Wiil Godey

Wiil Godey Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wiil Godey, Digital creator, Gode.

Shukiye.  Master ⚽️🫡
20/09/2026

Shukiye. Master ⚽️🫡

Midkamida dhaxda ogu wanagsan ee mamulka magalada godeyyy apdi nugaal ayaaa igu weheliya. Malmahan dhanka sports u baty
20/09/2026

Midkamida dhaxda ogu wanagsan ee mamulka magalada godeyyy apdi nugaal ayaaa igu weheliya.

Malmahan dhanka sports u baty

Dhalinyarada maamulka magalada godeyyy oo wali sii wato dadaalkodiii iyo u diyaar garawgodiij Xafiiska Dhalinyarada & ci...
20/09/2026

Dhalinyarada maamulka magalada godeyyy oo wali sii wato dadaalkodiii iyo u diyaar garawgodiij Xafiiska Dhalinyarada & ciyaaraha M.M.Gode

🚨 OGEYSIIS MUHIIM AH 🚨Cabdi Rahmaan Bashiir, wiil yar, ayaa la la’yahay.Wararkii ugu dambeeyey ee qoyskiisu heleen waxay...
20/09/2026

🚨 OGEYSIIS MUHIIM AH 🚨

Cabdi Rahmaan Bashiir, wiil yar, ayaa la la’yahay.

Wararkii ugu dambeeyey ee qoyskiisu heleen waxay sheegayaan in saaka subaxdii uu aaday madaraso ku taalla Xaafadda 3-aad ee Maamulka Magaalada Godey, balse markii dambe la waayay.

Qof kasta oo wiilka meel ku arka ama haya, fadlan ha nala soo xiriiro.

📞 +251 91 534 4671

Fadlan la wadaag (Share) si uu ogeysiiskani u gaaro dad badan. 🤲

📖 Buugga “Hooyo Ha Tahriibin” 🥹Xalay ayaa lagu soo bandhigay magaalada Dhagaxbuur, oo ah hoyga ilbaxnimada iyo xadaaradd...
20/09/2026

📖 Buugga “Hooyo Ha Tahriibin” 🥹

Xalay ayaa lagu soo bandhigay magaalada Dhagaxbuur, oo ah hoyga ilbaxnimada iyo xadaaradda deegaanka, iyadoo hoolkii maamulka magaaladu si weyn loo soo buux-dhaafiyey.

Buuggan waxaa qortay Mariya Cabdi ciise, waana buug wacyigelin ballaaran xambaarsan, gaar ahaan xilligan oo tahriibku sii badanayo, hooyooyinkuna ay ka welwelayaan ubadkooda.

Hambalyo weyn ayaan u dirayaa qoraaga buugga iyo waalidkeeda, oo ay ka muuqato tarbiyadda wanaagsan ee ay ku soo barbaariyeen. Sidoo kale, waxaan hambalyo u dirayaa bulshada iyo maamulka magaalada Dhagaxbuur.

Waxay fiicnaan lahayd in buuggan lagu soo bandhigo magaalada Godey, maadaama deegaanka Godey uu si weyn u taabanayo dhibaatada tahriibka. 🫡🥹

Dhalinyarada ciyaaraha ee maamulka magaalada godeyy oo diyaar-garow fiican samaynaya
19/09/2026

Dhalinyarada ciyaaraha ee maamulka magaalada godeyy oo diyaar-garow fiican samaynaya

Guriga saxda ah.       Ilhay ha no gargaro dhalinyaro.      Salada ku dadaala i allh
18/09/2026

Guriga saxda ah. Ilhay ha no gargaro dhalinyaro. Salada ku dadaala i allh

Sharaf wayn bay ii thy in aan kaso garab muqdo.   Wllky hanad qabto ⚽️🫡
17/09/2026

Sharaf wayn bay ii thy in aan kaso garab muqdo. Wllky hanad qabto ⚽️🫡

Waxaa igu wehelisa suqra xasan ibraahim🫡👸🏻
16/09/2026

Waxaa igu wehelisa suqra xasan ibraahim🫡👸🏻

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16/09/2026, Cusbitaalka Guud ee Sheekh Ibrahim Abdalla Godey ka bilowday ol’olaha qa...
16/09/2026

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16/09/2026, Cusbitaalka Guud ee Sheekh Ibrahim Abdalla Godey ka bilowday ol’olaha qalliinka sixidda faruuryaha dilaaca iyo dhamxaraga.

Ol’olahan waxaa looga faa’iidaysan doonaa carruurta da’doodu ka yar tahay 18 sano, kuwaas oo ku dhashay faruur dilaac iyo dhamxaro.

Ol’olahan ayaa soconaya 4-ta maalmood ee soo socda.

Fadlan gaarsiiya cid kasta oo aad u malaynaysaan inay u baahan tahay adeeggan, si ay uga faa’iidaystaan fursaddan. 🤲

Address

Gode

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wiil Godey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share