Runsheeg News

Runsheeg News True News

25/10/2024

Pasportiga waa inaan helaa Anoo Ethiopia jogo
Goordhow uma Tahriibi karee 🀣🀣🀣🀣

24/10/2024

DEGDEG: Jabhadda Fano ee ka dagaallanta qeybo ka mid ah dalka Ethiopia iyo Millateriga Ethiopia ayaa dagaal ku dhexmarayaa magaalada Bahir Dar ee Ismaamulka Amxaarada.

Dagaalyahannada Fano ayaa si gaar ah u beegsaday Tvga "AMC" Amhara Media Corporation. Waa Tv ay leedahay Dowladda Dhexe. Dagaalyahannada Fano ayaa qaraxyo iyo rasaas la beegsaday dhismaha Tvga iyo agagaarkiisa.

Dagaalka oo socda darteed iyo helista xogta dagaalka oo xaddidan ayaan la sheegi karin khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay weerarkan.

22/10/2024

Gabdh wx braty wa bulsho wx baraty mshaa alllhπŸ€—πŸ€—

πŸ…΅πŸ†πŸ…΄πŸ…΄πŸ…΄πŸ…΄          πŸ…΅πŸ…ΎπŸ† πŸ…ΏπŸ…°πŸ…»πŸ…°πŸ†‚πŸ†ƒπŸ…ΈπŸ…½πŸ…΄ 🀲🀲🀲🀲🀲🀲
15/05/2021

πŸ…΅πŸ†πŸ…΄πŸ…΄πŸ…΄πŸ…΄
πŸ…΅πŸ…ΎπŸ† πŸ…ΏπŸ…°πŸ…»πŸ…°πŸ†‚πŸ†ƒπŸ…ΈπŸ…½πŸ…΄ 🀲🀲🀲🀲🀲🀲

Ciiiiid Mubarak Calamul Muslimiin Gaar ahaana Soomaali Wayn
12/05/2021

Ciiiiid Mubarak Calamul Muslimiin
Gaar ahaana Soomaali Wayn

Xigmd@@@@@
01/04/2020

Xigmd@@@@@

Labadii is maagtee maankoodu kala tago Kuhamiso xumaan Aan kla xishoonayn Xumaantood ma duushee   Xigtiyo Qarabadood Xum...
07/04/2019

Labadii is maagtee maankoodu kala tago
Kuhamiso xumaan
Aan kla xishoonayn
Xumaantood ma duushee
Xigtiyo Qarabadood
Xumaantodu ay iman

23/03/2019

Allow somali wayn dhawr
Allow sumcadii usoo celi
Allow ka sumee xumaanta
Allow isu soo wda hanuuni

19/01/2019

Gabadhi
√GEEESina iyadaa dhasho
√Gurigay Joogtaaa
√Gu,yaal Lagusooo Hirtaaaaa

19/01/2019

Address

Addis Ababa

Telephone

+251915132647

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Runsheeg News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Runsheeg News:

Share