Wtv Xog Waran,Tilmaan iyo Maaweelo

18/08/2026
03/08/2026

Fariinta Hambalyada ee Dhaxalreebka Cagaaran ee Raysalwasaare Dr Abiyi Axmed.

********************

Itoobiya oo ballanteeda oofisay ayaa diiwaangelisay guul taariikhi ah, iyadoo hal Gabbal dhac ama maalin gudaheed lagu beeray 805.3 milyan oo geed, islamarkana kor loo dhaafiyey Yoolkii dhir beerista dhaxal reebka cagaaran loo dejiyay.

Raysalwasaare Dr Abiyi Axmed, oo shaaca kaqaaday qorshaha dhaxal reebka cagaaran ee dalka, ayaa sheegay in Itoobiya ay maanta qorshaysay inay hal maalin ku beerto 800 milyan oo geed, balse ay ku guulaysatay inay beerto in ka badan 805.3 milyan oo geed, taas oo si heer sare ah u xaqiijisay qorshihii qaran ee barnaamijkan dhaxal rewbka cagaaran loo asteeyey.

Raywasaaraha ayaa sheegay in Guushan taariikhiga ahi aysan ahaynboo keliya guul maanta la gaadhay, balse ay mar kale caddeynayso in Itoobiya ay siddeed sano oo xidhiidh ah si joogto ah u hirgelinaysay yoolalkii ay dejisay ee Barnaamijka Dhaxal reebka Cagaaran (Green Legacy), iyadoo aan fulinta qorshaha wax dib u dhac ah ku imaan.

06/07/2026

Address

Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wtv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share