mohammed aden

mohammed aden HADAAN KAA HORMARO
AAKHIRAA LOO HAYAAN YAHAYE
HA'IHLMAAMINE
II HIBEE DUCADA WAA HIILEE

05/12/2024
Maxamed Nuur oo loo garan ogyahay BIIN wuxuu ahaa dhalinta folaadka u ah dhalinyarada magaalada Fiiq doorwayna ka qaadan...
05/12/2024

Maxamed Nuur oo loo garan ogyahay BIIN wuxuu ahaa dhalinta folaadka u ah dhalinyarada magaalada Fiiq doorwayna ka qaadan jiray tartamada ciyaaraha ee heerarkooda kala duwan oo uu kamid ahaa Guddiga haga ciyaaraha Gobolka Erar.

Waxaa haleelay xanuun in muddo ah haya oo uu utabar la'yahay in uu dhakhtar wayn ku tago

walaalayaal aynu caawino Kala xidhiidh lambarkan +251915058081 ama +251915059315 uguna dir waxaad awoodo. Udecee

Ama ushare garee

waa sawir in lafahmo ay fududahay 💔😭
03/12/2024

waa sawir in lafahmo ay fududahay 💔😭

29/11/2024

inta kale daawadayaal uun ka ahaada musalsalka
dad waxaad tihiin madaxweynahoodoo waaran soo qabasha ah loo soo jaray 🤣

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay falka xadgudubka ah ee ay qaar kamid ah Xildhibaanada...
27/11/2024

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay falka xadgudubka ah ee ay qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS u geysteen askar ka tirsan ciidanka boliiska, xilli ay gudanayeen waajibaadkooda shaqo.

Waa arrin aad loola yaabo in xubno sharci-dejiye ah oo metelaya shacabku ay ku kacaan fal noocan ah, oo dhaawacaya sharafta hay’adaha ammaanka iyo ilaalinta sharciga.

Taliska Boliiska Soomaaliyeed wuxuu bogaadin iyo dhiirigelin u dirayaa askarta muujisay dulqaad, bisayl, iyo xirfad ay ku maareeyeen xaaladda, iyagoo ka fogaaday falcelin ka baxsan anshaxa shaqadooda.

Falkaan xadgudubka ah waxa si rasmi ah loogu gudbin doonaa Guddiga Anshaxa ee Baarlamaanka iyo Xeer Ilaalinta Qaranka si tallaabo sharci ah looga qaado cid kasta oo ku lug lahayd.

Dhinaca kale, Taliyaha Boliiska oo Isbitaalka Madiino ku booqday dhaawacyadaa askartaasi oo lala tacaalayo xaaladda caafimaad, isagoo u rajeynaya bogsiin degdeg ah.

Boliiska Soomaaliyeed waa tiirka ugu muhiimsan ee sugaya nabadda iyo amniga, waana saaxiibka muwaadinka, mar walbana diyaar u ah inuu u adeego bulshada si hufan oo sharaf leh.

Boliisku waa wehelkaaga, muwaadin!

27/11/2024

Mushaar $5500 oo dollar ah ayuu bil kasta fadhi, Qaboow iyo baashaal ku qaataa, markaas ayuu kii $200 ku qaadanayay inuu Amnigiisa difaaco feer la dhacayaa isagood mooddo inuu cadaw dilaayo!.

22/11/2024
MADAXWEYNE CABDIRAXMAN CIRO    HAMBALYO 💯🎆
19/11/2024

MADAXWEYNE CABDIRAXMAN CIRO
HAMBALYO 💯🎆

sheeg xayawaankaas magaciisa?
18/11/2024

sheeg xayawaankaas magaciisa?

18/11/2024

HORAY UMA QABIN IN UU SAWIRI KARO QIYAAMAHA!

Address

Gode
Gode
8859

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when mohammed aden posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share