Mohamed siraje official

Mohamed siraje official kuso dhawow pegeka walaalka mohamed siraaje official maya

18/02/2025
18/02/2025

Alxamdu lilaah socod khayr qaba

18/02/2025

Alxamdu lilaah

Hinda Wacan “ Raga Soomaaliyeed Waxaan u sheegayaa Gabdhii Lacag Badan ku Xujeysa Guurka isla markaana aad ka Bixiso Qar...
25/01/2025

Hinda Wacan “ Raga Soomaaliyeed Waxaan u sheegayaa Gabdhii Lacag Badan ku Xujeysa Guurka isla markaana aad ka Bixiso Qarashka ay Dooneyse, hadaba Lacagta aad ka Bixisay Mid la mid ah Meel dhigo, si marka ay Duqoowdo aad ugu Badasho Mid Yaroo Qurux badan, Sababtoo ah Alaabtaba Marka ay Duugoowdo waa la badalaa, waxaan saan u leeyahay Abaayo Adiga Shay iska dhigay, lacag hala igu iibsado dhahday Maxaa diiday Markaa Duugoowdo in la iska kaa badalo”

Maxay kula Tahay Adiga?

25/01/2025
Kkkklll
25/01/2025

Kkkklll

24/01/2025
Allaha u naxariistee Xirsi Magan baan ka hayaa mar aan u sheeko doonan jiray, oon garaad iyo garasho ka kororsan jiray;H...
24/01/2025

Allaha u naxariistee Xirsi Magan baan ka hayaa mar aan u sheeko doonan jiray, oon garaad iyo garasho ka kororsan jiray;

Hoggaamiye waa afar; Mid dalka u daran, mid dadka u daran, mid diinta u daran iyo mid duunyada u daran.

Siday usii kala daran yihiin baan su’aalay. Wuxuu yiri, waan kuu kala sharxiyee adigu kala saaro.

Midka dalka u daran waa rati reerka kugu simaya, laakiin reeryaduu cunaa.

Midka dadka u daran, waa doqon dantiisa yaqaan oon danqasho lahayn.

Midka diinta u daran, waa mid dhug iyo dhaayaba Alle ka awday.

Midka duunyada u daran, saddexda kale wuxuu dheer yahay, afar shayba waa ka beec; dal, dad, diin iyo duunyo.

Xigasho Fahad Yasin فهد ياسين

23/01/2025

Address

Jigjiga

Telephone

+25377207436

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed siraje official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share