Malab tv

Malab tv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Malab tv, Dire Dawa.

02/04/2026

Back to Action

07/09/2025

Halgame Dr Shiinne Adan Muuse 🥰

Subject: Appeal for the Release of Unlawfully Detained Moyale Administration Members – Dawa Zone, Somali Region StateDea...
01/09/2025

Subject: Appeal for the Release of Unlawfully Detained Moyale Administration Members – Dawa Zone, Somali Region State

Dear Commissioner,

We respectfully write to bring to your urgent attention the situation of some members of the Moyale Administration in Dawa Zone, Somali Regional State, who are currently being held in detention without any crime committed and without evidence presented against them.

The detention of these officials has caused great concern among the local community, as it undermines the principles of justice, human rights, and the rule of law guaranteed under the Federal Democratic Republic of Ethiopia Constitution. It is our firm belief that no citizen should be deprived of liberty unless there is clear and lawful justification supported by due legal process.

We kindly appeal to the Ethiopian Federal Police to thoroughly review this matter and take immediate steps to ensure the release of the detained Moyale Administration members who have been jailed without any crime or evidence. Their freedom is essential for the continuation of public service, stability, and the trust of the people in government institutions.

We urge your office to stand firmly for justice, fairness, and transparency by correcting this wrongful detention and allowing the affected individuals to resume their duties and lives in dignity.

Thank you for your attention and prompt action

Ethiopian Federal Police
Ethiopian News Agency
Ethiopian Human Rights Commission
Addis Standard
SRTV Somali
Somali Prosperity Party-ብልጽግና
Madaxtooyada DDS
Voss Tv

Inaan marwalaba oramada nabad bariino waay inagu ceeb iyado marwalaba dadkeena waaxba galabsanin si gadinmo lagu layoIna...
31/08/2025

Inaan marwalaba oramada nabad bariino waay inagu ceeb iyado marwalaba dadkeena waaxba galabsanin si gadinmo lagu layo

Inaan marwalaba oramada nabad barino waa inagu cèeb iyado masuuliyinteena bila denbi kuu xidhan yihin

Inaan marwalaba oromada nabada barino waa inagu ceeb iyadoo dadkeena marwalaba bilasha lagu layey xaqooda helin

Gobolka dawa degamada mubarak waxay si weyn oo ballaaran u soo dhaweeyeen go’aanka taariikhiga ah ee Xukuumadda DDS ku a...
29/07/2025

Gobolka dawa degamada mubarak waxay si weyn oo ballaaran u soo dhaweeyeen go’aanka taariikhiga ah ee Xukuumadda DDS ku ansixisay degmooyinka gobolada iyo maamul magaaloyinka cusub.

Ansixinta qaabdhismeedka cusub waxay furtay bog cusub oo bulshada degaanka ay kaga mid noqonayso koboca horumarineed iyo Midka siyaasaddeed ee ka hana-qaaday DDS" iyo in ay u jihaysatay horumar waara.

24/07/2025

MAMUL MAGALADA MOOYALE ✅️

dhalanyarda haddi denbiga laga wayey in sidaan loo yeelo waa Qalad ceeb caleyki madaxafiseedka cafimaadka degmada Mubara...
24/02/2025

dhalanyarda haddi denbiga laga wayey in sidaan loo yeelo waa Qalad

ceeb caleyki madaxafiseedka cafimaadka degmada Mubarak iyo madaxafiseedka xeer-ilaalinta degmada Mubarak ee Gobolka dawa

war fahfasan oo dhameystran inga suuga

Malab tv

MARNABA XADHIGU XAL MAAHA !Dhalinyada deegmada Mubarak ee Gobolka dawa  xoriyad bey u baahanyihiin .Waa nasiib daro in a...
21/02/2025

MARNABA XADHIGU XAL MAAHA !

Dhalinyada deegmada Mubarak ee Gobolka dawa xoriyad bey u baahanyihiin .

Waa nasiib daro in ay deegmadu wali kusii socoto
nidaamkii ma dhalayska ahaa een h**ey usoo aragnay .

Nimanyahow dhacdooyinka aynu wax ka barano da'yartana hala sii dayo

Qofku markuu bilaa
kalsooni yahay wuxuu ku mashquulaa ama uu awooda dawladnimo u adeegsadaa aniga maxaa layga sheegay iyo maxaa lalahaa!! Lkn markuu isku kalsoonyahay wuxuu ku mashquulaa maxaa layga tabanayaa iyo maxaan idiin qabtaa ?.

kalsooni daaradu waa taan kentey in dhalanyarda lagu xoog sheegto Tasi maarnba xaal maa keenyesid

dhalinta malabey free ayaan lenahay marwalba

Malab tv

Shaqalah dowlada degmada Mubarak xaaq baa uu leyihin in ay helan mushaarkooda iyado hal birr laga goyin bila sabab  hadd...
24/12/2024

Shaqalah dowlada degmada Mubarak xaaq baa uu leyihin in ay helan mushaarkooda iyado hal birr laga goyin bila sabab haddi ay Ruun tahay waaxi laaso warinayo kuwi falkasi gestey sharciga hal horkeeno ilen waaxi sharci kaa baxsan baa sameyen kuwi fahinta halkan kaa suga

Malab tv

Waa kuma Ibrahim hassan ?Ibrahim hassan waa aqoonyahaan kaso jeeda Gobolka gaar ahaan  degamada hudat Side loo dulmeyeye...
06/08/2024

Waa kuma Ibrahim hassan ?

Ibrahim hassan waa aqoonyahaan kaso jeeda Gobolka gaar ahaan degamada hudat

Side loo dulmeyeye yacni laa qiyaney ?

Ibrahim hassan waa haddi sanado ka h**e wuuxu tartatmey hayadaha PSNP ee degamada Mubarak haddan wuu guleysteyo boski uu tartamey
Ogow Aqoonyahan ibrahim wagi uu tartamey boskan wuuxu masater degree ku dhigan jirey Hawasa university oo sii regular ah oo sanadkan dhameyey waxabrashidisa
isago fasax ku muqan darti waxabarashadisa heerki labaad ayuu madaxafisedka xafiska beraha d.Mubarak Gosti kadhigey madaxfiseedku wiligisa maa uu saan uu dirin waax degnin ah maraku waxabarashadis soo dhameyey ayu arkey in gosti laga dhigey oo madaxafisedku wilka kale kuu soo qorey ibrahim aad buu kaa xumadey arinti sii lama filan ku dhacdey oo anaan oo h**e loo arag

F.G Qof dhalanyaro inu fal noocan oo kale loo sameyo waa qalad waax sii naaxariis ka codsaney ciid alale ciid ay quseyso in ay sii deg deg xalina ariintan aad oo ful xun oo kuu dhacdey wilkan dhalyarada ah

Address

Dire Dawa
444777

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Malab tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share