22/04/2025
Ku Xooji Dugsigaaga! 📚✨
Ma rabtaa inaad dugsigaaga ka dhigto mid casri ah oo nidaamsan? Sooc Digital Solutions waxay kuu haysa School Management System casri ah oo fududeynaya maaraynta dugsigaaga! 🚀
✅ Xogta Ardayda & Waxqabadkooda
✅ Ururinta & Maamulka Lacagaha
✅ Xaadirin Joogto Ah & Xasuusin
✅ Warbixino Otomaatiq ah & Falanqeyn
✅ Maamulida Macalimiinta & Kaalmada Ardayda
✅ Jadwal Dajin & Fasallo Habayn
Nidaamkaani wuxuu kaa caawinayaa:
✔️ Inaad si sahlan ula socoto dhammaan macluumaadka dugsiga
✔️ Inuu yareeyo shaqada gacanta lagu qabto
✔️ Inuu sare u qaado hufnaanta & horumarka dugsigaaga
🔹 Ku biir boqolaalka school ee ku guuleystay horumarinta dugsigooga🎓🏆
📞 La xiriir: +251-977 799 993
🔗
🚀 Maamul dugsigaaga si fudud oo hufan!