Musab model

Musab model Travel vlogger sharing real stories, cultures, and breathtaking places from Africa and around the world.

16/06/2026

Caasimadi Hargeisa Aad bey u dhismaysa guulaysta qaranka somaliland

Lkn xariga dhalinyarada halaga tanaasulo liinta 😁

Hargeisa somaliland 📍Hoygi liinta 😁
16/06/2026

Hargeisa somaliland 📍

Hoygi liinta 😁

Garsooraha Soomaaliyeed ee Cumar Cartan ayaa heli doonaa dhamaan lacagtii uu ka heli lahaa koobka Adduunka, FIFA ayaa go...
14/06/2026

Garsooraha Soomaaliyeed ee Cumar Cartan ayaa heli doonaa dhamaan lacagtii uu ka heli lahaa koobka Adduunka, FIFA ayaa go'aansatey iney si buuxda u siiso lacagtiisa inkastoo uusan ka qaybgalin koobka Adduunka.

13/06/2026

Xidiga Hargelle oon maanta jigjiga ku kulanay Wiilkaas yar waa wada ixtiraam

Galab wngsanLa sawiran dhalinyarada caanka ka ah Baraha bulshada Xidiga HargelleMaxamed SomaaliAfhayeenka Guud
13/06/2026

Galab wngsan

La sawiran dhalinyarada caanka ka ah Baraha bulshada

Xidiga Hargelle
Maxamed Somaali
Afhayeenka Guud

12/06/2026

Caways wanagsan ❤️

Daqiiqada uu Facebook Hawada kamaqnaa hada waxan ku tijabiyay sawiradan Ma adin so gaadheen ?
12/06/2026

Daqiiqada uu Facebook Hawada kamaqnaa hada waxan ku tijabiyay sawiradan

Ma adin so gaadheen ?

12/06/2026

🎤 “Markuu yidhi waxaan rabaa inaan Fanaan noqdo… saaxiibkiisna wuu diiday!” Tabiyaha deeganka

08/06/2026

Beeraha hala tabcado aan barwaaqo gaadhnee…..

06/06/2026

Dadkan masuuliyinta la socdo ha ilaaliyan qiyamka iyo sumcada masuulka

Iyaka masuliyintana dad wax bartay oo update ah ha qaataan !

Address

Jijiga

Telephone

+251915655915

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Musab model posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Musab model:

Share