الضمان الاجتماعي.

الضمان الاجتماعي. كن صادقا دائما. 💬 💯

LIISKA WARSHADIHII SOOMAALIYA 35 SANO KA HOR:1. Warshadda Sonkorta SNAl, Jowhar2. Warshadda Sonkorta Jubba Mareeray3. Wa...
29/10/2025

LIISKA WARSHADIHII SOOMAALIYA 35 SANO KA HOR:
1. Warshadda Sonkorta SNAl, Jowhar
2. Warshadda Sonkorta Jubba Mareeray
3. Warshadda Caanaha Xamar
4. Warshadda Dharka iyo Suufka
5. Warshadda Hilibka Kismaayo
6. Warshadda Sigaarka iyo Taraqa Xamar
7. Warshadda Maacuunta Xamar
8. Warshadda Shamentada Berbera
9. Warshadda Safaynta Batroolka Xamar
10. Warshadda Hillbka SOPRAL
11. Warshadda Bacrinta Muqdisho
12. Warshadda Birta Shubta Xamar
13. Warshadda Sallidda Xamar
14. Warshadda Daawada Xamar
15. Warshadda Hargaha iyo Kabaha KM7
16. Warshadda Hargaha Soomaaliya (HASA)
17. Warshadda Hargaha Kismaayo
18. Warshadda Hargaha Hargeysa
19. Warshadda Hargaha Burco
20. Warshadda Gympsuimka Berbera
21. Warshadda Eterniga Berbera
22. Warshadda Kalluunka Laas Qoray
23. Warshadda Kalluunka Qandala iyo Xabo
24. Warshadda Qaboojiyaha Berbera
25. Warshadda Badarka Hargeysa
26. Warshadda Badarka Baydhabo
27. Warshadda Burka iyo Baastada Muqdisho
28. Warshadda Badarka Burco
29. Warshadda Labanka Afgooye
30. Warshadda Badarka Xamar
31. Warshadda Habka cusub Xamar
32. Warshadda Khudaarta ITOP Afgooye
33. Warshadda Badarka Kismaayo
34. Wakaaladda Madbacadda Qaranka Xamar
35. Warshadda Caagga iyo Kartoonka INKAS Jamaame
36. Wakaaladda Xoogga Korontada Umadda

LIISKA WARSHADAHA GAARKA LOO LEEYAHAY:
37. Warshadda Sagal Juice
38. Warshadda Biyaha Mineralka (Igar)
39. Warshadda Nacnaca Jirde (Star Confectionary)
40. Warshadda Galalka iyo Faylasha
41. Warshadda Funaanadaha Sharif
42. Warshadda Ifka Kiimikaliska
43. Warshadda Bayl (Somali Chemical Industry)
44. Warshadda Jawaannada (Somali Bag Co.)
45. Warshadda Marmarka Xamar
46. Warshadda Marmarka labada Walaalaha Muqdisho
47. Warshadda Tegola (Roof Tiles and Ridges Fac.)
48. Warshadda Dacaska (Somali Industry)
49. Warshadda Shamo Plastic and all. Plant)
50. Warshadda New Press
51. Warshadda Birshubidda Galeyr
52. Warshadda Somali Prefabric Building Materials
53. Warshadda Shaambada iyo Saliidda Timaha (Ramaax)
54. Warshadda Puntland Cosmetics
55. Warshadda Godir Sport
56. Warshadda Hargaha iyo Kabaha Soomaaliyeed (Conceria e calsaturicio Somala)
57. Warshadda Rinjiga Qasaca (Svilla)
58. Warshadda Rinjiga iyo Qasaca Banaadir
59. Warshadda Rinjiga Soomaaliyeed (Iversom)
60. Warshadda Kabaha Soomaaliyeed (Somali Fashion shoes)
61. Warshadda Aluminiyumka HODA
62. Warshadda Warmaash
63. Warshadda Central Foundary
64. Warshadda Koka-Kola (N.B.C), Coca-Cola
65. Warshadda Guuleed Furniture
66. Warshadda Wahablas (Hamar Plast and Allum.)

  Shock – massive rift opens in  Within 10 days, signaling the possible birth of a new   on earthIt might sound like a s...
21/10/2025

Shock – massive rift opens in
Within 10 days, signaling the possible birth of a new on earth

It might sound like a science fiction headline, but it’s true: Africa is slowly splitting in two. Deep beneath the surface of the continent, massive geological forces are at work, stretching the land apart in a process that could one day give rise to a brand-new ocean. This isn’t something we’ll see in our lifetime, but over millions of years, it could completely reshape the map of Africa and the world.

At the heart of this transformation is the Great Rift Valley, one of the largest and most active tectonic fault systems on the planet. Stretching over 3,000 kilometers from the Gulf of Aden down to Zimbabwe, this valley is slowly tearing the eastern part of Africa away from the rest of the continent.

In 2018, a dramatic event caught everyone’s attention: a massive crack split open in Kenya, cutting through the Nairobi-Narok highway. While it seemed sudden, it was just one visible example of a process that’s been underway for more than 25 million years.

The rate at which the African continent is splitting may seem slow: just over half a centimeter per year. But in the world of geology, that’s lightning-fast. It’s roughly the same pace at which South America once drifted away from Africa, forming the Atlantic Ocean.

Over time, this tiny annual shift adds up to massive geological change. The ground is not as solid as it seems beneath us; tectonic plates are constantly shifting, bending, and breaking. That’s how continents move, oceans form, and mountains rise.

Eventually, water from the and the could rush into the widening rift, forming a new sea or ocean. This would separate countries like and Ethiopia from the main body of Africa, turning them into a vast island, a completely new geographical entity.

https://estoyenlafrontera.com/en/geological-shock-massive-rift-opens-in-ethiopia/

Maskaxda aadamuhu waxay leedahay awood weyn oo si toos ah u saameysa jirka. Fikirkaaga iyo dareenkaaga ayaa kicin kara h...
04/10/2025

Maskaxda aadamuhu waxay leedahay awood weyn oo si toos ah u saameysa jirka. Fikirkaaga iyo dareenkaaga ayaa kicin kara hormoonno caafimaad keena ama dhaawac gaarsiiya jirkaaga. Fikirka wanaagsan wuxuu dhiirrigeliyaa bogsasho, difaac jirka, iyo maskax fayoow, halka fikirka xun uu sababo stress, cudur, iyo gabow degdeg ah. Marka, caafimaadkaaga wuxuu si weyn ugu xiran yahay waxaad maskaxdaada u sheegto maalin kasta.

03/10/2025

U fiirso Awooda Carshiga illahay 'SW' الله أكبر

17/08/2025

Wasiir Muxiyadiin..
(Waraabaha gudaha jooga waa midka ugu daran 'raga_qayila' waraabe duunyo-cun ah)

SU'AAL___Gabadhan ayaa Raga Soomaliyed (Faaraxs) e guurdoonka ah soo waydiisay. Waxay tidhi: waxaan ahay gabadh dhanwalb...
13/08/2025

SU'AAL___
Gabadhan ayaa Raga Soomaliyed (Faaraxs) e guurdoonka ah soo waydiisay.
Waxay tidhi: waxaan ahay gabadh dhanwalbana u dhamaystiran waxan rabaa wehelkii nafta kaasonan wax shuruud ah ananku xidhayn balse ah shaqsi u diyaara inuu noloshii walidkay igusoo koriyeen heerkana igusoo gaadhsiyeen mid lamida anka dhaxli karo aniga iyo ubadkiisuba, islamarkaana ah shaqsi ku sifaysan dhaqan wanaag, daacadna ii ah, xataa yaanu xoolo haysan,! Aniga ayaa Nolosha halkuu joogo inanan kala jaanqaado diyaar u ahe, Balse Faarax intaas yaruun laga heli karo talooow malasoo heli karaa..........?
Jawabta aad siinlahayd Commentiga ugu reeb

Reer Awdal Real Page 💙SOMAALI SINGL GIRL Siman Show Jigjiga City

11/08/2025
Waa imisa waqtiga ay qaadanayso in gaadhi 🚗 lagu kaxeeyo ilaa xiddigta kuugu dhow.?Waa waqti dheer…Aad u dheer! Aan sama...
23/07/2025

Waa imisa waqtiga ay qaadanayso in gaadhi 🚗 lagu kaxeeyo ilaa xiddigta kuugu dhow.?

Waa waqti dheer…Aad u dheer! Aan samayno xisaabta...

🌟 Xiddigta Proxima Centauri waa tan ugu dhow qorraxda.

Qiyaas inaad ku safrayso xawaare ah 70 mayl saacaddii (113 kiiloomitir saacaddii), sida waddooyinka Mareykanka qaarkood.

📏 Fogaanta:
Proxima Centauri waxay jirtaa 4.243 sano-nuur. Taas micnaheedu waa qiyaastii 24.95 trillion mayl ama 40.16 trillion kiiloomitir.

🧮 Waqtiga:
Waqti = Fogaanta ÷ Xawaaraha

24.95 trillion mayl ÷ 70 mph = 356.4 billion saacadood
40.16 trillion kiiloomitir ÷ 113 kph = 355.4 billion saacadood

356 billion saacadood ÷ 8,766 saacadood sannadkii ≈ 40.6 million sano

👉 Sidaas darteed, haddii aad hadda bilowdo safarka, waxaad gaari lahayd xiddigta ku xigta sannadka qiyaastii 40,641,294 — haddii uu gaarigaagu socdo si aan kala go' lahayn.

Oo haa, waddada cilmiga cirka aad bay u yar tahay saldhigyada shidaalka 😄

𝚂𝙰𝙵𝙰𝚁𝙺𝙸𝙸 𝙹𝙰𝙲𝙰𝚈𝙻Aniga iyo Amiiradaydu Wadaagnay Galab cadeedu dhoosha saartay gabal-dhac,Waxaan ku qaadanay galab deggan ...
13/07/2025

𝚂𝙰𝙵𝙰𝚁𝙺𝙸𝙸 𝙹𝙰𝙲𝙰𝚈𝙻
Aniga iyo Amiiradaydu Wadaagnay Galab cadeedu dhoosha saartay gabal-dhac,
Waxaan ku qaadanay galab deggan qurux badan meel barwaaqo ah, aniga iyo amiiradayda qaaliga ah, goobta o laga dheehanayay misna ay buuxday xasillooni iyo daganaansho. Meeshaas, codadka shinbiraha kala duwan ayaa si qurux badan u dhacayay iyaga oo ku damaashadayay, codadkooduna si cad ayaana uga dareemaysay xasillooni heerkeedu sareeyo.

Deegaanka wuxuu muujinayay nabad iyo qurux dabiici ah oo aan la qiyaasi karin_waa nimco uu Eebbe SW ku deeqay oo calaamad u ahayd quruxda abuurka iyo deeqsinimada Ilaahay. Waxaan ku soconnay fardo dhul-yaqan aha aniga iyo jacaylkayga, garab garab ayaan u wadanaynay, codka faraska iyo kalgacaylka naga dhexeeya ayaa ahaa waxa kaliya ee la dareemayay jah.

Ma aha oo keliya galab—waxay ahayd waqti si gaar ah loo xusuusto,
Mid uu xambaarsanaa dareen jacayl, xasillooni iyo mahadcelin uu qalbigu ku nastabalahayd. 🌿 🐎 ✨


゚viralシ

Death Through the Eyes of Science . . .     And the Truth of Our Existence ㋛︎⌚.Just 24 hours after burial, something ast...
12/07/2025

Death Through the Eyes of Science . . .
And the Truth of Our Existence ㋛︎⌚.

Just 24 hours after burial, something astonishing begins beneath the earth.
The bacteria that once helped digest food now begin to digest the body itself from the inside out.
A horrible stench starts to rise — an invisible signal that invites insects, worms, and scorpions to the feast.

Soon, all kinds of creatures begin moving toward the body.
The same body that once walked with pride, lived in comfort, and claimed status — is now nothing more than a decaying mass.

The Timeline of Decay:

📅 Day 1 – Intestinal bacteria become active; worms and insects enter the body through the a**s.
📅 Day 3 – The nose begins to deform; scorpions and bugs start consuming flesh.
📅 Day 6 – Noticeable changes in facial structure begin.
📅 Day 9 – Hair and nails begin to fall off.
📅 Day 17 – The stomach bloats and eventually bursts, revealing internal organs.
📅 Day 60 – All flesh disappears; only bones remain.
📅 Day 90 – The skeleton disintegrates.
📅 After 1 year – Even the bones turn to dust.

So where is pride now?

What happened to:

Arrogance?

Greed?

Ego and status?

Titles, wealth, beauty, and power?

All of it gets buried.
The king and the beggar become equals in the soil.
The one who once ruled lands now can't even protect his own body from insects.

💭 Think deeply…

We are made from dust,
we are returned to dust,
and in the end, we become dust.

That’s the reality of every human being.

🌿 So what truly matters?

Kindness.

Humility.

Remembering God.

Sincere worship and good deeds.

Asking for a blessed ending.

🤲 O Allah, grant us righteous actions, humble hearts, and a peaceful end. Ameen. 😢


゚viralシ

𝐂𝐫𝐢𝐬𝐭𝐢𝐚𝐧𝐨 𝐑𝐨𝐧𝐚𝐥𝐝𝐨 has declared Saudi Arabia as his permanent home, stating he plans to live there for the rest of his li...
03/07/2025

𝐂𝐫𝐢𝐬𝐭𝐢𝐚𝐧𝐨 𝐑𝐨𝐧𝐚𝐥𝐝𝐨 has declared Saudi Arabia as his permanent home, stating he plans to live there for the rest of his life.

He and his family feel very happy and at home in the Kingdom, appreciating its peaceful environment and the warm hospitality of the people.

Ronaldo emphasized that Saudi Arabia is a safe and peaceful country where he intends to build his life permanently

Address

Chogol
Harer

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when الضمان الاجتماعي. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share