Voss TV

Voss TV Good morning my friends

07/07/2026

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Abdirahman Yare Hassan, Nasro Mahamuud, Maxamed Yare, Maxamud Habane

Barwaaqo iyo lodu isku ficanaa
28/06/2026

Barwaaqo iyo lodu isku ficanaa

Wasiirka Difaaca ISRL ayaa sheegay in ISRL ay awood u leedahay iney kaligeed si madax banaan u fuliso hawgallo milatari ...
18/06/2026

Wasiirka Difaaca ISRL ayaa sheegay in ISRL ay awood u leedahay iney kaligeed si madax banaan u fuliso hawgallo milatari oo ka dhan ah Iiraan, isla markaana ay diyaar u tahay iney fuliso hawgalladaas.

Wuxuu intas ku darey. "Waligeen Mareykanka ma aannan waydisan inuu nagala dagaallamo Q/--sa, Lubnaan ama Suuriya, waxa keliya ee aan ka rabo waa taageero diblomaasiyadeed oo na ilaalisa."

18/02/2026
18/02/2026

Dowlada Soomaaliya ayaa qiratay oo qaadatay masuuliyada raashinkii uu Mareykanku ku eedeyay iney boobeen masuuliyiin ka ...
26/01/2026

Dowlada Soomaaliya ayaa qiratay oo qaadatay masuuliyada raashinkii uu Mareykanku ku eedeyay iney boobeen masuuliyiin ka tirsan Dowlada Federalka Soomaaliya. Soomaliya, waxay sheegtay in masuuliyad buuxda dusha saarranayso, kana xuntahay wixii dhacay.

Waxay kaloy Dowladda Soomaaliya sheegtay in lasoo celiyay dhamaan raashinkii la boobay sidoo kalena waxay sheegeen in bakhaar kii h**e ka wayn loo diyaariyay hay'ada Cuntada Aduunka ee WFP

 fans
26/01/2026

fans

"Adduunka hal dowlad oo Shiinaha ah ayaa jirta. Taiwan, waa qayb kamid ah Shiinaha, waxaana sharci ahaan ka masuula Shii...
09/01/2026

"Adduunka hal dowlad oo Shiinaha ah ayaa jirta. Taiwan, waa qayb kamid ah Shiinaha, waxaana sharci ahaan ka masuula Shiinaha. Waa in la ixtiraamo madax-bannida dalalka, waa in loo hogaansamo shuriicda caalamka."

War-saxaafaded ay si waddajir ah u soo saarren Itoobiya iyo Shiinaha ayaa sidaasi lagu xusay. Waftiga Shiinaha ayaa ka baaqday Soomalia. Waxayna u sii gudbeen dal kale.
Soonaliya, waxay arrintan qabsatay xili dagaal diblomasi ay ku jiraan oo safarkaasi u noqon karayay mid taarikhi ah. Waxaa kaloo waydiimo badan dhalinaya in Shiinaha oo raadinaya dalal ku taagera in laga hor yimaado Tiawan, uusan mudnaan siinin Soomaliya oo hada kasoo horjeeda, islamarkana Taiwan aya cilaaqad badan la sameyso Somaliland.

Xoggo ayaa se tibaaxaya in gallaanka ISRL iyo Itoobiya, oo labaduba waftiga la kulmay ay safarka Soomaliya baajiyeen. fans

Address

Addis Ababa

Telephone

+251704090548

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Voss TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share