Cabdiwali FM Jigjiga

Cabdiwali FM Jigjiga Bartan waxaad ka helaysaa warar sugan oo DDS iyo dunida kaleba hadlaya.

Qiimaynta warbixinta waxqabadka lixda bilood ee sannad miisaaniyeedka 2017 t.i ee xafiisyada heer deegaan ayaa si rasmi ...
16/01/2025

Qiimaynta warbixinta waxqabadka lixda bilood ee sannad miisaaniyeedka 2017 t.i ee xafiisyada heer deegaan ayaa si rasmi ah ugu furmay madasha shirarka ee Xafiiska Maaliyadda.

Qiimayntan ayaa ah mid lagu dul istaagayo wixii ugu qabsoomay qorshayaasha u degsanaa xafiisyada lixdii bilood ee sannadkani, wixii aan qabsoomin iyo sababaha jira ee ay u qabsoomi waayeen. Xafiisyada Maaraynta Khataraha Masiibooyinka, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Xirfadaha iyo Shaqo-abuurka ayaa galinkii h**e ee saaka soo jeediyay warbixinta waxqabadkooda.

16/01/2025
10/12/2024

Magaalada mooyaale oo ay ka socdaan dadaalo kor la
Oogu qaadayo wadooyinka

10/12/2024
Duqa dawlada hoose ee cobasha ayaa sheegay in saylada xoolaha ee cobasha ay wado dadaalo kor loogu qaadayo dhanka adeeg ...
10/12/2024

Duqa dawlada hoose ee cobasha ayaa sheegay in saylada xoolaha ee cobasha ay wado dadaalo kor loogu qaadayo dhanka adeeg bixinta islanarkaana ay kacmo furan ku soo dhaqaynayso guud ahaan ganacsada u soo adeeg doonanayso saylada caanka ah ee cobasha

Address

Jigjiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdiwali FM Jigjiga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cabdiwali FM Jigjiga:

Share

Category