WariYe SaYid Dhajka

WariYe SaYid Dhajka Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from WariYe SaYid Dhajka, Addis Ababa.

Waa xilli ay tahey galab Wakhtigu uu yahay gu,Daruurana ay haystaan cirka Meeshuna ay tahey taleex
24/07/2018

Waa xilli ay tahey galab
Wakhtigu uu yahay gu,
Daruurana ay haystaan cirka
Meeshuna ay tahey taleex

iLaaHeY Ma Jecla Xanta Nabiguna Waa inooga DigeyIsLaaMkuna Ma Jecla dad wax Xanta
28/01/2018

iLaaHeY Ma Jecla Xanta
Nabiguna Waa inooga Digey
IsLaaMkuna Ma Jecla dad wax Xanta

SHeeKadii  SAMIRku WAA SEDKA CaLaFka WAA SHEEKO DHEXMARTEY WIIL iYo GABADH KU NOL DALKA DIBADIISA WXAANA DIYAARIYEY ANOO...
30/09/2017

SHeeKadii SAMIRku WAA SEDKA CaLaFka WAA SHEEKO DHEXMARTEY WIIL iYo GABADH KU NOL DALKA DIBADIISA WXAANA DIYAARIYEY ANOO AH SICIID ABDALLAH SULEYMAN (siciid TaaRiiQ)

Wiil dHalinYaraa oo aHmeD La dHaHo oo 23jir aH aYaa daLka dibadiisa u TageY waxbarasHo Jaamacadeed Ka dib markii uu daLkii TageY Oo In doora joogeY aYeY isbarteen gabadHa Muna La dHaHo oo LA dHiganeYseY Jaamacada Ka dib wada HadaL dHeer Ka dib wxaa LA gaadHeY xiLigii uu dHameYn LaHaa Ayuu u YeedHeY GabadHii Ka Dib wuxuu u SHeegeY noLisHiisa wuxuuna YidHi sidan

AXMED:anigu wxaan aHeY wiiL waxbarasHo soo doonTeY mar HadeY ii dHamaaTeY waan Noqon waLaal Lkin Ogow mar waLba inaan Ku Xusuusnaan doono Xpipi
MUNA: ma waajibaa inaad daLka Ku noqoTa Xapipi
AXMED:Haa waa waajib Lkin mxaad Ka qabTaa inaan Ku guursado oo San daLka kuwada Noqono oo NoLosHa wadaaGno
MUNA:Ma Hada!!!
AXMED:Haa oo mxaa diideY
MUNA:Hada diYaar uma iHi wll
AXMED:anigu waan noqonaYaa BaLse oGow samirku waa jaceYlka GundHigiisa

Address

Addis Ababa

Telephone

+251945089507

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when WariYe SaYid Dhajka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share