Dhiilka Warka

Dhiilka Warka Kala soco dhillka warka warar iyo barnaamijyo joogto ah

10/04/2025
01/04/2025

Hambalyo

Maareeye kuxigeenka cusub ee wakaalada warbaahinta loo soo magacaabay Mudane Farxaan Jibriil Caawale

15/03/2025
Hambalyo Meher WacanWaxaan halkan hambalyo uga diraynaa Axmednaasir Maxamed Cali iyo marwadiisa Umayma Maxamuud oo maant...
16/01/2025

Hambalyo Meher Wacan

Waxaan halkan hambalyo uga diraynaa Axmednaasir Maxamed Cali iyo marwadiisa Umayma Maxamuud oo maanta xafladda meherkoodu ka dhacday magaalada Dhagaxbuur.

Barakooba oo kala hela ubad khayr qaba, wada jir iyo farxad ku waara.

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

11/01/2025

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh.Maxamuud, oo sidiiran loogu soodhaweeyay Addisababa.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Axmed, ayaa ku kulmay magaalada Addis Ababa kana wada hadlay arrimaha labada dal iyo gobolka. Kulankan oo ahaa mid shaqo ayaa lagu xoojiyay xiriirka walaalnimo iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.

Kulanka kadib, labada dhinac ayaa soo saaray war-saxaafadeed wadajir ah, oo lagu faahfaahiyay heshiisyada iyo is-afgaradka ay gaareen si loo horumariyo xiriirka diblomaasiyadeed, iskaashiga amniga, iyo dhaqaalaha labada dal. Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale muujinaya sida labada hoggaamiye uga go’an tahay nabadda, xasilloonida, iyo horumarka gobolka.

03/01/2025

Qarax foolkaane oo kadhacay buuraha deegaanka Canfarta

DegdegCiidamada Federalka Booliska Itoobiya ee loo yaqaano Finaasta ayaa saaka gudaha u galay magaalada Dhaka-Sufti si a...
03/01/2025

Degdeg

Ciidamada Federalka Booliska Itoobiya ee loo yaqaano Finaasta ayaa saaka gudaha u galay magaalada Dhaka-Sufti si ay u baadhaan baabuurta kontarabanka ah.

Tallaabadaas ayaa dhalisay cadho shacab oo sababtay iska hor imaad. Hal qof ayaa ku dhintay, saddex kalena waa dhaawacmeen. Ciidamada weli way ku sugan yihiin magaalada.

Wixii kusoo kordha, waan idiin soo gudbin doonnaa.

03/01/2025

Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed oo Lagu Wado Galabta inuu Jigjiga yimaado.

Waddooyinka magaalada Jigjiga ayaa soo dhawaynta raysalwasaaraha loo xidhay,Ra’iisul Wasaaraha, oo saaka gaadhay magaalada Godey, ayaa markuu Jigjiga yimaado booqan doona mashruuca dalxiiska Shabeeley iyo mashruuca Corridor-ka Jigjiga.

03/01/2025

Fanaanada Xaliimo Gobaad oo masrax ka dhacday xilli ay heesaysay, iyada oo dadweynuhu si weyn ugu mashquulsanayeen bandhigeeda!"

Jigjiga ayaa lagu kala saxeexday  heshiis lagu keenayo 3,000 oo baabuur oo koronto ku shaqeeya.Waxaa heshiiska kala saxe...
02/01/2025

Jigjiga ayaa lagu kala saxeexday heshiis lagu keenayo 3,000 oo baabuur oo koronto ku shaqeeya.

Waxaa heshiiska kala saxeexday Bangiga Shabelle, Xafiiska Gaadiidka iyo Ganacsiga, iyo shirkadda Swift Technology.

Address

Adisababa
Addis Ababa
251

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhiilka Warka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share