Jigjiga Media Center

Jigjiga Media Center if wanna change the world started of your bad

Magaceygu Waa...." Khaalid Axmed.Waxaan jiraa 25sano sanadkan ayaan 26ka geli rabaa haddii Aan nolol ku gaaro.Waxaan Kug...
10/11/2020

Magaceygu Waa....
" Khaalid Axmed.
Waxaan jiraa 25sano sanadkan ayaan 26ka geli rabaa haddii Aan nolol ku gaaro.
Waxaan Kugu dhaariyay` Allaah Xanuunada Keena Dadkana Ka Caafiya.

Waxaan fariinteydaan kaaga dhigaay mid Qoortaada gashan Oo Amaano Kugu ah.
Saacdan ay Ku soo gaartay laga bilaabo ilaa Qiyaamaha ka dhaco.

Markad furto fariintaan Aad aqrisato ilaah baan kugu dhaarshaye sii faafi

Hadda ka hor Waxaad halkaan uga duceyseen Aabaheey Axmed Oo La Xanuunsanaa Cudurka dilaaga ah Ee Cancerka.
Wuuna ka caafimaaday ducadiina Uu rabbi idiinka aqbalay darteed Alxlh.

Maanta aniga ayuu Xanuunkii igu dhacay gaar ahaan Aniga Waxaa iisii dheer Cancerka maskaxda galo ayaa igu dhacay 😭.

Salaadaha si Caadi ayaan u Tukadaa inkastoo mararka qaar aan miir beelo
Daawo kasto Waa isticmaalay Aan ka aheeyn daawada ducadiina Oon Maanta soo doontay.

Xaaladada Allah Hagaajiyo Towxiidkana Allaah kugu dilo
jannada booskaaga allaah kaaga dhigo

Maanta Hadaad ducadiina iigu kala harin Waana Soo sheegi doonaa Hadba Heerka uu igu gaaro Xanuunkan i haya.
Haddaan dhintana Cafis iyo masaabax iyo naxadiis rabbi ii soo weeydiiya Dhaamantiin Allah idiin jeclaado.😭😭😭👇.

walaal Aduunka wax la isku yahay ii soo ducee
fariintaydana sii faafi walaal😭😭

Qarax Miino Oo Wadada Dhinaceeda La Dhigay ayaa lala Beegsaday Agaasimaha Hay,ada Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Maxamed Aada...
20/10/2020

Qarax Miino Oo Wadada Dhinaceeda La Dhigay ayaa lala Beegsaday Agaasimaha Hay,ada Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Maxamed Aadan Jimcaale Koofi kaasoo Marayay Agagaarka Isgoyska Km-4 Ee Magaalada Muqdisho.

Agaasime koofi ayaa ka Bad baaday Qaraxaan lala Eegtay Balse Waxa jira Dhaawacyo Soo Gaaray Ilaalada Agaasimaha Hay,ada Socdaalka.

20/09/2020

R/wasaraha Cusub ee Somalia Eng Mohamed Hussein Roble aya muqal iska soo dubay asigo Golaha shacabka ka codsaday in ay codka kalsonida siiyan.

 Madaxweynaha Somalia Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmajo) aya goor dhaw waxa uu Raisal wasare u magacaway Eng Mohamed Hu...
17/09/2020



Madaxweynaha Somalia Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmajo) aya goor dhaw waxa uu Raisal wasare u magacaway Eng Mohamed Hussein Rooble.

Raisal wasarihi h**e Ee Somalia Hassan Ali khaire aya dhahay waxan ahay Musharax u tagan xilka Madaxtinimada ee Somalia ...
12/09/2020

Raisal wasarihi h**e Ee Somalia Hassan Ali khaire aya dhahay waxan ahay Musharax u tagan xilka Madaxtinimada ee Somalia wuxu hadalkas uso dhigay Pogisa rasmiga ah.

Hadalkisa aya wuxu ahay sidan.
"Bismillah,

Walaalayaal, waxaan shaki ku jirin in labaatankii sano ee la soo dhaafay ay dawlanimadeennu h**e u socotay, tallaabadeeduba ha gaabnaatee. Muddo xileedkii 5aad ee geeddi socodkaas, ummadda Soomaliyeed waxaan ugu soo adeegay mas’uuliyad Ra’iisul Wasaare. Xilkaas oo waxna lagu soo qabtay, Alle mahadii waxna laga soo bartay.

Hadda oo la sugayo hannaan loogu gudbo muddo xileed cusub ee dowladda Somaliyeed, waxaan fikir iyo talo wadaag dheer kaddib halkan idinkula wadaagayaa musharaxnimadayda jagada Madaxwaynaha JFS. Anigoo si dhab ah u fahamsan fursadaha iyo caqabadaha la xiriira hoggaaminta iyo waxqabadka dalkeennu u baahan yahay maanta iyo mustaqbalkaba, waxaan markale isu soo qaddimayaa in aan dadkayga ugu adeego si ay ku dheehan tahay karti, hufnaan iyo daacadnimo".

Election aan inama cadi ahayn aya ka dhacay degan Tigreega waliged lama shegin dorashado sidan u wanagsan in ay ka dhacd...
09/09/2020

Election aan inama cadi ahayn aya ka dhacay degan Tigreega waliged lama shegin dorashado sidan u wanagsan in ay ka dhacdo Ethiopia waa sida ay qaban quburo goobjog ka ahay dorashada sakay ka dhacaysay deganka ismamulka Tigreega.

Iska daa kuwa cafimad qabee xataa waxa codeyay kuwii xanuunsanay ee COVID19 hayay iyago loo geyay gobahas ay garantil ay ku ahayen.

Dadka Kali ah ee yaqan wadatashiga wuxu yahay waa Qowmiyada Tigreega.

Address

Harar

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+251973138956

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jigjiga Media Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share