Xurmo Media

Xurmo Media Warar Xaqiiqda Kusalaysan Oo Dhaxdhaxada Ugu Kalay Xurmo Media Waa Warbahin Fadhigeedu Yahay Jigjiga’

Musharax Xildhibaan Marwo Xaawo Sulaybaan oo ay weheliyaan Musharixiinta Xisbiga barwaaqo ee Degmooyinka Beercaano, Iima...
07/05/2026

Musharax Xildhibaan Marwo Xaawo Sulaybaan oo ay weheliyaan Musharixiinta Xisbiga barwaaqo ee Degmooyinka Beercaano, Iimay-Bari iyo Maamulka Magalada Goday ayaa Xarunta degmada Iimay-Bari kaga qaybgashay isusoo-bax balaadhan oo lagu taageerayey Xisbiga Barwaaqo.

Musharixiinta oo goob-fagaare ah kula hadlay shacabka qaybihiisa kala duwan ayaa uga mahadnaqay taageerada ay u miiiyeen Xisbiga barwaaqo sidoo kalena ay u codeeyaan Musharixiinta Xisbiga barwaaqo.

Address

Jigjiga Somali Galbed
Jijiga

Telephone

+251915230259

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xurmo Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xurmo Media:

Shortcuts

Share