Xogta diri dhabe

Xogta diri dhabe WAAD KU MAHADSANTAHAY SIDAAD UGU XIDHANTAHAY BOGGAN TV. LIKE & SHARE DHEH

boggani waa bogga xogta ismaamulka diri dhabe waana mid ku sahlaya in aad ka hesho wixi xog ah ee aad rabto

06/12/2025

Go'aanku waa qaadasho oo kaliya

06/12/2025

Xeerka ciisuhu waa mid mug iyo miisaa leh

04/12/2025

xukumada soomaaliland ayaa 14/12/2025 u qoondaysay in laqabto xalfada sannad guurada koobad ee kasoo wareegtay markay UNESCO ansixisay xeerka ciisaha.

04/12/2025

maanto kale waxay ku beegnayd maalinta la ansixin lahaa xeer ciise hasayeeshe waftiga oo dib u dhacay ayaa anjandahasi oo dib loogu dhigay 05/12/2024 maanto kale oo ay taariikhdu ahayid 04/12/2024 waxaa galinki danbe ee maalintaasi gaadhay magaalada asuncion.

04/12/2025

Subax wanaagsan maanta oo khamiis ah 04/12/2025.........

03/12/2025

Maanto kale sannadki h**e 03/12/2024 waxay waftigi ku socday shirki 19aad ee hay'ada UNESCO ka qabsoomayay dalka paraguay uu duulimadki ay kaga tagayeen magaalada sau'palo ee dalka barazil ka baaqday sobobo la xidhiidha is-dhaf ka imiday shirkadaha diyaaradaha ee EMARETE IYO GOL sidaana ku sii joogay maalin labaad garoonka diyaaradaha ee magaalada sau'palo ee dalka barazil.

Maanto kale waftigi kasoo shaqeeyay xeerka ciisaha ee UNESCO horgeeyay waxay 02/12/2024 safar dheer oo qaatay 14 saaco i...
02/12/2025

Maanto kale waftigi kasoo shaqeeyay xeerka ciisaha ee UNESCO horgeeyay waxay 02/12/2024 safar dheer oo qaatay 14 saaco iyo 45 daqiiqo oo ay ka duuleen magaalada dubay ilaa magaalada saupalo ee dalka barazil.

01/12/2025

Sannad ka hor maanto kale 01/12/2024 waxaa bilaabmay safarki waftigi ka qayb galayay shirki 19aad ee hay'adda caalamiga ee UNESCO ay ku lahayd dalka paraguay ee qaaradda koonfurta ameerika waxayna ahayid maalin axad ah.

xalfadaha xeer ciise ee sannadkani laqaban doono iyo qaababka loo qaban doono xagan kala soco fah-faahintooda
29/11/2025

xalfadaha xeer ciise ee sannadkani laqaban doono iyo qaababka loo qaban doono xagan kala soco fah-faahintooda

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka iyo Machadka Caafimaadka Bulshada ee Itoobiya ku saabsan cudurka Fay...
12/11/2025

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka iyo Machadka Caafimaadka Bulshada ee Itoobiya ku saabsan cudurka Fayraska dhiig-baxa (Hemorrhagic Fever) ee ka dilaacay Koonfurta Itoobiya

Wasaaradda Caafimaadka oo iska kaashanaysa Machadka Caafimaadka Bulshada ee Itoobiya iyo xafiisyada caafimaadka ee dowlad deegaannada, ayaa ku hawlan dadaallo lagu hortagayo cudurrada bulshada halista ku ah iyo in degdeg looga jawaabo marka ay dhacaan.

Waqtigan la joogo, waxaa magaalada Jinkaa ee dowlad deegaanka Koonfurta Itoobiya laga diiwaangeliyey kiisaska cudurka
Fayraska dhiig-baxa (Hemorrhagic Fever) oo lagu jiro baaritaan si loo xaqiijiyo sababtiisa. Ilaa hadda siddeed qof ayaa lagu tuhmay cudurkaas.

Wasaaradda Caafimaadka oo la shaqaynaysa Machadka Caafimaadka Bulshada iyo xafiiska caafimaadka ee deegaanka, waxay goobta u dirtay koox ka kooban khubaro si ay u sameeyaan baaritaanno dhanka shaybaadhka ah iyo qiimeyn caafimaad, iyadoo sidoo kale xoogga la saarayo wacyigelinta bulshada, kala-soocidda dadka laga shakiyo, iyo bixinta adeeg caafimaad oo degdeg ah.

Wasaaraddu waxay shacabka iyo hay’adaha khuseeya ku boorrisay inay raacaan tilmaamaha ka hortagga inta aysan soo bixin faahfaahin dheeraad ah, kuwaas oo ay ka mid yihiin: Qof kasta oo leh calaamado sida dhiig ka imaanaya sanka ama afka, qandho, matag, ama dawakhaad, waa inuu si degdeg ah ugu tagaa xarun caafimaad. In la iska ilaaliyo taabashada qof qaba calaamadaha cudurka. In gacmaha si joogto ah loogu dhaqo biyo iyo saabuun ama loo isticmaalo saabuunta jeermiska dile.

Xarun kasta oo caafimaad waa inay si gaar ah uga taxaddartaa bukaannada laga shakiyo inay qabaan cudurka “Fayraska dhiig-baxa—Viral Hemorrhagic Fever” — iyadoo la sameynayo baaritaan, go’doomin, daaweyn iyo warbixinta kiisaska.

Macluumaad dheeraad ah waxaa laga heli karaa khadadka bilaashka ah ee 8335 iyo 952.

3 Gudba 2018 T.I.
Addis Ababa, Itoobiya

01/11/2025

KULAMADA BURLEY VS ARSENAL IYO NOTINGHAM VS MAN UTD

27/10/2025

Ethiopia vs Tanzania

Address

0915762801
Dire Dawa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogta diri dhabe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category