Abdilahi Abdi isack

Abdilahi Abdi isack Kusoo dhawaado Wakaalada wararka ee Abdilahi Abdi isack waqtikasto waxaad kaheleeysaan warar in xiis

20/07/2023
Rabbi talo saaro, Waxaa dhab ah, Rabbigeen in u noogu beddelayo wax ka wanaag badan ayada."Aayaddan hoose, kaga naso xan...
18/07/2023

Rabbi talo saaro, Waxaa dhab ah, Rabbigeen in u noogu beddelayo wax ka wanaag badan ayada."

Aayaddan hoose, kaga naso xanuun kasta oo kadhashay fursad kaa dayacantay, shaqo walba oo aad wayday, jacayl kasta oo aad kala irdhowdeen yo saaxiib kasta oo aad u haysatay daacad, balse gadaal kaaga xumaaday.

Illaahay, (SWT) waxa uu kaa qaado xikmad ayuu ka leeyahay, waxa uu kuu daayaana waa naxariis xaggiisa ka ahaatay.

adkayso xaalad waliba oo baro mahadnaqa maxaa yeelay; guud ahaan gorshayaasha Alle waa wada wanaag haba ku xanuujiyaane.

إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ                                  Inaalihaahi wa inaa ilaahey raajacuun, Alla...
01/07/2023

إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

Inaalihaahi wa inaa ilaahey raajacuun, Allah u naxariisto Abo Xaaji Abdulahi Qasay, oo maanta tii Rabi kutimid, Kuna geeriyoodey degmada Filtu, waxaan Allah ugubaryeynaa inuu qabriga u waasaciyo, janatul fardowsana ka waraabiyo kana dhigo marti lajecl yahay dhamaanteen samir iyo iimaan allaha naga siiyo.
Aamin Aamiin

Ciid Mubarak dhamaan umada Muslimiinta ah, Shacabka Somaliyeed, Ehelka iyo Asxabta,, Allaah Ciidan Ciideeda ha inagu gaa...
20/04/2023

Ciid Mubarak dhamaan umada Muslimiinta ah, Shacabka Somaliyeed, Ehelka iyo Asxabta,, Allaah Ciidan Ciideeda ha inagu gaadhsiiyo Nabad, caafimaad iyo Nolol Barwaaqo Ah🤲

Caawa Iyo Jumcahi Ugu Dambeyey Ee Ramadan Waxkasta Saliga Nabiga Ayu Inogu Hagagiye Ee Aynu Ku Wada Salino Xabiibka SCW ...
14/04/2023

Caawa Iyo Jumcahi Ugu Dambeyey Ee Ramadan
Waxkasta Saliga Nabiga Ayu Inogu Hagagiye Ee Aynu Ku Wada Salino Xabiibka SCW ♥️ﷺﷺﷺﷺﷺﷺ♥️

Address

Jigjiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdilahi Abdi isack posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdilahi Abdi isack:

Share

Category