Dagaara Media

Dagaara Media Dagaara Media Network
(3)

 : Ansixinta Gobolo, Degmooyin iyo Maamul Magaaloyin Cusub ayaa kamid ah anjadaha kala fadhiga 9-aad ee Golaha 6-aad Ee ...
24/07/2025

: Ansixinta Gobolo, Degmooyin iyo Maamul Magaaloyin Cusub ayaa kamid ah anjadaha kala fadhiga 9-aad ee Golaha 6-aad Ee Baarlamaanka DDS; oo jimcada bari ah ka furmi doona Magaalada Jigjiga.

ilaa hadda lama shaacinin tirada rasmiga ah ee ay ka kooban yihiin Gobolada, Degmooyin ka iyo Maamul Magaaloyin ka bari la horkeeni doono Baarlamaanka Deegaanka.

Follow: Dagaara Media

 : Afrika in $90 Bilyan oo Doollar Sannadkii ku Bixiso Shidaal la soo Dhoofiyo, Waa Wax aan La Aqbali Karin  Ayuu Yiri A...
24/07/2025

: Afrika in $90 Bilyan oo Doollar Sannadkii ku Bixiso Shidaal la soo Dhoofiyo, Waa Wax aan La Aqbali Karin Ayuu Yiri Aliko Dangote.

Aliko Dangote, oo ah maalqabeen Afrikaan ah, ayaa sheegay inaysan habboonayn in Afrika ay sannad kasta soo dhoofiso in ka badan 120 milyan oo tan oo shidaal ah, in kasta oo ay soo saarto shidaal cayriin oo ku filan.

Dangote wuxuu xusay in kharashka ay qaaraddu ku bixiso shidaalka la soo dhoofiyo uu la mid yahay 85% dakhliga guud ee gudaha (GDP).

"Waxaan sannad kasta luminaa awoodda dhaqaale ee qaaradda oo aan qaarado kale u gaynaa," ayuu yiri maalqabeenka Afrikaanka ah isaga oo ka hadlaya Shirweynaha Shidaalka Galbeedka Afrika ee ka dhacay Abuja.

Waxa uu intaa ku daray in inkasta oo Afrika ay leedahay awood ay ku sifeeyso shidaal ka badan inta ay u baahan tahay, haddana ay sifeeyso kaliya 40% oo kali ah baahideeda.

Sputnik ayaa soo warisay in caqabadaha kala duwan ee shidaalka dalalka ay hor taagaantahay sifaynta qaaradda dhexdeeda, taas oo fureysa dariiqa ah in kharashaad aan loo baahnayn oo shidaal ah uu ka baxo qaarada.

Fallow Dagaara Media

  lagu xoojinayo daris wanaaga labada gobol ee Faafan DDS iyo Gobolka Hawd ee SL ayaa kaqabsoomay Magaalada Bali-Gubadle...
24/07/2025

lagu xoojinayo daris wanaaga labada gobol ee Faafan DDS iyo Gobolka Hawd ee SL ayaa kaqabsoomay Magaalada Bali-Gubadle.

Kulanka oo lagu gorfeeyay sidii labada gobol iskaga kaashan lahaayeen nabadgalyada, isku socodka bulshada iyo wanaajinta xidhiidhka qotada dheer ee kadhexeeya labada shacab ayaa kusoo dhamaaday is-afgarad iyo guul.

Fallow Dagaara Media

24/07/2025

:-Maamulka Magaalada Jigjiga Ayaa Ansixiyay Xaafaddo iyo Degmo hoosaad cusub oo Ku Soo biraya Caasimada.
Follow: Dagaara Media

  Shaqaadi u danbaysay ee daamur saritanka ayaa laga sameeyay xamda hotel ilaa Keela harar dhismaha hawshi marinada casi...
24/07/2025

Shaqaadi u danbaysay ee daamur saritanka ayaa laga sameeyay xamda hotel ilaa Keela harar dhismaha hawshi marinada casimada intaasa ugu dambaysay.

Fallow: Dagaara Media #

Aynu U Diyaargarowno 24ka Hamle 2017 oo ah hal Maalin oo lagu Beerayo 700 Milyan oo Geed.Dalkan Waxaa jira arrimo muhiim...
24/07/2025

Aynu U Diyaargarowno 24ka Hamle 2017 oo ah hal Maalin oo lagu Beerayo 700 Milyan oo Geed.

Dalkan Waxaa jira arrimo muhiim ah oo mucaarad iyo muxaafidba ay Itoobiya gudaheeda si buuxda uga mideysan yihiin, kuwaas oo ka tarjumaya danaha qarankan, midnimada shacabka, iyo horumarka dalka. Waxaa kamid ah: 1. Guushii Adwaa oo ah astaan weyn oo ay Afrika oo dhani maanta ku faanto. Waana Guushii ay Itoobiya kaga adkaatay gumeystihii reer Yurub waxay noqotay dhiirrigelin qaran iyo mid qaaradeedba.

2. Biyo-xidheenka Weyn ee Itoobiya, Abay Waa mashruuc lagu hirgeliyey iskutashiga shucuubta Itoobiya wuxuuna noqday astaan midnimo, horumar, iyo madaxbannaani dhaqaaleba aburay.

3.Waa Barnaamijka Dhaxalreebka Cagaaran Waa hindise uu leeyahay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Dr. Abiy Axmed, kaasi oo lixdii sano ee lasoo dhaafay dalka looga beeray in ka badan 40 bilyan oo geed. Sanadkana qorshuhu waa in la beero 7.5 bilyan oo geed guud ahaan dalkan Itoobiya.

Adiguna Maxad Ku Dari lahayd?

Wq: Saedi Abas Ali
Fallow: Dagaara Media

24/07/2025

Hadalkaga waxaa la qadariya waa intaa u xaqiiqo ku qotamo ustaad Wasiir Muxiyadiin.fallow: Dagaara Media

  Howlaha Laga Fuliyay Diridhaba Sannadkii Tegay.Duqa Ismaamulka Magaalada Diridhaba ayaa sheegay in sanad-miisaaniyadee...
24/07/2025

Howlaha Laga Fuliyay Diridhaba Sannadkii Tegay.

Duqa Ismaamulka Magaalada Diridhaba ayaa sheegay in sanad-miisaaniyadeedkii dhamaaday la fuliyay hawlo wax ku ool ah oo si toos ah looga jawaabayay baahiyaha horumarineed iyo xoojinta maamulka suuban.

Golaha Deegaanka Ismaamulka Magaalada Diridhaba ayaa yeeshay kalfadhigii 3aad ee sanadka 4aad ee ismaamulka, waxaana lagu qiimeeyay warbixinta waxqabadka sanadkii tagay.

Duqa magaalada Diridhaba, Mudane Khadiir Juhaar, ayaa soo jeediyay warbixinta waxqabadka sanadkii 2017 EC, isagoo sheegay in sanadkii la soo dhaafay la ururiyay dakhli ka badan 5.4 bilyan oo Birr, taasoo sahashay in la fuliyo mashaariic wax ka qabtay baahiyaha horumarineed iyo xoojinta maamulka wanaagsan ee ay dadweynuhu tabayeen.

Waxaa uu xusay in 120 mashruuc oo horumarineed oo kala duwan laga hirgeliyay xaafadaha magaalada iyo tuulooyinka hoos yimaada ismaamulka, kuwaas oo si rasmi ah loo dhammeystiray isla markaana bilaabay bixinta adeegyo muhiim ah.

Duqa magaalada ayaa sidoo kale sheegay in xoogga la saarayo dhammeystirka mashaariicda kale ee wali socda, isaga oo carabka ku dhuftay in shaqooyin wax ku ool ah laga qabtay baahiyaha dhalinyarada ee la xidhiidha shaqo-abuurka iyo sidii loo yareyn lahaa sicir-bararka saameynaya nolosha bulshada.

Fallow: Dagaara Media

 : Duqa Caasimadda ayaa Shir-guddoomiyay kulanka amniga oo Caasimadda Jigjiga. kulankan ayaa lagu falanqeeyay falalka na...
24/07/2025

: Duqa Caasimadda ayaa Shir-guddoomiyay kulanka amniga oo Caasimadda Jigjiga.

kulankan ayaa lagu falanqeeyay falalka nabadgaliyo-darro ee dhawaanahan ka dhacay Jigjiga; iyo qorshayaasha lagu xoojinayo sugidda amniga guud Caasimadda.

Follow: Dagaara Media

24/07/2025

: Duqa Caasimadda Jigjiga Eng: Shaafi Axmed Macalin; oo ka hadlaya; Hooyooyinka Nabada Doorka ay ku leeyihiin ka hortagga dambiyada iyo ka wacyigelinta dhalinyarada fal-dambiyeedyada ka dhaca Magaalada.

Follow: Dagaara Media

24/07/2025

Abwaan Muxiyadiin Shaahid iyo Silsilaadi Duuniyo Jawaab Furan Weye. Follow: Dagaara Media

24/07/2025

: "Dhawaan waxaan bilaabaynaa Barnaamijka Dhagaysiga furan" (Public Hearings).

Maewo Fowsiya Cabdiqaadir
Ku-xigeenka Xafiiska Komishinka Baadhista Tacadiyadii ka dhacay Deegaanka Soomaalida, Dib u heshiisiinta iyo Xaalmarinta Dhibanayaasha.

Follow: Dagaara Media

Address

Jigjiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dagaara Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dagaara Media:

Share