Xafiiska Biyaha Deg.Daroor

Xafiiska Biyaha Deg.Daroor Halkan Waxad Kala Socon Kartaa Wararka horumarineed Ee Kasocda Guud Ahhan Degmada Daroor

Warbinta Shaqoyinka Biyaha Degmada Daroor 1. Ceelka Riiga Rabaso Shirkadii labaad ee lagu wareejiyay inay Qodo Ceelka ay...
16/05/2024

Warbinta Shaqoyinka Biyaha Degmada Daroor

1. Ceelka Riiga Rabaso Shirkadii labaad ee lagu wareejiyay inay Qodo Ceelka ayaa malmahan sifican shaqada uwada waxan alle karajaynaynaa in mashruucaas mudada qaatay khayr kuso dhamaado

2. Waxaa labilaabay Daraasaadkii Biyo-Galinta Magalada Abokor oo laga hirgalinayo Mashruuca One Wash Program ee Xafiiska Biyaha DDS

3. Qorshaha Hrgalinta Biyo-galinta Magaalada Daroor iyo Nawaaxigeeda ayaa looqaatay Priority two wana qorshe fiican oo dhaama qaabkii h**e waxaana si rasmi ah ushaaciyay Xafiiska Biyaha DDS

Ugudabayntii Siguud Degmadu way Roobantay Alxamdulilah Bulshadana waxaan kula dardarmaynaa inay ka fogaadaan Goobaha Biyha ee halis galinkarta Nafta Sida Baraagaha, Ceelasha , Fatahadaha, iyo Goobaha Biyo Mareenka ee halista

Wabilaahi Tawfiiq.

Xafiiska ayaa Biyo-dhaamin usameeyay Xeryaha Ciidanka ee Magalooyinka xuduuda sida Ina-guuxaa, Higlada, iyo LabisagaalaS...
18/04/2024

Xafiiska ayaa Biyo-dhaamin usameeyay Xeryaha Ciidanka ee Magalooyinka xuduuda sida Ina-guuxaa, Higlada, iyo Labisagaala
Sido kale Xafiiska ayaa Biyo-dhaamin kale gaadhsiiyay Bisad

Xafiiska ayaa Gadhigan Booyada udiray Qabalaha Bisad ee Santarka Aadan Waraabe oo Xaalad Biyo la'aani kajirto Booyada ay...
16/04/2024

Xafiiska ayaa Gadhigan Booyada udiray Qabalaha Bisad ee Santarka Aadan Waraabe oo Xaalad Biyo la'aani kajirto
Booyada ayaa Lawdhkii 1aad ee Emergencyga kasi dhamisay Dhamka Gaashanka Halka kii 2aadna ay ka dhaamisay Dhamaka Sanqoole

Xafiiska Wuxu Uhambalyaynayaa dhaman Shaqalaha Xafiiska, Gudiyada Biyaha, iyo Bulshada Kudhaqan Degmada Daroor iyo Dhama...
09/04/2024

Xafiiska Wuxu Uhambalyaynayaa dhaman Shaqalaha Xafiiska, Gudiyada Biyaha, iyo Bulshada Kudhaqan Degmada Daroor iyo Dhaman umada islaamka

Sido Kale Xafiisku Wuxu umahadcelinayaa shaqaalihii Kuhawlanaa Adeegyada kala duwan ee Biyaha iyo Kuwii Kashaqaynayay Adeega Laydhka ee usoojeeday bisha barakaysan ee Ramadan

Ugudabayntii Xafiiska ayaa Bulshada Xarunta degmada ogaysiinaya inay kafaa'idaystaan adeega laydhka oo Bari oo Ciid ah laguso gabagabayn doono kabistii Ramadaanta.

Waa Bilaabistii Shaqada Barkada shaandho-reebta ee dhaamka Dahir-madhin ee Magalada Rabaso oo Cagaftan lagaga shaqaynayo...
04/04/2024

Waa Bilaabistii Shaqada Barkada shaandho-reebta ee dhaamka Dahir-madhin ee Magalada Rabaso oo Cagaftan lagaga shaqaynayo, Waxaa Xusid mudan in Kharashaadkii ceelka kaso baxay oo Xafiiskuna taageerayo in dib loogu Dayactiray isla ceelki

Kharashka Lagu Bilaabay Shaqadan oo dhamaa 160,000 birr ayaa sidan hoose kala ahaa . Kharashkii Ceelka kaso baxay iyo Booyadaha magalada Rabaso oo iskaashanaya 110,000 birr . Xafiiska Biyaha heer degmo oo 50,000 birr kutageeray shaqada ceelka

Xafiiska Biyaha Degmada ayaa umahadcelinaya Gudiga ceelkaas Shaqadiisa gacanta kuhaysa iyo Maamulka Santarka Rabaso oo si kagonaansho leh uga shaqeeyay shaqadan

Ugudanbayntii Xafiisku Wuxuu si gaar ah ugu mahadcelinayna Mulkiilaha Cagafta shaqadan wanaagsan qabatay ee Xaaji Mustafe Col-ujoog.

30/03/2024

Waxaa maalintii 2aad sifiican usocota shaqada Barkada Shaandho reebta ee Dhaamka Qasabadaale ee Magalada Daroor

Address

Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Biyaha Deg.Daroor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share