Xornimo web tv

Xornimo web tv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xornimo web tv, TV Network, Jigjiga.

28/01/2024
Xuska ShihiidkaSawirka waxaa Qaaday Jonathan Alpeyrie: 2011Cabdi-khadar Xasan Nuur, wuxuu ku dhashay gobolka jarar magal...
28/01/2024

Xuska Shihiidka
Sawirka waxaa Qaaday Jonathan Alpeyrie: 2011

Cabdi-khadar Xasan Nuur, wuxuu ku dhashay gobolka jarar magalqda birqod Hooyadii waxaa la dhahaa Cibaado Qawdhan ,waxuu katirsanaa guutada, Dufaan onlf
Horintii Shanaad
waxuu ka haawl geli jiray Gobolka Faafan, gaar ahaan Haro-khaliifo qabribayax, Buladari, Qaaxo ilaa Qoraan. Waxuu Shihiiday 2016. Maalin Ciid Carafo ah waxuuna uu ku shihiiday
Toga daakhato, horayna wuxu ugu dhawacmay Tuulada Higlaleey ee Gobolka Jarar Illahay haaw naxariisto Amiin u duceeya💔

Share garee hadii aad u aragto halgankii degankena mid xaq ahaa

Deeganka somaalida waxuu u bahanyahay is badal in qofkan majnuunka ah umada kaga qabto ayaa loo baahanyahay hadii kale m...
16/01/2024

Deeganka somaalida waxuu u bahanyahay is badal in qofkan majnuunka ah umada kaga qabto ayaa loo baahanyahay hadii kale masiirkii umada iyo dhalinta deegaanka god mugdi ah ayuu ku dhacayaa

13/05/2023

Jumco wanagsan nabiga igula salli
صلى الله عليه وسلم وبارك عليه
Fadlan 1k gaarsiiya saliga nabiga scw

Harar qiimo weyn iyo quruxdeda diri dhaba jijigadii qabooobeyd qabrii dahre aneey iska leh qabrii dahare aneey iska leh
10/09/2022

Harar qiimo weyn iyo
quruxdeda diri dhaba
jijigadii qabooobeyd
qabrii dahre aneey iska leh
qabrii dahare aneey iska leh

16/07/2022

Suaal furan!!

Deegaanka somalida maanta ma la dhihi karaa waa mid xor ah ?

06/07/2022

Nabi muxamad صلى الله عليه وسلم
Ha dhaafin magaciisa adigoo uu ku muuqdo ku Sali scw

Sawir kulmjyay maamul goboleedyada puntland iyo somaliland oo saxan wax ku wada cunayo
14/06/2022

Sawir kulmjyay maamul goboleedyada puntland iyo somaliland oo saxan wax ku wada cunayo

Address

Jigjiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xornimo web tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category