18/11/2025
waxa manta ka furmay magalada ayshaca shirka beesha ciise ay ku difaacayso jiritaankeeda iyo qadiyadeeda dhulka ciisuhu leeyahay ee somaliland magalada saylac waxana shirkasi hogaaminaya abo ugaas mustafe mahamed ibrahin wixii kasoo baxo kala soco kure news