Sharmarke Isse Muse

Sharmarke Isse Muse ๐–๐š๐ซ๐š๐ซ ๐—๐š๐ช๐ข๐ข๐ช๐จ ๐€๐ก ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐’๐จ๐œ๐จ ๐‡๐š๐ฅ๐ค๐š๐ง ๐—ข๐—ผ ๐—ฆ๐˜‚๐—ด๐—ฎ๐—ป

War Deg-Deg ah.Kalfadhigii 1aad ee S.M. 2018 t.i. ee Golaha fulinta DDS, oo soo dhamaaday ayaa lagu ansixiyay labo ajand...
24/07/2025

War Deg-Deg ah.

Kalfadhigii 1aad ee S.M. 2018 t.i. ee Golaha fulinta DDS, oo soo dhamaaday ayaa lagu ansixiyay labo ajande oo kaladuwan.

Kalfadhigan 1aad ee golaha Fulinta deegaanka Soomaalida oo mudo labo maalmood ah socday ayay goluhu ku ansixiyeen labo ajande oo kala ah:

1. Miisaaniyada DDS, ee sanad miisaaniyadeedka 2018 t.i.

2. Qaabdhismeed cusub oo lagu soo kordhinayo deegaanka Soomaalida oo iskugu jira
โ–  Gobolo
โ–  Maamul magaalooyin
โ–  Degmooyin.

Waxaana la horgayni doonaa golaha xildhibaanada deegaanka.

23/07/2025

DOCUMENTRY WAXQABADKII XAFIISKA JIDADKA DDS

Booliska Magaalada Qabribayax ayaa  qabtay maandooriyaha Xashiishada iyo eedayaysanihii watayTaliyaha Booliska M.M.Qabri...
23/07/2025

Booliska Magaalada Qabribayax ayaa qabtay maandooriyaha Xashiishada iyo eedayaysanihii watay

Taliyaha Booliska M.M.Qabribayax G/le dhexe Guuleed Maxamed Ismaaciil ayaa sheegay in Caawa abaaro 7:30 fiidnimo Xaafada 6aad ee Maamulka magaalada Qabribyax ku qabteen Xashiishad dhan 2 xidhmood iyo eedaysanihii watay

Sharmarke Isse Muse

 #3๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ผ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ถ๐—ถ ๐—”๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ ๐——๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—–๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐˜†,๐—ฎ๐—ป๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐˜„๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜...
23/07/2025

#3๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ผ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ถ๐—ถ ๐—”๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ ๐——๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—–๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐˜†,
๐—ฎ๐—ป๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐˜„๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ.

Sharmarke Isse Muse

๐— ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐——๐—ฆ. Waxaa la ansixiyay Miisaaniyadda Deegaanka ee S.M. 2018 T.I., taasoo ah lacag ka badan 65.7 bilyan oo ...
23/07/2025

๐— ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐——๐—ฆ. Waxaa la ansixiyay Miisaaniyadda Deegaanka ee S.M. 2018 T.I., taasoo ah lacag ka badan 65.7 bilyan oo birr.

Xafiisyada heer degaan waxaa loo qoondeeyay miisaaniyad dhan 36.9 bilyan oo birr, halka miisaaniyadda hiigsiga yoolasha horumarka waara (Sustainable Development Goals) loo qoondeeyay 1.4 bilyan oo birr. Sidoo kale, degmooyinka, maamullada magaalooyinka iyo magaalooyinka dawladaha hoose ayaa loo ansixiyay 27.4 bilyan oo birr.

Miisaaniyadda deegaanka ayaa 50% noqon doonta mid ka timaadda dakhliga uu deegaanku soo saaro, halka 50% laga heli doono kabka khasnadda dhexe ee dawladda federaalka iyo deeqaha dibadda.

Sharmarke Isse Muse

Maxaa ka cusub bayaanka dib loo habeeyay ee doorashooyinka Itoobiya.Guddiga Doorashooyinka Qaranka Itoobiya ayaa sheegay...
21/07/2025

Maxaa ka cusub bayaanka dib loo habeeyay ee doorashooyinka Itoobiya.

Guddiga Doorashooyinka Qaranka Itoobiya ayaa sheegay in wax-ka-beddelka lagu sameeyay sharciga doorashooyinka uu muhiim u yahay in si hufan, dimuqraadi ah oo daah-furan loo qabto doorashada 7aad ee heer qaran.

Guddoomiyaha guddiga, Melat Work Hailu, ayaa ku dhawaaqday in xeerka la cusbooneysiiyay kadib wadatashi ballaadhan oo lala yeeshay hayโ€™adaha ay khusayso.

Wax-ka-beddelka xeerkan ayaa laga sameeyay qodob horey u xaddidnaa, si looga fogaado dhibaatooyinkii horey udhacay xiligii doorashadii 6aad.

Qodobbada la cusbooneysiiyay waxaa ka mid ah:

*Tirada shaqaalaha ka howlgala xarumaha codbixinta oo la kordhiyay si uu cadaadis ugu imaanin shaqaalaha.

*Diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha oo lagu xadiday daโ€™da 18 jir marka ay tahay waqtiga doorashada, si loogu oggolaado in ay codkooda dhiibtaan.

*Shuruudaha xisbiyada qaran: horey waxaa looga baahnaa xubno ka socda 5 Deegaan balse hadda waa in ay ka yimaadaan ugu yaraan 7 Deegaan.

*Xisbiga waa inuu haystaa ugu yaraan 40% xubno oo ka socda deegaanka uu ka asaasmay, iyo 60% xubno kale oo ka socda lix deegaan oo kale.

26 qodob ayaa guud ahaan la beddelay.

Xeerku waxa uu sidoo kale xisbiga ama musharraxa ku waajibinayaa inuu yeesho aqoonsi elektaroonik ah.

Waxaa lagu talagalay in doorashadu noqoto mid casri ah, degdeg ah, kharash yar oo hufan.

Ugu dambayn, Guddigu wuxuu sheegay in xeerkan la cusbooneysiiyay uu muhiimad weyn u leeyahay hirgelinta doorasho guul leh oo heer qaran ah.

Sharmarke Isse Muse xigasho Hassen Ige Osman

21/07/2025

Gabay Ciidanka Maleeshiyada DDS.

Sharmarke Isse Muse

Gudiga Hagida Mashaariicaha Yoolasha hormarka Waara oo Ansixiyey Miisaaniyad dhan 1,397,200,000 oo Birrโ€Žโ€ŽWarbixinta oo u...
21/07/2025

Gudiga Hagida Mashaariicaha Yoolasha hormarka Waara oo Ansixiyey Miisaaniyad dhan 1,397,200,000 oo Birr
โ€Ž
โ€ŽWarbixinta oo uu soo jeediyey Wasiirka Xafiiska Waraabka DDS, Mudane Maxamed Faatax Maxamed ayaa diiradda lagu saaray:
โ€Ž
โ€Žโ€ข Dhageysiga warbixinta waxqabadka ee mashaariicda hiigsiga yoolasha horumar waara ee S.M. 2017 T.I.
โ€Ž
โ€Žโ€ข soo jeedinta qorshe-hawleedka sanduuqa yoolasha horumar waara (SDGs Fund) ee S.M. 2018 T.I.
โ€Ž
โ€Žโ€ข ka wada hadalka iyo ansixinta miisaaniyadda sanduuqa SDGs.
โ€Ž
Sharmarke Isse Muse

Gudiga joogtada ah ee Golaha Wakiilada Shacabka U qaabilsan beeraha ayaa soo bandhigay Warbixinta kormeerka iyo dabagalk...
19/07/2025

Gudiga joogtada ah ee Golaha Wakiilada Shacabka U qaabilsan beeraha ayaa soo bandhigay Warbixinta kormeerka iyo dabagalka wax-soo saarka 2017-ka
โ€Ž
โ€ŽMadaxweyne kuxigeenka DDS, Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax, ayaa dhagaystay warbixinta kormeerkan oo ay si wada jir ah u sameeyeen Gudiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada Shacabka ee arrimaha beeraha iyo Wasaaradda Beeraha JDFI
โ€Ž
โ€ŽKormeerka ayaa lagu eegaayey qaybinta Wax-soo saarka beerka, ka bixida caqabadaha lala kulmay ee dhanka beeraha iyo sidii jihooyin cad looga qaadan lahaa wax-soo saarka beeraha.
โ€Ž
โ€ŽXukuumadda DDS oo kaashanaysa Dowladda Federaalka ayaa dadaal dheer galisay qaybinta iyo gaadhsiinta agabka wax-soo-saarka beeraha iyo adeegsiga farsamooyinka casriga ah ee beeraha.
โ€Ž

17/07/2025

๐—š๐—ฒ๐—ป ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ:- Dambiyadii ka dhacay Magaalada jigjiga 98% waan xalinay. "gabadhii yareyd ee qabalaha 19-aad ku dhimateyna inyar baan u jirnaa oo kaabigaa u saaranahay inaan helno."
Sharmarke Isse Muse

17/07/2025

Xasuusin..
Caawa Waa Habeen jimce Ah, Ee Saliga Xabiibkeeni Mohammeda ๏ทบ Aan Badiino Wallaalyaal (S.C.W)๐Ÿคฒ

Garaadka Guud ee Beesha Geri Koombe Garaad Maxamed Amiin Garaad C/maalik.โ™ฅ๏ธโ™ฅ๏ธโ™ฅ๏ธSharmarke Isse Muse
17/07/2025

Garaadka Guud ee Beesha Geri Koombe Garaad Maxamed Amiin Garaad C/maalik.โ™ฅ๏ธโ™ฅ๏ธโ™ฅ๏ธ

Sharmarke Isse Muse

Address

Jigjiga

Opening Hours

Monday 06:45 - 00:00
Tuesday 06:00 - 00:00
Wednesday 06:30 - 01:15
Thursday 06:00 - 01:00
Friday 06:00 - 00:00

Telephone

+4917646103788

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sharmarke Isse Muse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share