Mahad Abokor Abdi

Mahad Abokor Abdi Run,Daacadnimo,aragti wadaag bilaa turxan ah,kasmo bisil,dhacdooyin iyo taariikh sugan oo la marin-habaabin.

sidoo kale garwaaqsi,garaabitaan iyo gar siin dhanka runta ah .

05/07/2025

Je fΓͺte mes 4 ans chez Facebook. Merci pour votre soutien, cela ne ce serait jamais fait sans vous.πŸ™πŸ€—πŸŽ‰

27/03/2025

Rag Waxaan ku Maamuli Aqaan AMA ku Maamuusi

* Maso inaynu Nahay ooy Tolnimo Meerto noo Tahaye

* Maggawsiin haddaan layga siin, Maax la dhuranaayo;

* Inaan Malab rag kale loo shushubi, wax uga Miileeyo

* Oon meesha taagnahay, anoon Murudna leefaynin;

* Oon weliba mood iyo salaan, Ula maleegnaado;

* Saddex magac Allee, xaajadaas layma Maransiiyo!

*Masalaha Ninkaan ii Dhigayn Midig ma saaraayo

*Ninki Aniga iga Maarmi karo Uma Muraad-yeesho!

Saahid Qamaan (AHUN)

12/03/2025
Hanbalyo! Mahamoud Ali Youssouf allaha Kula qabto xilka culus insha Allah.
16/02/2025

Hanbalyo! Mahamoud Ali Youssouf allaha Kula qabto xilka culus insha Allah.

DEG-DEG: Doorashadii Madaxtinimada Midowga Africa oo lagu kala baxay.

Mohamed Yusuf oo jabuuti u dhashay ayaa ku guleystay Madaxa African Union waxa uuna helay 33 wareegii 7-aad oo keligiis u gudbay, waxuuna afka ciida u daray Raila Odinga oo ka socday dalka Kenya .

Hambalyo Hiil Walaal aka Seediyaal.

Cali Aadan Muumin

Address

Dire Dawa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahad Abokor Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mahad Abokor Abdi:

Share