13/07/2025
CABASHO SHACAB
Codka Shacabka Guban ee Somaliland.
Cabasho iyo Talo soo jeedin
1. Ku socota Madaxweynaha Jamhuriyada Somaliland
2. Sadexda Xusbi ee Jamhuriyada Somaliland
3. Gudoomiyaha Maxkamada
4. Golaha gurtida iyo Golaha sharci dajista jamhuriyada Somaliland
Kadib magacaabisti Madaxweynaha Jamhuriyada Somaliland ee 17ka bisha juun 2025,
Kadib ku dhawaaqi 23 dikreto ee Madaxweynaha Jamhuriyada Somaliland,
Kadib markaan eegay qodobka
Waxaa nasiib daro ah in mustaqbalka ilmaha Beesha Ciise ee Guban ku dhashay in u u dabranaado jiritaanka jabuuti.
17 degmo oo Ciise d**o ayaan lug kusoo maray.
Baahiyaashi asaasiga nolosha aadamiga mid ay u dhanyihiin kuma jirto.
5ta Beelood ee Somaliland sameeyay ayay Beesha Ciise kamid tahay,
Ragii aad u hiiliseen ee Soomali oo dhan uga hiiliseen waxaan ka fileyney nagama Yeelin.
Gudiga comishanka doorashada
Xubnayaasha doorashada xataa xubin kuma lihin
Ma garanwaayin intuu Dhulbahante gartay, inu goosto dhulkiisa kadib marki u dadkiisa ka dhex arki waayay dawladnimadii la wada lahaa.
Xeebta u dheer ee Somaliland waa dagaan Ciise.
Maanta cudud iyo cadad keegi way leeyihiin.
Dad dun wanagsan oo Xeer iyo is xakamayn leh baan nahay oo dhabar adag.
Damiirkaygu isiin maayo inaan silic iyo saxariir ku daawado ubadka Beesha Ciise ee kaso jeeda degaanka.
Beesha Ciise waxay dagta Lowyacado ilaa Bullaxaar.
34 sano ku filan in Beesha Ciise saamigeedi ka hesho Somaliland.
Ma jirto hada fikir ku salaysan in Ciise laga ilaaliyo inay kaso muuqdaan dawlada Somaliland.
K**a filo in nin Ciise ah oo xalaal ah inu qori jabuuti uso qaato.
Aragtiga qaloocsan ee Guban gaajada u afduubka ah oo saami iyo xaqeedi ay ka maqanyihiin ha laga gudbo.
Amniga Jabuuti Guban buu ka dhisan yahay. Tolkiin baa deyr nii ah saxar inu ku duulo jabuuti uma ogolin qaadana mayno.
Dawlada jabuuti waxaan ka codsanayaa inay dib u eegto madax banaanida Beesha Ciise ee ku nool Somaliland, ay ku ixtiraamaan xoriyadooda inay qayrkood wax la qaybsadaan kana muuqdaan.
Waxaan shir la yeeshay 100laal dhalin yaro oo jaamacadaha Somaliland ka qalin jabiyey, aad waxaan u dhibsaday kalmad la caadaystay oo quudhsi iyo wiiqis la halmaasha midabtakoor la maldahay.
Beesha Ciise wa beel kamid ah 5ta Beelod ee asaaska Somaliland sexeexday ee distuurkana ku qoran.
34 sano Beesha Ciise way soo sabirtay, way soo dhabar adaygtay.
Ilmaha ku dhasha lawyacado iyo ceelsheekh waa u qalma inuu helo daayactirka iyo daryeelka Hargeysa, Borama iyo Burco ilmahiisu xaq u yeeshay.
Dhamaan qodobada sarey ku xusan waxay muujinaysa in lagu xadgudbay distuurki Somaliland.
Baaqan uxuu hada maraya halkii u Cali Khalif Galaydh Eebe haw naxariste uu qiimaynayay wada noolashaha, wada hadalka iyo fariin qalinn.
Garyaqaan Ainan-Sougueh.
Bc24tv Cabdiraxmaan Cirro BBC NewsCABASHO SHACAB

Bc24tv Cabdiraxmaan Cirro BBC News