Guul tv

Guul tv Guul tv waa tv aad kala socon doontaan aaladaa kaladuwan ee baraha bulshada.

Buurihii qari jiqood oo doogaysan
14/05/2025

Buurihii qari jiqood oo doogaysan

04/04/2025
17/01/2025
14/01/2025
07/01/2025
Komishinka Maareynta khataraha masiibooyinka ee Fadaraalka ayaa sheegay inuu wado dadaalo lagu samatabixinayo dadka ku n...
04/01/2025

Komishinka Maareynta khataraha masiibooyinka ee Fadaraalka ayaa sheegay inuu wado dadaalo lagu samatabixinayo dadka ku nool goobaha dhul gariirku saameeyay ee deegaanada Cafarta iyo Oromada.
Komishinka oo war kasoo saarey amuurtan dhulgariirka iyo saameynta ka dhalanaysa sida dawladu umaareynayso ayaa sheegay in illaa iyp haatan laga saarey dad gaadhaya 7kun qof oo lageeyay goobo amaan ah, iyadoo inta kale oo dhan 8kunna maalmahan laga saari doono degmooyinka Fantaale iyo Dulaja oo deegaanka cafarta ah.
Dhanka deegaanka Oromada dad ka badan 16kun ayaa unugul saameynta dhul gariirka, waxaana ilaa haatan goobaha unugul dhulgariirka laga saarey 7kun dad ka badan iyadoo 8kun oo wali kusuganna maalmahan laga saari doono aagaasi.
Bilihii lasoo dhaafay ,deegaanadan waxaa kusoo noqnoqonaya dhul gariir saameyntiisu ay dhulka ka muuqato, kaasoo sababay inay dumaan guryo badan oo laga barakaco.

04/01/2025
01/01/2025
15/12/2024
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxwayne kuxigeenka DDS Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax ayaa soo gaadhay magaalada Doollo-addo ee...
15/12/2024

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxwayne kuxigeenka DDS Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax ayaa soo gaadhay magaalada Doollo-addo ee gobolka Liibaan.

Wafdiga ayaa markii ay soo gaadheen garoonka diyaaraha ee Doollo-addo ayaa waxaa soo dhaweeyay masuuliyiin iskugu jirta heer deegaan, heer gobol, heer degmo, saraakiisha ciidaanka militariga iyo waxgaradka magaalada.

Intaasi kadibna, Madaxwayne kuxigeenka DDS Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax, Afhayeenka Golaha Xildhibaanada Marwo Ayaan Cabdi, Madaxa xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida Eng. Maxamed Shaalle iyo masuuliyiin kale ayaa ka qaybgalay daahfurka shirkad koronto oo laga hirgaliyay magaalada Doollo-addo.

13/12/2024
Hogaanka Nabadgalyada DDS,Taliyaha Guud ee Booliska DDS, iyo Guddoomiyaha Gobolka Afdheer ayaa kulan Ku saabsan Xaalada ...
24/11/2024

Hogaanka Nabadgalyada DDS,Taliyaha Guud ee Booliska DDS, iyo Guddoomiyaha Gobolka Afdheer ayaa kulan Ku saabsan Xaalada amniga iyo wacyigelin guud la yeeshay odeyaasha iyo waxgaradka degmada iimay-Galbeed ee Gobolka Afdheer.

Address

Jigjiga

Telephone

+251915330696

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guul tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Guul tv:

Share