Diwaan Media

Diwaan Media Waxa u horseda Dhamaan wararka deganka iyo Meeelkasta ay waxka dhacan wad laa socon karta

 .Degmada Cusub ee Cobosha Gobolka Faafan.
24/07/2025

.Degmada Cusub ee Cobosha Gobolka Faafan.

24/07/2025

. DEGMOYINKA CUSUB

1. Duuban
2. Shaxda Buhoodle
3. Garanuugle-gashamo
4. Calleen
5. Bacaad wayn-mooyale kago'day
6. Xagar moqor-Gurrebaqasa ka go'day
7. Shakisa-celkari kagoday
8-9: Laba dagmo tuli ka go'ay (Gari iyo jaarso)
10. Cobosha
11. Buladari
12. Buqayar
13. Bayaxow
14. Ceelbarde

24/07/2025

Shiinaha oo diyaarado dagaal oo casri ah ku wareejinaya Iiraan & reer galbeedka oo cabsi weyn ka qabo kalinta shinuhu ku yelaneyo Iiraan.

24/07/2025

Is diidooyinka wali kajira Markabka Sea world, Is dhaafsiga fariimaha adag & qorshaha Turkiga

24/07/2025

Ibrahim Traore African Freedom💪👌

24/07/2025

Diyaaradii Ruushka ku dhacday oo la helay raqdeeda waxase la sheegay in aan la arkin wax badbaaday. Waxa saarnaa 49 qof oo caruur ku jirto. Waxay ka soo duushey gobolka Amuur ee bariga Ruushka kuna socotay isla bariga dalkaasi baaxada weyn. Waxay sheegeen inuu dab qabsaday ayadoo ku dhow garoonka ay ku degi lahayd.

24/07/2025

DEG DEG IRAN Oo Gantaalo Ku Bursatay Markab Dagaal Oo Uu Leeyahay Mareykanka , Xaalada Oo Kasii Dartay

23/07/2025

Isbahaysiga cusub ee Turkiga,iran iyo pakistan

Degdeg :- madax waynaha shiinaha ayaa ugu baaqay netanyahu inla soo xidho Wuxuuna ku eedeeyey xasuuqa shacabka qasa
22/07/2025

Degdeg :- madax waynaha shiinaha ayaa ugu baaqay netanyahu inla soo xidho Wuxuuna ku eedeeyey xasuuqa shacabka qasa

22/07/2025

Turkiga oo ku hanjabay in uu dagaal geliyo haddii Suuriya la kala qeybiyo, Is-ria run qaraar aragtay

22/07/2025

Shiinaha ayaa soo bandhigay Hubkii ugu halista badan aduunka.

Address

Jigjiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Diwaan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Diwaan Media:

Share