Xalane media TV

Xalane media TV Warar xaqiiqo ah oo dhexdhexaad ah

11/09/2023

Fihiima quuje πŸ™πŸ™

Laascaanod ka quraaco garoowe ka qadee Qardhana kacashee harti nimaan aqoon baa yidhaa hadalka qaarkiise.

Salaadii Subax ee saakay ayuu awoodi waayay in uu sii Tukado Xanuun awgeed, taas oo sababatay in uu isaga Baxo Masaajidk...
11/09/2023

Salaadii Subax ee saakay ayuu awoodi waayay in uu sii Tukado Xanuun awgeed, taas oo sababatay in uu isaga Baxo Masaajidka Abubakar Al sadiq ee Nairobi.

Salaadii Jimcaha masjidka ayuu kusoo tukaday. Xaaladiisa caafimaadna wey wanaagsan tahay sida dad ku dhow ii xaqiijiyeen.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo dhowaan ka yimid Dalka Hindiya ayaa Xaaladiisa Caafimaad halkaas lagula tacaalayay.

Alle Caafimadka ha u siyaadiyo.

Dowladda Iran ayaa soo bandhigtay diyaarad dagaal oo ah nooca aan duuliyaha lahayn taas oo loogu magac daray magalaada Q...
06/08/2023

Dowladda Iran ayaa soo bandhigtay diyaarad dagaal oo ah nooca aan duuliyaha lahayn taas oo loogu magac daray magalaada Qaza ee Falastiin, Naqshada diyaaradan ayaa loogu talo galay kaliya in ay duqaymo ka geysan karto magaalooyinka Isreal.

Diyaaradan oo lagu qalabeeyey Tiknoolajiyadda casriga ah ayaa awood u leh qabashada shaqooyinka Basaasida, Fulinta weerarada iyo sahaminta intaba, Sidoo kale waxa ay awood u leedahay in ay qaado 13-Gantaal.

Talaabadan ay dowladda Iran qaaday ayaa wal-wal weyn ku abuuray Xukuumadda Isreal iyo dalalka reer galbeedka, Waxaana ay arrintani fursad u tahay xoogaga hubaysan ee Falastiiniyiinta kuwaas oo dagaal kula jira Yuhuuda.

06/08/2023

This guy made a real assessment aboutβ€¦πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

02/08/2023

Xulka talyaaniga waxay dacwad u gudbiyeen xiriirka FIFA kadib markii ay maanta guul darro kala kulmeen gabdhaha qaaradeena ee South Africa oo 3:2 looga badiyay balse la yaabka ayaa ah in laba haween ah rag ay ugu shakiyeen.

Gabadhaasi jiifta kawarama maxaa idiinkaga muuqda,aniga ahaan naagtan buumada waxyaabo kale ayay ka hoos gishatay u maleenaa adigana?

01/08/2023

Daawo quruxda iyo barwaqada dalkena Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄
Halka ay iskaga daran bada iyo wabiga goobtuna waa GOOBWAYN,Jubaland Somalia.

Fiiq, caasimadda sadexaad ee Deeganka.Xalane media TV
14/06/2023

Fiiq, caasimadda sadexaad ee Deeganka.

Xalane media TV

11/04/2023

Sadexdaan raga cimri deg-deg Ayay ku ridaan.

27/03/2023

Xaliyaa yaabay hablihii somaliyeed kagaaris malaha Aduunyo.

26/03/2023

MaRka aad booqato xaafad Aad qaraabo tihiin OO La waayo lacagtii miiska saarnayd
Kadib Na Aad maqasho iyadoo La Lee yahy waa mArki Ugu Horaysay Ee lacag La waayo
Yaa Nagu cusub maanta Talow waxan manan Aqoone

MAXAD SAMYN LAHAYD ?

Address

Jigjiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xalane media TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xalane media TV:

Share