan iyo jidh ahaanba aan waxba ku noolayn,

Muqdisho isbadal baa ka dhacay maalintii Mohamed Abdullahi Farmaajo xilka laga qaaday ayaa Muqdisho amni iyo xasilooni ugu horaysay 2:00pm waad dhex lugaynkarta.

Waa maalintii uu dhashay Nabi Maxamed Scw, waa maalin barakeysan oo Qeyr badan. Waa maalin ku weyn umadda Islaamka. Maan...
27/09/2023

Waa maalintii uu dhashay Nabi Maxamed Scw, waa maalin barakeysan oo Qeyr badan. Waa maalin ku weyn umadda Islaamka.

Maanta oo kale si gaar Ah haloo badiyo salliga Nabiga❤️

Jimce wanaagsan asxabta waxan jimce wanaagsan idinka leeyahay Masjidka cali jimcaale ee magaalada Muqdisho.?
15/09/2023

Jimce wanaagsan asxabta waxan jimce wanaagsan idinka leeyahay Masjidka cali jimcaale ee magaalada Muqdisho.?

Dal xoreeye Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamud The Best president ever! I am ready to vote you untill 2042.?Madaxweynihii ...
03/09/2023

Dal xoreeye Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamud The Best president ever! I am ready to vote you untill 2042.?

Madaxweynihii ugu fiicnaa abid! Waxaan diyaar u ahay inaan ku codeeyo ilaa 2042.

07/04/2023

Ciidanku ha dagaalamaan oo ha diidan amarka ka soo baxay ina cagjar iyo kooxdiisa

Address

Somalia
Addis Ababa

Telephone

+252634813314

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dusmo Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dusmo Media:

Share