05/12/2021
BARAKACAYASHA GALBEED GOBOLKA SITTI EE AY CANFATU SOO BARAKICISAY MARKA LOO GEEYO SHACABKA BARAKACAYASHA AH E AY MAMULKA DEGMA ERER BARAKICIYEEN AYAD MOODA INUU SHACABKA GOBOLKA SITTI GUUD AHANTISABA BARACSAN6AHAY .
Barakicinta shacabka degmada ERER ee gobolka sitti oo ay mamulku dhulkoohi ka qaadanayan si ay beero uga samaystan .
waxa ka jira tacadi ay gaysanayaan mamulka degmada ERER oo shacab tiro badan lagaga qaadanaya dhulki ay deanaayen si ay dhulbeered uga samaystaan .
Waxa jira warar nasoo gaadhaya degmada ERER gaar ahaan qabalaha fadxuli inay mamulka dagmadu ka barakicinayaan shacabki deganaa .
Mamulka degmada ERER ayaa Mar h**e ku xidhay shacab tiro badan oo degana qabalaha fadxuli si ay uga kiciyaan dhulka u shacabku deganyahay iyagoo raba qabalaha guys ahaantisaba si ay beero uga samaystaan .
Hadaba qabalaha magacisa la dhaho fadxuli waxa ku nool shacab aad u tiro badan oo haysta adeegyada kala duwan ee dawliga ah.
Qabaluhu waa qabale aad u balaadhan oo leh adeegyada kala duwan e dawliga sida sida WAXBARASHADA , CAFIMADKAGA DADKA , CAFIMADKAGA XOLAHA iyo adeegyada kale ee dawlada .
Hadaba waxa jira dhibaato iyo barakicin ku talagal ah oo ay mamulka daegmadu ku hayaan shacabkaas .
Mamulka ayaa qabalaha u raba dhulbeered inay iyagu ka samaystaan si shaqsi ahaaneed iyago adeegsanaya awooda iyo shaadhka dhawlada .
Waxan ka mid ah xubnsha ka shaqaynaya b**bka iyo barakicinta shacabka :'
1 GUDOOMIYAHA DEGMADA
2 GUDOOMIYE KU XIGEEMKA DEGMADA
3 MADAXA ARIMAHA SIYAASADA
4 MADAXA ARIMAHA XISBIGA
5 GUDOOMIYAHA MAXKAMADA IYO
6 NIN BOOLIS AH OO SHARCI DARO ah KU JOOGA DEGMADA oo magacisa la dhaho FAYSSL CABDILAHI .
Sidaas darted waxan mamulka gobolka sitti iyo mamulka heer degan ku wargalinayna kana codsanayna in shacabka loo gurmado Lana ilaaliyo xuquuqdooda d8moqraadiyadeed iyo tan bini aadamtinimoba .
Wa Balahi tawfiiq