Deka

Deka وَالَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ أُولَـٰئِكَ أَصْحَابُ الْجَنَّةِ ۖ هُمْ فِيهَا خَالِدُو

Xiliyada qaar, dadka waxaan ku raacaa fikirkooda, kaliya si ay u aamusaan...
20/11/2024

Xiliyada qaar, dadka waxaan ku raacaa fikirkooda, kaliya si ay u aamusaan...

20/11/2024
🧕🤍
12/10/2024

🧕🤍

Waalidka wanaagsan waa kuwa isku dayo inay carruurtooda si kalgacal iyo dulqaad leh u barbaariyaan, iyaga oo siinaya dar...
12/10/2024

Waalidka wanaagsan waa kuwa isku dayo inay carruurtooda si kalgacal iyo dulqaad leh u barbaariyaan, iyaga oo siinaya daryeel, hanuun, iyo waxbarasho. Waxay fahmaan baahiyaha carruurtooda, waxayna ku taageeraan inay helaan isku kalsooni iyo karti. Waalidka wanaagsan sidoo kale waa kuwa carruurtooda u ogolaada inay khaladaad sameeyaan si ay uga bartaan, laakiin mar walba waa kuwa jooga marka loo baahdo hagitaan iyo caawimaad.

❤️♥️🧕

"في الليل ..نعود لأرواحنا ، لأنفسنا ، وللأشياء التي نُحب" ❤️
12/10/2024

"في الليل ..
نعود لأرواحنا ، لأنفسنا ، وللأشياء التي نُحب" ❤️

Caasha waxay tidhi: waxaan ahaa aniga iyo nabigu (scw) kuwa ku qubaysta hal weel oo kaliya.Sidoo kale nabigu (scw) wuxuu...
11/10/2024

Caasha waxay tidhi: waxaan ahaa aniga iyo nabigu (scw) kuwa ku qubaysta hal weel oo kaliya.
Sidoo kale nabigu (scw) wuxuu ahaa mid u dulqaata haweenkiisa:

Address

Jigjiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share