SSC TIMES

SSC TIMES Welcome πŸ€—

Dhulbahantow Balanteenu waa SSC-Khaatumo oo dunida hogaaminaysa.πŸ’ͺ
04/04/2023

Dhulbahantow Balanteenu waa SSC-Khaatumo oo dunida hogaaminaysa.πŸ’ͺ

 : Laascaanood, Sool, Soomaaliya β€” Guddida 33-da | War Saxaafadeed G/WS6/020423.Aragtida rasmiga ah ee ay SSC-Khaatumo k...
03/04/2023

: Laascaanood, Sool, Soomaaliya β€” Guddida 33-da | War Saxaafadeed G/WS6/020423.

Aragtida rasmiga ah ee ay SSC-Khaatumo ka qabto magacaabista Ergeyga wadahadallada Soomaaliya iyo SNM.

SSC-Khaatumo waxa ay soo dhoweynaysaa Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed oo uu Ergeyga wadahadallada Soomaaliya iyo SNM u magacaabay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, nasiib wacan ayaan ugu rejaynaynaa mas’uuliyaddaas loo igmaday.

Sidaa oo kale, waxaan uga mahadcelinaynaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud dedaallada uu ku bixinayo sidii xal loogu heli lahaa arrimaha SNM.

Hase ahaatee, waxaa lagama maarmaan ah in aanu caddayno in SSC-Khaatumo aysan ka mid ahayn, kana mid noqon doonin SNM. Waxaan ka mid nahay Soomaaliya, waxaanna aaminsan nahay sugnaanshaha xuduudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo in ay yihiin lama-taabtaan.


Saxiixa,

Caaqil Cabdirisaaq Maxamed Xasan (Falaalug)

Afhayeenka Guddida 33-da.

Halyeey Farah dalmar Sharfanid ina adeer
01/04/2023

Halyeey Farah dalmar
Sharfanid ina adeer

01/04/2023

Snm tii Waa jabtay

Halyeey Iidoor karsate πŸ˜€πŸ˜€
01/04/2023

Halyeey
Iidoor karsate πŸ˜€πŸ˜€

iidoor uleeye
29/03/2023

iidoor uleeye

1912 darawiish iyo somaliland πŸ˜€
29/03/2023

1912 darawiish iyo somaliland πŸ˜€

Address

Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SSC TIMES posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share