Journalist Haradigeed To Qaali dhagax

Journalist  Haradigeed To Qaali dhagax Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Journalist Haradigeed To Qaali dhagax, Jijiga.

Udood dulmanayaasha
Raadi xuquuqaha maqan
Diid dulmiga, & Xaqiraadda,
Adiguna cid hadulmin
Quudhsiga diid
Haqaadan cad quudheed,
Waxaad diiday oon kuu cuntamin haku dayin walaalkaa,

๐Ÿ‘€ NIKA TASHAN WAAYA
WAA LOO TALIN ๐Ÿ‘๏ธ

15/10/2025

Surta iska jabsadda

Reer Haruunka qaranjoogta'a maxaa udiidaya inay hadlaan oo ay raadiyaan waxay umaddaha kale ay raadinayaan??Waa su'alle ...
15/10/2025

Reer Haruunka qaranjoogta'a maxaa udiidaya inay hadlaan oo ay raadiyaan waxay umaddaha kale ay raadinayaan??

Waa su'alle inaad hadashaan miyaa la idiin diidanyahay??
Kii siyaasi ahaa waxuu leeyahay xilkaa layga qaadi oo waana la eryi
Odayaashii degmooyinka & Qabaleeyadda joogayna waxaa lagu yidhi ilaashadda woxaagaaga yar ee amakaariyadda ay kuqaataan iyo lacago yar yar oo lasiiyo,

Dhalinyaradda deegaanka joogta waxaan leeyahay
Odhaah ayaa ahayd nin aamusay hooyadii qadisay,
Tukalena waxay odhanaysay sidatan
๐Ÿ‘‰ Rag aamusay & ri'yo aamusayba Reer kooday gabaan!!

Aan kuceliyo inaad raadiso xuquuq aad aamiin santahay inay kaa maqantahay
Raadinteeda uma arko inay tahay mid danbi'a,
In laga aamusana waxaan leeyahay waa dayuusnimo
Inaad isliido ood hoos udhigto waa arin dhibaato'a oo ubadkiinu u aayi doono,

MARKA AYSAN JIRIN LEXJELO LAHAANSHO WAA SIDATAN,โ€œDayaca Health center ka UNKO oo ah midkamida Health centarada ugu weyn ...
14/10/2025

MARKA AYSAN JIRIN LEXJELO LAHAANSHO WAA SIDATAN,

โ€œDayaca Health center ka UNKO oo ah midkamida Health centarada ugu weyn Degmada Ceelkariโ€.

Unko waa midkamida qabaleeyada ugu waaweyn dagmada ceelkari gobalka af-dheer dhanka dakhligana kow ka gasho.
Waayo magaalada unko waxaa bulsho ganacsato u badan waana midkamida qabalayaashi mudnaa in ay dagmo helaan shuruudahana buuxiyey balse aan helin xuquuqdeedi!.

Health center ka unko waxa uu shaqo galay 2011 E. C (2018 G.C), waxa uu adeegi jirey ilaa 14 mindhir oo hoos yimaada magaalada unko. bulshadda intaas dhan meesha ay adeeg caafimaad u soo doonan jirtey. balse muddo Labo sano ah ee ugu danbeeyay dayacaas aad aragtaan baa ka muuqday xita shaqaalaha ku qornaa qaarkood maba imaaadaan oo ceelkari ayay iska joogaan. Inta imaatayna magaalada unko ayay pharmacy ka furteen oo shaqaba meesha k**a jirto sida ay noo xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah.

Dhanka kale xafiiska caafimaadka dagmada, iyo ka DDS arrintan aad buu ugu ceebaysan yahay. Maadama ay waajib tahay in bulshadda la gaadhsiiyo adeeg caafimaad oo dhamaystiran.

Waxaa xusid mudan in bulshada unko muddo adeega caafimaad ama gaadiidka gurmadka uu ahaa gaadhi-dameer (gareeto) Amaba bajaaj oo ay ku tagi jireen ceelkari qaarka kalena ay hargeelle u iman jireen hospitaalka!

Bulshada meeshaas adeeg caafimaad u soo doonan kawaran waa Sidee Xaaladeedu?
Ku darso bulshada waxaa golaha wakiilada shacabka ama sida aad u taqaano xildhibaanka ka soo baxo ee matalo waa ninka iminka ah gudoomiyaha gobalka?

Xafiiska Caafimaadka DDS waa inuu si gaar ah ula xisaabtama Maamulka ceelkari bulshadaas na si dag dag ah Loo gaadha!

Huluulato Qaali-ciideed ๐Ÿ‘€๐Ÿ‘€
14/10/2025

Huluulato Qaali-ciideed ๐Ÿ‘€๐Ÿ‘€

13/10/2025

Ismalahayn sheikh Ibrahim dheere ayaa mustafe kaqadiyad roonaan!!
Dhankaan ka istaagay Sheekhu waxuuyishi beeneey waarun!!
Beentu waxay leedahay lug-yar oo laqabto,

13/10/2025

Kooxdii dabxeer ee waayadan amaanta kala duldhacaysay....

13/10/2025

Ayeeyo maxaad ku ogayd?
Indha la'aan
Waxay kudarsatay dad cunimo!! Eegga
Bidaartii Been ayuu kudarsaday!!

13/10/2025

Centre Bardaaxle ee Degmada dhagaxbuur gobalka jarar,
Xaqiiqadda dhabta ah ee kajirta dagmooyinka gobalka jarar
Ceeb-bay kutahay xildhibaan laga soo doorto meelaha noocan ah inay umadda intay soo hor is taagan aydhahaan waxaan nahay lexjelaaale kuhaboon in dib lanoodoorto!!

Kudarso halkan waxay kamid tahay meelaha laga qaado canshuurta dakhliga M. M DHAGAXBUUR,
Mohamed Sugulle
Ahmed Bidhic
Abdiaziiz M Burale

13/10/2025

Xukuumadda deegaanka Somalida ee uu hogaaminayo xisbiga Barwaaqo waa xukuumadii ugu balanqaad badnayd abid ee soomarta deegaanka!!
Waxaad moodaa inay hadda uun sooyaraha fahmayaan shacabka deegaanku,

Tiro iyo qoraal laguma soo koobi karaayo balan qaadyadda aysamaysay 8dii sane udanbaysay!!

Waxaan xasuustaa dhakhtar heerkiisu sareeyo oo madaxwaynaha deegaanku dhagaxdhigay xili h**e guunagado loona qabtay miisaaniyadii iyo dhaqaalihii kubixilahaa balse wali aan lataagin!!!

Miisaaniyadii dhakhtarka waa laqabtay mashruucaasi meel uukudanbeeyay wali lamahaayo!!

Sayiddadda bahgari waan idin laqabnaa balanqaad-yadda ee xukuumaddan
Hadaysan canshuuraha iyo dakhliga ay uruurinayaso
Shacabka waxba aysan kucelunayn magaranaayo waxaan ugu sacabatuno!!

12/10/2025

Xaqiiqadda dhabta'a ee kajirta Xiliyadda kala duwan diraac iyo doogaadba,
Waa sidaas qaybo kamidda deegaanka,

12/10/2025

Farmadow waa qabalay kamidda kuwa ay xukunto degmada guunagado oo masaafo ahaan ujirta xarunta laga xukumo 90 ilaa 95km
Xiliyadda kala duwan waxay martigalisaa dhibaatooyin aad ubadan oo kala duwan!

Xili roobaadka farmadow iyo Tuulooyinka ku xeeran waxaa kajira dhibaato dhanka isusocodka bulshada waddo xumo aw-geed,
Jidka guunagado to farmadow xili roobaadka waa go'an yahay,
Gaadhiga qaadka oo ah mid aan bulshada waxyeello mooyaane aan wax-tar ulahayn ayaa barmuudo iyo silic kumarra!

Xiliga jiilaalka farmadow iyo qabaleeyadda dariska la'a ee degmadda guunagado waxay martigaliyaan biyo la'aan baahsan
Wadda xumidii waxay kudarsatay ceel la'aan oo waa oomane waxaana biyo u'a magaalada barkaddo,

Intii isbadalku dhacay qabaluhu mahelin isbadal dhab ah
Hadii laga tagi-waayo
Health centre farmadow horay waxaa ujoogi jiray wiil dagmadu udarsatay oo magaciisa la iigusheegay Axmed dheere wiilkaas aad ayay bulshaddu oogu oyday
Degmo ahaan sidda la iixaaqiijiyay
Waxuu ahaa reer yoocaale,

Intii wiilkaas kadanbaysay dhakhtarka magaaladda farmadow indhaha ayuu iskuqabsaday,
Bilihii udanbeeyay haba ugu siidaraado,

Waxaa Xaqiiqo'a qofkii lakeeno ee bukaana in uusan helayn wax daawo'a,
Shalay oo taariikhdu ahayd 11/10/2025 waxaa la ii xaaqiijiyay bukaan lakeenay qabalaha in daawo loo waayay
Dabadeedna dhagaxbuur gaadhiga jaadka keena loogu soo dhiibay irbaddo,
Dhakhtarka farmadow waxuu marayaa meel Ebbe uun og yahay xaalkiisa,

Intaas waxaa wahelisa roobkii dayrta oo curtay ayaa qosas danyar'a biyihii roobku waxyeello gaadhsiiyeen
Maamulkii gobalka iyo kii degmadda midna lagama hayo wax gargaara
Bal'e waxay soo rogeen canshuur dheeriya

Canshuurta dakhliga ee degmaddu qaadayso shacabku xaq ayuu leeyahay in wadooyin iyo ceelal dhakhatiir intaba loogu sameeyo,
Farmadow, magaalocad, Bali sareedo,

Waxaana lagarabaa dakhli dhan 83 million oo bir,
Dakhliga intaa la-eg xukuumaddu waa inay wax muuqdda kuqabataa
Oo shacabka tabaalaysan ee la daalaadhacaya duruufaha kaladuwan ay wax ugu qabataa,

Qabaleeyadda dusha ee xaruntoodu tahay guunagado waxaa kajira baahiyo aad ubadan,
Xafiisyadda ay khuseeyaan baahiyahaasi waxaan ugu baaqaynaa inay hoos u dayaan baahidaas jirta ee shacabku soo gudbinayaan,

Gudoomiyaha gobolka jarar Mudane Ahmed Bidhic gudoomiye waxaad tahay xildhibaan Reer gunagado'a deegaankii qaalidhagax eed kumatalaysay gobolka jarar 7dii sano eed joogtay maadan booqan
Kamana warhaysid xaaladda dhabta ah ee goob doorashadii aad magaceeda waddatay kusugantahay

Gudoomiye farmadow oo ah meelaha maamulkagu gacan bidixeeyay hoos u eeg wakhtigu waa gabagabo oo sii joogi mayside,

Qormadda
Xigta insha allaah waxaan kusooqaadan doonaa odayaal layidhi mushahar amakaari ayaa loo qoray!!!!

= Beel Haraadan Baa--Haamo Sii Hoor satoo= Habla & Ragbaa--Hirka Soo Ee Gayee= Cirkan Hoorow--Ha Baal Marin Hara-DigeedE...
11/10/2025

= Beel Haraadan Baa--Haamo Sii Hoor satoo

= Habla & Ragbaa--Hirka Soo Ee Gayee

= Cirkan Hoorow--Ha Baal Marin Hara-Digeed

Earyadda mudane Huud

Address

Jijiga

Telephone

+27788444994

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Journalist Haradigeed To Qaali dhagax posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share