Adal Post Media

Adal Post Media Waaa page lagu soo gudbin doono postive iyo vedio hd and sport iyo qosoliyo qaraxo nagu soo biir

10/01/2025

Maxaa ku dhacay magaaladi isku tilmaami jirtay malaigta?

Xildhibaan Maxamed Abiib
06/01/2025

Xildhibaan Maxamed Abiib

04/01/2025

"Ma Gacantayda ayaan wax iskaga celiya mise..." Fanaanka Qamar Suugaani

26/12/2024

Mucjiso:ninkii alle wakiisha uunbaa badbaadaya qisadan iladaawo

18/12/2024

Muuqaal halis ah oo ay qabatay cameradaha cc tvga muqdisho

Sii share garee mhdsanid

Madaxa Arrimaha diinta ee Turkiga, Cali Erbas ayaa su'aal xujo ah hor dhigey in kabadan laba bilyan oo muslimiina oo ku ...
17/11/2024

Madaxa Arrimaha diinta ee Turkiga, Cali Erbas ayaa su'aal xujo ah hor dhigey in kabadan laba bilyan oo muslimiina oo ku nool Dunida daafaheeda.

Cali Erbas ayaa yidhi "yaan la iloobin xadiiskii Nabigeena SCW ee ahaa, markaad wax xun aragtaan, xumaaanta gacmihiina ku saxa."

wuxuu intaasi raaciyay "Maxay laba bilyan oo muslimiina gacmahooda ku sameynayaan maanta.? iyadoo ku dhawaad 30 kun oo caruur F-/-stiiniyiina lagu dilayo indhahooda hortooda."

Wuxuu xusey in xumaaantani ay ku suuleyn in salaada marka la tukado loo duceeyo F*/-st-n oo la yidhaahdo "Qalbigaa ka dhibsaneynaa" balse loo baahan yahay buu yidhi in naxariis daradan wax laga qabto inta ayna cuqabada dulmigaasi inawada haleelin.

14/11/2024
05/11/2024

Faah”Fahinta Diyaarada ku dhacday Shabellada Hoose iyo Nooca Diyaarada?

02/11/2024

Nin kasoo jeeda dalka Hindiya oo qaatay Diinta Islaamka

“Kadib muddo toddobaad ah oo ka soo wareegay maalintii aan dib u helay xoriyaddayda, intaana aan waday wada tashiyo heer...
06/10/2024

“Kadib muddo toddobaad ah oo ka soo wareegay maalintii aan dib u helay xoriyaddayda, intaana aan waday wada tashiyo heerar kala duwan ah, waxaan maalinta berri ah ee Isniinta, haddii Alle idmo la hadli doonaa warbaahinta, aniga oo ka warbixin doona ujeedka laga lahaa afduubkii la igula kacay, duruufaha u gaarka ah gobolka Awdal ee la iga soo doortay iyo doorashooyinka”.

Xildhibaan Maxamed Abiib

18/09/2024

Lama toogan karo sayid cali Aniga oo aan aabaha dhalay ... Sax miyaa? | Lama toogan karo sayid cali Aniga oo aan aabaha dhalay ... Sax miyaa?

Address

Jigjiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adal Post Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category