Somali Press Online

Somali Press Online Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Press Online, Media/News Company, Jigjiga.

14/07/2025
17/05/2025
Gubashada Jimcaha & Suuqyada Somalida Geeska Africa? 3//12/2011 waxa gubtay suuqa magaalo ganacsiyeedka Bosaaso. 21/1/20...
08/07/2023

Gubashada Jimcaha & Suuqyada Somalida Geeska Africa?

3//12/2011 waxa gubtay suuqa magaalo ganacsiyeedka Bosaaso.
21/1/2023 waxa gubtay suuqa Bakaaraha habeenimo jimce baxayso.
2/4/2022 waxa gubtay suuqa Waaheen Hargaysa habeenimo jimce baxayso.
8/7/2023 waxa gubtay suuqa Taywaanka ee magaalada jigjiga habeenimo jimce baxayso.

Maxaa gubashada suuqada dhamaantood kusoo beegay habeenimo Jimce baxayso sabtina soo galayso? Maxaa sabab u ah gubashada suuqyada somalida? Ma jirtaa cid baadhitaan cilmiyaysan ku samaysan? Maxaa uga meel hormuudka hogaaminta siyaasada somalida geeska?

Akhriste aragtidaada hoos nagula wadaag.

Wasiirada arrimaha dibada Turkiga iyo Maraykanka ayaa khadka Telefoonka goordhowayd kaga wada hadlay arrimo muhiim ah oo...
08/07/2023

Wasiirada arrimaha dibada Turkiga iyo Maraykanka ayaa khadka Telefoonka goordhowayd kaga wada hadlay arrimo muhiim ah oo labada dal ka dhexeeya sida, Ballaadhinta xubnaha gaashaanbuurta NATO, arrinta dagaalka Ukraine iyo arrinta la xidhiidha sidii dadka Syria loo gaadhsiin lahaa gar gaar bani'aadanimo.

Somali Press Online

08/07/2023

Mulkiilaha sharkada Dahabshiil mudane Cabdirashiid Xaaji Maxamed Siciid Dahabshiil ayaa noqotay sharkadii koowaad ee tageero dhaqaale ka gaysata khasaarihii hantiyeed ee ka dhashay gubashadii suuqa suuqa wayn ee magaalada jigjiga. Maamulka sare ee sharkada Dahabshiil oo mardhawayd saxaafada deegaanka la hadlay ayaa sheegay inay bixinayaan 20 Million oo birr.

Madaxwayne Mustafe Muxumed Cumar ayaa xafiiskiisa ku qaabilay waftigii kasoo gurmaday Somaliland. Madaxwayne Mustafe aya...
08/07/2023

Madaxwayne Mustafe Muxumed Cumar ayaa xafiiskiisa ku qaabilay waftigii kasoo gurmaday Somaliland. Madaxwayne Mustafe ayaa uga mahad celiyay waftiga Somaliland sida wanaagsan ee ay ugu soo gurmadeen iyo tageerada dhaqaale ee ay ku yabooheen qaarkamida sharakada waawayn ee Somaliland oo ay ugu horayso sharkada Dahabshiil.

Masuuliyiinta sarsare ee dawlada fadaraalka oo ay ugu horeeyaan Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Barwaaqo mudane Adan Fara...
08/07/2023

Masuuliyiinta sarsare ee dawlada fadaraalka oo ay ugu horeeyaan Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Barwaaqo mudane Adan Farax, Wasiirka Maaliyada Mudane Axmed Shide iyo Madaxa guud wakaalada Maalgalinta Hantida Qaranka mudane Cabdiraxman Iid Daahir ayaa shacabka deegaanka Somalida kasoo tacsiyeeyay Masiibada balaadhan ee ku habsatay suuqii Taywaanka Jigjiga..

Maamulka sharkada Dahabshiil ayaa noqotay sharkadii ugu horaysay ee caawimo ku dhawaaqda. Maareeyaha guud ee sharakada D...
08/07/2023

Maamulka sharkada Dahabshiil ayaa noqotay sharkadii ugu horaysay ee caawimo ku dhawaaqda. Maareeyaha guud ee sharakada Dahabshiil oo kulan la qaatay hogaaminta deegaanka ayaa ku yaboohay cadad lageceed oo dhan 20,000,000 Birr.

Waftigii reer Somaliland oo horkacayo wasiir Saleebaan Cali Koore ayaa booqasho ku tagay suuqii waynaa ee jigjiga kasoo ...
08/07/2023

Waftigii reer Somaliland oo horkacayo wasiir Saleebaan Cali Koore ayaa booqasho ku tagay suuqii waynaa ee jigjiga kasoo xalay shuf beelay ka dib markii dab xoogan ka kacay.

08/07/2023

Daawo Mayerka Magaladda Hargaisa oo xalay Xili Danbe soo gadhay Magaladda Jigjiga isla markaana Horkacayay Gurmad balaadhan oo kasoo kicitamay Magaladda Hargaisa si ay Qayb uga noqdaan Dadaalka lagu Daminayay Suqa Taiwanka Magaladda jigjiga.

Wasiirka Xafiiska Dakhliga DDS mudane Cabdicasiis ayaa magaalada tog-wajaale kusoo masuuliyiin Somaliland ka soo gurmada...
08/07/2023

Wasiirka Xafiiska Dakhliga DDS mudane Cabdicasiis ayaa magaalada tog-wajaale kusoo masuuliyiin Somaliland ka soo gurmaday.

08/07/2023

Mayor ka magaalada jijiga oo ka hadlay masiibada dabka ee caawa uu ku basbeelay taywaankii magaalada jijiga.

Address

Jigjiga

Telephone

+251707901379

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Press Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Press Online:

Share