Huunno Media

Huunno Media Falanqaynta dhacdooyinka saamaynta leh iyo warar lagu kalsoonaan karo oo xaqiiqada ku salaysan.

Raysal wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay wasiirro.1. Md. Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi โ€“ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ...
17/03/2025

Raysal wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay wasiirro.

1. Md. Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi โ€“ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ด๐—ฎ

2. Md. Cabdiqaadir Maxamed Nuur โ€“ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ธ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ

3. Md. Maxamuud Axmed Aadan (Geesood) โ€“ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ

4. Md. Maxamed Faarax Nuux โ€“ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐——๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ

5. Md. Maxamed Cabdiqaadir Cali โ€“ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—–๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ

6. Md. Maxamuud Cabdiqaadir Xaaji (Jeego) โ€“ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada

7. Mw. Sahuur Xaaji Culusow Xasan โ€“ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha

8. Md. Sulub Axmed Firin โ€“ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha

9. Md. Maxamuud Cabdullaahi Axmed (Abukaate) โ€“ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha

10. Mw. Aamina Xuseen Cali โ€“ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada

11. Md. Xuseen Cali Xaaji โ€“ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada

12. Mw. Fartuun Cabdiqaadir Faarax โ€“ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

13. Md. Maxamed Aadan Maxamed (Baydhabo Janaay) โ€“ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha

14. Md. Maxamed Xuseen Abuukar (Gaaraxo) โ€“ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta

15. Mw. Dahabo Suusow Muunye โ€“ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

16. Md. Cismaan Axmed Macow โ€“ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka

Addis ababa, Ethiopia.
16/03/2025

Addis ababa, Ethiopia.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Aad...
27/02/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyey Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Dimoquraadiga Itoobiya Mudane Abiy Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqaasho rasmi ah ku yimid caasimadda dalkeenna ee Muqdisho.

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda iyo Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa Madaxtooyada Qaranka ku yeelan doona wada-hadallo ku aaddan sidii labada dhinac ay u xoojin lahaayeen iskaashigooda dhinacyada amniga, siyaasadda, diblomaasiyadda, ganacsiga, ilaalinta xasilloonida gobolka iyo la dagaallanka argagixisada caqabadda ku ah horumarka shucuubta labada dowladood.

Dawga Sheekh, oo dayactir lagu sameeyay.Hargeisa HD.
23/02/2025

Dawga Sheekh, oo dayactir lagu sameeyay.

Hargeisa HD.

Eray bixintan waxa soo saaray Xafiiska dhaqanka iyo Dalxiiska Degaanka.
21/02/2025

Eray bixintan waxa soo saaray Xafiiska dhaqanka iyo Dalxiiska Degaanka.

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa garoonka diyaaradaha ee Garaad Wiil-waal kusoo dhaweeyay dhiggiisa ...
21/02/2025

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa garoonka diyaaradaha ee Garaad Wiil-waal kusoo dhaweeyay dhiggiisa Deegaanka Benishangul-Gumuz, Mudane Ashadli Hassan iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Jaamacadda Jigjiga ayaa isbadal bogaadin mudan ku samaysay sumadda jaamacadda. Waxa korka sare lagu xardhay magaca jaama...
20/02/2025

Jaamacadda Jigjiga ayaa isbadal bogaadin mudan ku samaysay sumadda jaamacadda. Waxa korka sare lagu xardhay magaca jaamacadda oo Af Soomaali far waaweyn ah.

Arinkan Jaamacaddaha kale Itoobiya badidood waxa ay sameeyeen xiligii uu isbadalku ka dhacay Itoobiya.

โœ๏ธDr. Samatar Abshir.

Sawiro: Xafladda casho sharafta shirwaynaha 38aad ee Midowga Africa.
16/02/2025

Sawiro: Xafladda casho sharafta shirwaynaha 38aad ee Midowga Africa.

Waxa Guddoomiyaha cusub ee Midowga Africa ku guulaystay Mudane Maxamuud Cali Yuusuf.
15/02/2025

Waxa Guddoomiyaha cusub ee Midowga Africa ku guulaystay Mudane Maxamuud Cali Yuusuf.

WAR DEGDEG AH.Magacaabista Wasiirada cusub ee la ansixiyay.Wasiirka Xafiiska Biyaha Axmed Miraad.Wasiirka Xafiiska Hawla...
15/02/2025

WAR DEGDEG AH.

Magacaabista Wasiirada cusub ee la ansixiyay.

Wasiirka Xafiiska Biyaha Axmed Miraad.

Wasiirka Xafiiska Hawlaha Guud Axmed shugri.

Wasiirka Xafiiska Qorsheynta Faaruuq Warfaa.

Hogaanka Nabadgeliyada Cabdiqaadir Rashid.

Wasiirka Xafiiska Maaliyada Dayib Ahmed.

Wasiirka Xafiiska Xoolaha Cabduqaadir Iimaan.

Wasiirka Xafiiska Cadaalada Axmed naaji.

Wasiirka Xafiiska Beeraha Cabdulaahi Muuse.

Wasiirka Xafiiska Waxbarashada Maxamed Sheekh.

Wasiirka Xafiiska Arrimaha bulshada Qabdiid Cabdi Cumar.

Wasiirka Xafiiska Tamarta iyo Macdanta Maxamed Cali Kunaay.

Wasiirka Xafiiska Warfaafinta Maxamed Daahir.

Waxa saaka Addis Ababa ka furmay shirka 38aad ee Midowga Africa.Shirlan waxa uu socon doonaa 15-16 february ee sannadkan...
15/02/2025

Waxa saaka Addis Ababa ka furmay shirka 38aad ee Midowga Africa.
Shirlan waxa uu socon doonaa 15-16 february ee sannadkan 2025.

Kal-fadhiga 8aad ee Golaha 6aad ee Golaha Xildhibaannada DDS ayaa ka furmay madasha kulamada ee Golaha Xildhibaannada DD...
15/02/2025

Kal-fadhiga 8aad ee Golaha 6aad ee Golaha Xildhibaannada DDS ayaa ka furmay madasha kulamada ee Golaha Xildhibaannada DDS.

Kal-fadhigan oo ay furtay Af-hayeenka Golaha Xildhibaannada DDS, Marwo Ayaan Cabdi ayaa soo jeedisay ajandayaasha horyaala kal-fadhigan oo kala ahaa:

1. Ansixinta hadal-qoraaleedkii kal-fadhigii 7aad ee golaha 6aad.
2. Soo jeedinta iyo dhagaysiga warbixnta waxqabadka Xukuumada DDS ee 6-da bilood ee sanad miisaaniyadeedka 2017 T.I.
3. Ansixinta bayaannada kala ah:
A. Bayaanka wax ka baddelka bayaanka xadaynta iyo go'aaminta canshuurta xoolaha iibka ah iyo gunnada dhaqashada xoolaha nool.
B. Bayaanka wax ka baddelka bayaanka go'aaminta gunnada isticmaalka dhulka miyiga iyo canshuurta wax-soo-saarka beeraha.
C. Bayaanka habka maamulka ee DDS.
D. Bayaanka maamulka cuntada daawooyinka iyo adeegga caafimaadka.
E. Bayaanka wax ka baddelka bayaanka aas-aasida komeshinka baadhista tacadiyadii ka dhacay Deegaanka Soomaalida iyo dib-u-heshiisiinta iyo xaal-marinta dhibbanayaasha DDS.
F. Bayaanka meel-marinta miisaaniyadda dheeriga ah ee daynta faderaalka laga helay S.M 2017 T.I.
G. Bayaanka meel-marinta miisaaniyadda dheeriga ah ee mushaar-korodhka.
4. Ansixinta xubnaha magacaabista.

SRTV Somali

Address

Jigjiga

Telephone

+251915222333

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Huunno Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share