Dariiq Media

Dariiq Media please follow us Nutritionist

08/06/2026

📍M.M. FIILTU

Alle ha u raxmado Imaam Qaasim Naaji (Yaasheey) oo goordhaw geeriyooday, Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.Waxa u...
08/06/2026

Alle ha u raxmado Imaam Qaasim Naaji (Yaasheey) oo goordhaw geeriyooday, Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Waxa uu ahaa Wadaad caan ka ahaa Degmada Shibis iyo muqdisho waliba isaga oo araga la, ayuu hadane diinta faafin jiray.
Axmed siciid axmed

07/06/2026

Hadaad saaka Caafimaad qab ku toostey, Allah casa wajala u mahadceli oo "Alxamdulilaah dheh"

"Kuwa xaqa rumeeyayoow ha raac raacina tallaabooyinka shaydaanka".
04/06/2026

"Kuwa xaqa rumeeyayoow ha raac raacina tallaabooyinka shaydaanka".

04/06/2026

Dowlada waxaan aragnaa ma Canshuurta la uruurinayo oo kali ah

03/06/2026

Deg Deg: Booliiska oo weerarkii Galabta war kasoo saaray.

02/06/2026

Nusdariiq 📍

01/06/2026
Saadaali natiijada ciyaarta PSG vs Arsenal oo ku guulayso ABAALMARIN dhan 5000 birr
30/05/2026

Saadaali natiijada ciyaarta PSG vs Arsenal oo ku guulayso ABAALMARIN dhan 5000 birr

🔥 PSG 🆚 ARSENAL 🔥

🎯 Saadaali natiijada ciyaarta PSG vs Arsenal oo ku guulayso ABAALMARIN dhan 5000 birr 💸

📌 Shuruudaha:
✅ FOLLOW garee page-ka
✅ LIKE saar post-ka
✅ SHARE garee
✅ Mention dheh 5 qof

🏆 Qofka sida saxda ah u saadaaliya natiijada shuruudahana buuxiya ayaa noqon doona guulaystaha.

29/05/2026

Waxaan dhaqan xumo😭😭

Address

Jigjiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dariiq Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dariiq Media:

Share