Galool Media

Galool  Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Galool Media, Media/News Company, Jigjiga, Jijiga.

Shaqo wanaagsan Ayay Qabteen
31/10/2022

Shaqo wanaagsan Ayay Qabteen

Guddiga fulinta Xisbiga Barwaaqo oo booqday kuna caano dhammay xerada geela ee Farax ee degmada Shabeellay.  Galool Medi...
09/10/2022

Guddiga fulinta Xisbiga Barwaaqo oo booqday kuna caano dhammay xerada geela ee Farax ee degmada Shabeellay.

Galool Media

Abiy Ahmed ayaa booqday beeraha qamadiga ee degmada Tuli-guleed ee gobolka Faafan.
09/10/2022

Abiy Ahmed ayaa booqday beeraha qamadiga ee degmada Tuli-guleed ee gobolka Faafan.

Xafiiska ganacsiga ayaa sheegay inay keenen iskaashato ka timid dhanka Oromiya oo qiimo jaban khudaarta ku iibinaysa..Wa...
08/10/2022

Xafiiska ganacsiga ayaa sheegay inay keenen iskaashato ka timid dhanka Oromiya oo qiimo jaban khudaarta ku iibinaysa..Waxay tafaafiiq ahaan Kilooga ku iibinayan qiimo aad iyo aad uga hooseya midkii h**ey loogu iibinayay.[Xabubtoo kale laba jeer ayuu qiimahan ka hooseya midkii h**e].

Tallaabadan waa mid wanaagsan marka dhinac laga fiiriyo,waana qiime dahab ah haddii siddaas lagu wadi karo.

Waxaase u baahan in laga taxadaro qodobadan hoose;
1) Dadkii h**e ee suuqa xidh-xidhee laga cabbanayay yaan lagu badalin kuwo shisheeye oo suuqa hadhow xidha,intay dardar xooggan kusoo galaan.[waa beerralaydii oo sharkoodu ma yara].Kuwa kasta markay cusub yihin ayay qiimaha jabiyaan ilaa kor joogteyo mooye kuma sii wadaan qiimaha h**e.

2) Markasta xafiisku waa inuu qiimaha ka jabiyo dhanka beerralayda Oromada,waa in caddaadisku dhankaas u bato.Waa inaan la samayn qorshe xidh-xidhan oo dad kale deeganadoodu ku dhistaan.[Dhankaas ay wax ka imanayaan xoogga hala saaro]

3) Xafiisku waa inuu mudnaanta siiyo ganacsatada Sooamalida, walow ay caqabad baddan yihiin hadana waa dadkeeni waa inaan samayno kuwo wanagsan oo badala.

Hada waxan maqlaya inay tafaariq kaliya gadayaan iskaashatada cusubi.Arrintaasna waa in dhinacyo badan laga eego,maadama dad baddanoo danyar Soomali ah ka sii faa'idaysan jireen.

Xigasho SRTV

Way cabsi Foosheen Gabdhahani
08/10/2022

Way cabsi Foosheen Gabdhahani

Deg-deg: Ugu dambayntii hada ayaa la helay maydka Maxamed Siciid oo Mudo 35 Saacadood laga raadinayey god Dahab laga qod...
08/10/2022

Deg-deg: Ugu dambayntii hada ayaa la helay maydka Maxamed Siciid oo Mudo 35 Saacadood laga raadinayey god Dahab laga qodayey Deegaanka Milxo ee degmada Laasqoray ee gobolka Sanaaag.

Maydka Wiilkaas ayaa la helay isaga oo kala goo-go'ay.

Aynu ugu Duceyno inuu Alle Janadiisa ka waraabiyo, eheladiisiina Samir & Iimaan ka siiyo, 🤲🤲.

GODKA MILXO: Maalinti labaad waxa socda qodista godka dahabka ee ku dumay wiilkii dhallinyarada ahaa [Maxamed Siciid Cal...
08/10/2022

GODKA MILXO: Maalinti labaad waxa socda qodista godka dahabka ee ku dumay wiilkii dhallinyarada ahaa [Maxamed Siciid Cali ], waxa la gaadhay salka hoose, halka uu ku jiro wiilku, balse dhagaxaan waa weyn ayaa ku xanniban taasi oo qaadan karta saacado in laga faydo lagana soo saaro raq iyo ruux, ka dib 35 saacadood.

God kale oo u dhow kan uu ku jiro wiilka ayaa sidoo kale laga wadaa baadhitaan, qodista godadka ayaana u socota si taxadar leh maadaama oo laga cabsi qabo in wiilka wax gaadhaan ama samata-bixiyaashaba.

Mid ka mid ah dadka deegaanku ayaa inoo sheegey in uu u muuqdo qalabkii uu wax ku qodayey Maxamed-yare ayna rejaynayaan in ilaa duhurnimada maanta ay soo saaraan raq iyo ruux.

Deegaanka Milxo oo ka tirsan degmada Laasqoray ee gobolka Sanaaag ayaa ah halka ugu weyn ee laga qodo macdanta kala duwan, iyadoo godadkana loo sameeyo si filiqsan oo nidaam lahayn, taasi oo keentey in tiroba dhowr mar ay dad ku dumeen kuna le'daan.

Isha xogta: Maxamed Salah.

08/10/2022

Address

Jigjiga
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galool Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share