Salmaan xaaji maygaag

Salmaan xaaji maygaag Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Salmaan xaaji maygaag, Digital creator, Jigjiga.

Socod wanaagsane siriqmadhige same wade dadka makala soocee suubanoo samaha wade dadka ma sire socod wanaagsane siligu mamudee saatirkaa dhawree siriq wadaha samaha laalaha dadka siraha wuxuu saatirsiiyo saluugaha
Saboolka dhacaha sifahaa layimaadaha
Sa

Afayeenka Baarlamanka Turkiga. "ISRL waxaan si cad ugu sheegaynaa ineysan wakhti iskaga lumin daba orodka riyooyin aan r...
20/09/2026

Afayeenka Baarlamanka Turkiga. "ISRL waxaan si cad ugu sheegaynaa ineysan wakhti iskaga lumin daba orodka riyooyin aan rumoobi karin, annagoo ah Turkiga ayaa dib u habeyn ku sameyn doona gobolka."

Soomaaliya sii awoodaysanaysaguul somalia
17/09/2026

Soomaaliya sii awoodaysanaysa

guul somalia

Afhayeenka dowladda Afghanistan, Zabihullah Mujahid, ayaa sheegay in shaqaalaha dowladda ay ilaaliyaan waqtiga salaadda,...
13/09/2026

Afhayeenka dowladda Afghanistan, Zabihullah Mujahid, ayaa sheegay in shaqaalaha dowladda ay ilaaliyaan waqtiga salaadda, isla markaana ay ku dadaalaan inay jamaacada ku tukadaan, isagoo xusay in salaaddu tahay cibaado qofka ka reebaysa xumaanta iyo falalka aan wanaagsanayn.

Runtii, salaad si sax ah loo guto oo qalbi iyo ficilba laga ilaaliyo waxyaabaha ay reebayso waa inay qofka ku dhiirrigelisaa daacadnimo, amanada iyo ka fogaanshaha tuugada, laaluushka iyo musuqmaasuqa.

Hanbalyo. Hogaaminta ku meel gaadhka ah ee maamulka magaalada shabeley.mahamed daahir Jaamac
07/09/2026

Hanbalyo. Hogaaminta ku meel gaadhka ah ee maamulka magaalada shabeley.
mahamed daahir Jaamac

Hanbalyo. Hogaaminta ku meel gaadhka ah ee maamulka magaalada shabeley.mahamed aHmed osman
07/09/2026

Hanbalyo. Hogaaminta ku meel gaadhka ah ee maamulka magaalada shabeley.
mahamed aHmed osman

Tobanaan kun oo qof ayaa buux dhaafiyay wadooyinka Spain iyagoo ka mudaharaadaya muhaajiriinta tirada badan ee ku qulqul...
03/09/2026

Tobanaan kun oo qof ayaa buux dhaafiyay wadooyinka Spain iyagoo ka mudaharaadaya muhaajiriinta tirada badan ee ku qulqulaya Dalka Spain, waxayna dibad baxayaashu dalbanayaan in Ra'iisal Wasaaraha Spain uu is casilo, kadib markii bishii July ku dhawaad 72,000 oo muhaajiriina ay ka gudbeen Waqooyiga Afrika gaar ahaan Marooko isla markaana ay gaadheen magalada Ceuta ee ka tirsan Dalka Spain.

Ra'iisal Wasaaraha Spain, Pedro Sanchez oo maanta hadlayna wuxuu sheegay in loo baahan yahay in Spain ay soo dhaweyso oo ay caawiso dadka kasoo carayaya dagaalada.

Sanchez wuxuu sheegay iney aad u adag tahay in qof bani aadam ah oo isagoo dagaal ka cararaya kasoo gudbay xuduuda loola dhaqmo si naxariis daro ah oo inta la qabto dib looga celiyo xuduuda.

Dhanka kale Ra'iisal Wasaaraha Spanish-ka ayaa soo jeediyay in loo baahan yahay in Afrika laga caawiyo sidii ay u horumari lahayd ee ay u gaadhi lahayd barwaaqo.

CAAWA WAA HABEEN JUMCA AH HAAN KUWADA SALINO XABIIBKEENA MUXAMED SCW SCW SCW SCW SCW SCW
03/09/2026

CAAWA WAA HABEEN JUMCA AH HAAN KUWADA SALINO
XABIIBKEENA MUXAMED
SCW SCW SCW SCW SCW SCW

Calan-wade Liibaan Cabdirisaaq Axmed oo kasoo jeeda Jabuuti ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay dalka Jabuuti, xilli...
14/08/2026

Calan-wade Liibaan Cabdirisaaq Axmed oo kasoo jeeda Jabuuti ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay dalka Jabuuti, xilli uu kasoo laabtay magaalada Salzburg ee dalka Austria oo Arbacadii isaga iyo garsoore Cumar Cartan iyo calan-wade kale oo Kenya ka socday ay taariikh ka dhigeen.

Ciyaartaas k**a dambeysta ayaa ka tirsaneyd Super Cup-ka Uefa waxayna u dhexaysay Kooxaha PSG iyo Aston Villa, iyadoo guusha ay

Kooxda Paris Saint-Germain ayaa markii labaad oo xiriir ah ku guuleystay UEFA Super Cup, kaddib markii ay 2-1 kaga adkaadeen Aston Villa.

Ciyaartaas waxaa garsoore ka ahaa garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdiqaadir Cartan, halka ay calan-wadeyaal ka ahaayeen Liibaan Cabdirisaaq oo Jabuuti kasoo jeeda, iyo Eliezer Stephen Yiembe oo isna Kenya kasoo jeeda.

Garsoore Cartan oo 34-jir ah ayaa noqday garsoorihii ugu Horreeyay ee aan Yurub u dhalan ee dhexdhexaadiya UEFA Super Cup.

Madaxweynaha Mareykanka, Trump ayaa warbaahinta Real American Voice u sheegay in xaalada dhaqaale ee Iiraan ay kasii dar...
11/08/2026

Madaxweynaha Mareykanka, Trump ayaa warbaahinta Real American Voice u sheegay in xaalada dhaqaale ee Iiraan ay kasii dareyso.

Trump wuxuu sheegay in xaalada dhaqaale ee Iiraan ay aad u xun tahay, sicir bararkuna uu aad u sareeyo oo uu gaadhay 300%, sidoo kalena lacagta Iiraan ay qiimaheedii lumisey.

Wuxuu sheegay in Iiraan ay awoodi laadahay iney bixiso mushaarka askarta, wuxuuna yidhi "Ma bixinayaan mushaarka askartooda, askartuna wey ka tegayaan." Wuxuuna intaasi raaciyay in Iiraan lagu sii haynayo cadaadiska.

Sidoo kale Trump wuxuu sheegay hadii loo baahdo in Mareykanku uu si xoogan u garaaci doono Iiraan.

Ciidanka ugu awooda balaadhan dalalka Carabta ayaa ku biiraya dhidibka gaashaaanbuurta Sunniga ah ee sameystay isbahaysi...
08/08/2026

Ciidanka ugu awooda balaadhan dalalka Carabta ayaa ku biiraya dhidibka gaashaaanbuurta Sunniga ah ee sameystay isbahaysi difaaca wadajirka ah sida uu xaqiijiyay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Turkiga.

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Turkiga, Hakan Fidan ayaa sheegay in Masar ay qayb ka noqneyso heshiiska difaaca wadajirka ah ee Makka Agreement.

Address

Jigjiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salmaan xaaji maygaag posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Salmaan xaaji maygaag:

Shortcuts

Share