MADER MEDIA

MADER MEDIA "MADER MEDIA is a digital platform dedicated to delivering reliable news, insightful analysis, and engaging content. Your trusted source

We focus on informing, educating, and inspiring our audience through accurate and up-to-date media coverage. Your trusted source for stories that matter.

Xisbigga Taladda Dalka  Ethiopia Haya PP party Ayaa Guddigga fullinta shir isuggu yimid Hal maalin ah kadibna waxay isla...
24/10/2025

Xisbigga Taladda Dalka Ethiopia Haya PP party

Ayaa Guddigga fullinta shir isuggu yimid Hal maalin ah kadibna waxay isla meel dhigeen Shirka gollaha dhexe waxay kaga wada hadli lahaayeen (they settled the agenda).

A.Howlaha Horumarka.Waxaa soo hoos gallaya arimo badan, sidda Sicir bararka, Arimaha Heelidda badda oo uu sheegay inay irrimaha bada kawada hadli Doonaan Stake-holders ay ku jirto Marinka Bada Cas..,
B.Suggida Amnigga (OLA,FANO etc).
C.Shaqo Abuurka.
D.Tayeynta Adeega ,.Waxaa dhawaan la billaabay Dhamaan Deegaanadda In Addeega bulshada laggu soo uruuriyo hal goob kaasoo ay bulshadu ka helli karto adeeg walba oo xafiis ay u baahdaan(multiple related services in one place) one stop Center "OSC".

D.Hirgallinta Mashaariicda Horrumarinta. Waxaa la fillayaa inay Golaha dhexe ee Xisbigga Shirkiisa oo dhici doona Isniinta socona doona 10 cisho ay agenda kagga wada hadli doonaan.

Ujeeddada ugu weyn ee dawladda Medemer waa dhisitaanka dhaqaale adkaysi leh, oo qorsheysan, islamarkaana si tartiib tart...
23/10/2025

Ujeeddada ugu weyn ee dawladda Medemer waa dhisitaanka dhaqaale adkaysi leh, oo qorsheysan, islamarkaana si tartiib tartiib ah heerwalba looga dhisayo.

Dhaqaalaha adkaysiga leh waa mid awood u leh inuu la qabsado isbeddellada dunida, una beddelo caqabadaha fursado, kaas oo si joogta ah awood u leh in kobco.

Dawladdu awood uma yeelan karto dhisida dhaqaale adag iyadoo weli ku tiirsan hab-dhaqanki dowladnimo ee duuga ahaa, xilligan oo isbedelka adduunku yahay mid xawli ah oo deg-deg kusocda yahay.

Sidaas darteed, nidaam kasta isbedelka caalamka si uu ula falgalo, ula jaanqaado oo uu awood u yeesho inu guuleysto waxaa looga baahan yahay arrimo muhiim ah. Diyaargarow xooggan iyo dib u eegista meelaha liita ee jira. Tani waa furaha guusha dawladda Medemer iyado ka faa’iidaysanaysa fursadaha jira islamarkaana ka hortagaysa khataraha waa arrimaha aadka muhiimka u ah si ay uga midho dhaliso yoolka u dejisan.

Nidaamka Dhaqaaluhu iyadoo si hufan u adeegsanaysa kheyraadka jira, si hufana ugu diyaargaroobaya baahiyaha iyo fursadaha mustaqbalka waxaa loo baahan yahay in lagu hogaamiyo aragtida dawlada medemer.

Buugga dawlada medemer bogga 119

DHALIISHA: Ay EHRC Farta Oogu Fiiqday Maanta Maamulka Mustafe Cagjar ee Ku Aaddan Xaaladda Xuquuqda AadanahaGuddiga Xuqu...
21/10/2025

DHALIISHA: Ay EHRC Farta Oogu Fiiqday Maanta Maamulka Mustafe Cagjar ee Ku Aaddan Xaaladda Xuquuqda Aadanaha

Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee Itoobiya (EHRC) ayaa maanta gaadhay magaalada Jigjiga, iyagoo kulammo kala duwan ku yeeshay mas’uuliyiinta iyo qaybaha bulshada si ay u qiimeeyaan xaaladda xuquuqda aadanaha ee gobolka Soomaalida.

Warbixinta hordhaca ah ee guddiga ayaa si cad u muujisay dhaliilo toos ah oo ku wajahan maamulka uu hoggaamiyo Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar), gaar ahaan ku saabsan sida ay ula tacaaleen arrimaha caddaaladda, colaadaha iyo xuquuqda dadka xiran.

1. Colaadda deegaanka Deweelay (xadka Fafan & Jarar)
• EHRC waxay si cad u sheegtay in ay wali jiraan xadgudubyo xuquuqda aadanaha oo aan si dhab ah loo baarin.
• Guddigu wuxuu ku baaqay in dambiilayaasha la aqoonsado lana horgeeyo caddaaladda.
• Waxaa sidoo kale la xusay in aan la dhameystirin dib-u-daaweynta iyo taageerada dhibbanayaasha.

👉 Tani waxay muujinaysaa in maamulka Mustafe Cagjar ku guuldareystay inuu si buuxda uga jawaabo dhacdooyinkii dhiigga badnaa ee ka dhacay Deweelay, isla markaana uu dayacay mas’uuliyadda dowladeed ee ilaalinta nolosha iyo xuquuqda muwaadiniinta.

2. Maxaabiista iyo dadka ku jira gacanta booliska
• EHRC waxay tilmaantay in xabsiyada iyo saldhigyada booliska ee gobolka ay wali ka jiraan xadhigyo aan maxkamad lahayn iyo xaalado nolol xumo oo ka dhan ah xuquuqda aadanaha.
• Guddigu wuxuu ku taliyay in la hagaajiyo daryeelka dadka xiran iyo in la hubiyo helitaanka caddaalad degdeg ah.

Arrintan waxay muujinaysaa in maamulka Mustafe uu ka gaabiyay ilaalinta xuquuqda dadka xiran, isla markaana uu oggolaaday in hay’adaha amniga gobolka u dhaqmaan si aan sharciga waafaqsanayn.

3. Cadaaladda kala-guurka (Transitional Justice)
• Inkastoo EHRC ay sheegtay in tallaabooyin horudhac ah la qaaday, haddana waxay caddeeyeen in hawshaasi tahay mid gaabis ah oo aan si dhab ah loo hirgelin.
• Waxaa sidoo kale la sheegay in hay’adaha gobolka aysan weli fahmin ama u diyaarsanayn hirgelinta nidaamka cadaaladda kala-guurka.

Taasi waxay muujinaysaa in maamulka Mustafe Cagjar ku guuldareystay hogaaminta isbeddel dhab ah oo dhinaca caddaaladda ah, inkastoo uu marar badan ku faano dib-u-heshiisiin iyo dowlad wanaag.

Gunaanad: Eedaymo Toos ah oo Ka Dhan ah Maamulka Mustafe Cagjar

EHRC waxay si toos ah farta ugu fiiqday maamulka Mustafe Cagjar, iyagoo ku eedeeyay:
• In uu ku fashilmay xoojinta caddaaladda iyo xisaabtanka,
• In uu si liidata u maareeyay colaadaha deegaanka,
• Iyo in uu dayacay xuquuqda dadka xiran iyo nidaamka garsoorka.

Warbixinta EHRC waxay u muuqataa digniin culus oo u jeedda maamulka Jigjiga, taas oo iftiiminaysa in ballanqaadyadii uu Mustafe Cagjar sameeyay markii h**e aysan weli noqon wax dhab ah, balse ay ku ekaadeen hadal iyo sawir siyaasadeed.

DIGNIIN CULUS.Madaxwaynaha Bangigga Itoobiya, Dr Eyob ayaa sheegay in ay qaadi doonan tallaabo culus oo ka dhan ah; xawa...
21/10/2025

DIGNIIN CULUS.

Madaxwaynaha Bangigga Itoobiya, Dr Eyob ayaa sheegay in ay qaadi doonan tallaabo culus oo ka dhan ah; xawaalladaha, shirkada dhoofinta/soo dejinta iyo dadka lacagaha dibadda laga soo dirro ku lug-yeesha.

Bangigga ayaa sheegay in ay waddeen dabagal lagulla dagaallamayo lacagaha sifada sharci-darrada ah dalka ku soo galla. Eyob, wuxuu sheegay inay jiraan shirkado iyo xawaallado ku hawlan shaqooyinkas.

Wuxuu sheegay in laga tallaabo qaadi doono, oo aan lagu koobnan doonin akoono la xidho. Tallaabo qaadka ayaa sameyn ku yeellan doona dadka soo dira iyo kuwa loo soo diro lacagaha. Siddoo kale shirkadaha soo dejinta iyo dhoofinta ku hawlan ayuu sheegay inay la xisaabtami doonan.

08/10/2025

Muxu yahay Guriga Jigjiga logaa dhisayo Jamaac Shabeel

Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa Mayerka magaalada Jigjiga Mudane Shaafi ku wargaliyay inuu guri uu dhiso kadib ku wareejiyo Siyaasi Jamaac Shabeel

Siyaasi Jamaac Shabeel ayaa muddooyinkan dambe ku sugnaa magaalada Jigjiga isagoo in badan lagu arkayay Madaxtooyada Dawlad Deegaanka Soomaalida

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Mustafe Cagjar Mayerka magaalada Jigjiga Mudane Shaafi ku wargaliyay inuu guri uu dhiso

Jamaac Shabeel ayaa kamid ahaa shakhsiyaadki laa saftaay Mustafe Cagjar Dhacdadii Dacawalay dadka lagu xasuuqay

Siyaasi Jamaac Shabeel ayaa kamida Siyaasiyiinta kasoo jeeda Somaliland
Isagoo hada usoo guraya magaalada Jigjiga

27/09/2025

Rag badan baa ila yaabanaa markaan lahaa ciidagale majarafada dhanka kale ayay u tuurayaan oo waxay rabaan in aware looga taliyo isaaqa deegaanka gobolkana la yidhaa isaaq baa leh

Hala su'aalo Halka Ay geyen Gobolkii reer Sheekh Isxaaq sugayeen Bulshada ku dhaqan Gaashaamo & Daroor hakulaa xisaabtam...
27/09/2025

Hala su'aalo Halka Ay geyen Gobolkii
reer Sheekh Isxaaq sugayeen

Bulshada ku dhaqan Gaashaamo & Daroor hakulaa xisaabtaman Ariinta Gobolka shakhsiyaadkan

* OG: Wasiirka Xafiiska Dakhliga DDS. Muxiyediin

* OG: Maxamed Muuse Guure - Wasiir Ku-xigeenka Madaxtooyada DDS ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka.

* OG: Axmed Koore - La-Taliyaha Madaxweynaha Dowlad Deegaanka.

* OG: Abshir Bulbul - La-Taliyaha Wasiirka Madaxtooyada DDS.

* OG: Aqiil Jaanbir - Dhaqanka Beesha Ciidagale.

* OG: Suldaan Cabdi Aadan - Dhaqanka Beesha Ciidagale.

Tanaa waa Taariikh kalee Halka Ay noqonayso xarunta gobolka cusub Reerka ay waxnaga dhexeeyeen wanu isku af-garanay hadl...
26/09/2025

Tanaa waa Taariikh kalee

Halka Ay noqonayso xarunta gobolka cusub Reerka ay waxnaga dhexeeyeen wanu isku af-garanay hadlay tahay masuuliyiinta xukuumadda ku matala iyo Odayaasha Dhaqankaba Sidaas waxaa yidhi Madaxweyne Mustafe Cagjar

Bulshada Reer Hawd Gaashaamo iyo Daroor maxaa uga qorshaysan dhacdadan ugubka ah

Ugu dambayn, Mustafe Cagjar wuu ku guuleystay qorshihiisii ahaa in magaalada uu ka soo jeedo laga dhigo magaalo madax ka tirsan gobolkii laga jaray Jarar.Inta odayaasha lacagta qaatay, dhawaan natiijadooda iyo saameyntooda ayaa la ogaan doonaa.

Lixdan qof ee la sheegay inay mustaqbalka bulshada Hawd mugdiga galiyeen, waxay maaerki
Bulshada ku beddesheen dano shakhsi ah (oo isugu jira lacag la siiyay, xil sugayaal, iyo kuwa loo balan qaaday qandaraasyo), waxay kala yihiin:

* OG: Wasiirka Xafiiska Dakhliga DDS. Muxiyediin

* OG: Maxamed Muuse Guure - Wasiir Ku-xigeenka Madaxtooyada DDS ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka.

* OG: Axmed Koore - La-Taliyaha Madaxweynaha Dowlad Deegaanka.

* OG: Abshir Bulbul - La-Taliyaha Wasiirka Madaxtooyada DDS.

* OG: Aqiil Jaanbir - Dhaqanka Beesha Ciidagale.

* OG: Suldaan Cabdi Aadan - Dhaqanka Beesha Ciidagale.

TALIYAHA GUUTADA 18-AAD EE SOOMAALIYA OO LAGU XIDHAY MAGAALADA WAJAALETaliyaha Guutada 18aad EE ciidamada isku- magacaab...
26/09/2025

TALIYAHA GUUTADA 18-AAD EE SOOMAALIYA OO LAGU XIDHAY MAGAALADA WAJAALE

Taliyaha Guutada 18aad EE ciidamada isku- magacaabay Gorgor ee Soomaaliya Kornayl Hasean Ciraaqi ayaa ciidamada Jamhuuriyada Somaliland ee Wajaale ay ku xidheen Wajaale, waxana lo gudbiyay Hargeisa.

Hassan Ciraaqi ayaa inta aanu so galin Somaliland ku sugnaa magaalada Jijiga, isaga oo wadahadalo la galay Dawlad- Deegaanka Is-Maamulka Soomaalida Itoobiya.Sidoo kale, waxa Ciidamada Somaliland ee Wajaale ay xidheen nin la socday.

Tiktokarku miyanu dakhliga kawar hayinin Wali ma sakiimihii buu ka sheekaynayaaQaarba maalmihi Ragii Dakhliga la xidhxid...
21/09/2025

Tiktokarku miyanu dakhliga kawar hayinin Wali ma sakiimihii buu ka sheekaynayaa

Qaarba maalmihi Ragii Dakhliga la xidhxidhay lahaa waxbaa luma oo korbaa loo qaadaya; sowta sagxadda la tagay

HOOS U DHAC DAKHLI OO KU YIMID DEEGAANKA SOOMAALIDA.

Xogo hoose oo aan helnay ayaa tibaaxaya in hoos u dhac wayn ku yimid dakhligii Deegaanka ee qorsheysnaa in lasoo saaro labada bilood ee Nahaase iyo Hamle.

Tusaale ahaan labadaa bilood Nahaase iyo Hamle waxaa qorsheysnaa in degmooyinka laga soo saaro 1.1 bilyan oo birr, waxaa lasoo saaray 602 milyan taaso ka dhigan in la waayay 498 milyan oo qorsheysnayd.

Maamul Magaalooyinka waxaa qorsheysnaa 806.9 milyan waxaa lasoo saaray 396 milyan, waxaa luntay 410.7 milyan oo qorsheysnayd taasoo ka dhigan in 51% dakhligii la qorsheeyay uusan kasoo xeroon maamul Magaalooyinka.

Heer Deegaanka waxaa qorsheysayd 3.18 bilyan oo birr, waxaa lasoo saaray 2.613 bilyan waxaa luntay 569.7 milyan.

Waa sababihii xilka looga qaaday Wasiir Mohamed Abdi in la fadhataysto ayaa la rabay waana fadhataystay oo accounts yo kale ayay ku dhacdey.

Saraakiisha dalka Itoobiya ee la magacaabay waxaa kamid ah Admiraalka badda  Admiral Kindu Gezu, to Lieutenant General.4...
20/09/2025

Saraakiisha dalka Itoobiya ee la magacaabay waxaa kamid ah Admiraalka badda Admiral Kindu Gezu, to Lieutenant General.

4 ta Generaal ee kale 3 ayaa qoomiyadda Oromada ah midna waa qoomiyadda Axmaarada waxayna kala yihiin Gen. Alemshet Degife Balcha, Gen. Desta Abiche, Gen. Diriba Mekonnen, iyo Gen. Yimer Mekonnen.

Intaa waxaa dheer, 17 Brigadier General ayaa loo dallacsiiyey Major General, halka 43 Kornaylna loo dallacsiiyey Brigadier General markii ugu horreysay.

Falanqeeyayaasha siyaasadda ayaa sheegaya in dallacsiintan ay mar kale muujinayso cunsuriyad ku dhisan qowmiyad marka la eego hoggaanka ugu sarreeya ee dalka. Tani waxay ku soo beegmaysaa xilli dalka uu ka jiro qalalaase amni oo ka taagan gobollo kala duwan, taas oo ka dhigaysa in dallacsiinta hoggaanka ugu sarreeya ee ciidanku ay yeelato miisaan siyaasadeed oo ballaaran.

Humanitarian Press ReleaseOn the Massacre, Displacement, and Looting in Dacawaley – 8 Months OnThe community of Dacawale...
13/09/2025

Humanitarian Press Release

On the Massacre, Displacement, and Looting in Dacawaley – 8 Months On

The community of Dacawaley in the Somali Regional State of Ethiopia has recently witnessed grave violations of human rights, including mass killings, forced displacement, and looting. These atrocities were primarily committed against innocent civilians, leaving hundreds dead, thousands displaced, and livelihoods destroyed.

Key Facts of the Incident

13 Somali family houses were burned to the ground.

More than 500 families were forcibly displaced from their homes.

Regional security forces, known as the Liyu Police, forcefully seized farmlands and properties belonging to civilians.

Close to 150 civilians were killed, the majority being women, children, and the elderly.

Livestock and other sources of livelihood were confiscated, while farmland remains under the control of the armed forces.

Humanitarian Impact

The Dacawaley community, who are law-abiding, tax-paying citizens, are today left without shelter, security, or a means of livelihood.
Their fundamental rights—guaranteed under the Ethiopian Constitution—have been systematically violated.

Article 14: Every person has the inviolable and inalienable right to life, security of person, and liberty.

Article 15: Every person has the right to life. No person may be deprived of his life except as a punishment for a serious criminal offense determined by law.

Article 18: No person shall be held in slavery or servitude. No one shall be required to perform forced or compulsory labor.

Article 25: All persons are equal before the law and are entitled to equal protection of the law without discrimination.

Article 40: Every Ethiopian has the right to the ownership of private property, including land and livestock.

Article 41: Every Ethiopian has the right to a standard of living adequate for the health and well-being of himself and of his family.

Despite facing daily intimidation and pressure, the victims of Dacawaley continue to demonstrate their desire for peace, even as their existence remains under threat.

International Appeal

We call upon:

1. The Federal Government of Ethiopia to immediately halt these unlawful acts and to ensure accountability for those responsible for the atrocities.

2. International human rights organizations (United Nations, African Union, Amnesty International, Human Rights Watch, etc.) to launch an independent investigation into the incident.

3. Humanitarian and relief agencies to urgently provide shelter, food, and medical support to the displaced families.

4. The international community to pressure the Somali Regional Administration to restore confiscated farmland, return looted livestock, and respect the fundamental rights of citizenship guaranteed by the FDRE Constitution.

Warning

If these atrocities are ignored and the people of Dacawaley are not protected, the situation could escalate into a full-scale conflict, threatening peace and coexistence across the entire region.

📌 This press release is issued to raise awareness among national and international human rights bodies, humanitarian organizations, and the global community—to stand with the victims of Dacawaley and ensure that justice, accountability, and humanitarian assistance are urgently delivered.

የሰብአዊነት ጋዜጣዊ መግለጫ

በዳካዋሌ ውስጥ በተፈጸመው እልቂት፣ መፈናቀል እና ዘረፋ ላይ - 8 ወራት በርተዋል።

በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የዳካዋሌይ ማህበረሰብ ከቅርብ ጊዜ ወዲህ ከፍተኛ የሆነ የሰብአዊ መብት ጥሰት እየደረሰበት ሲሆን ከነዚህም መካከል የጅምላ ግድያ ፣የግድ መፈናቀል እና ዘረፋ። እነዚህ ግፍ በዋነኛነት የተፈፀመው በንፁሀን ዜጎች ላይ ሲሆን በመቶዎች የሚቆጠሩ ህይወታቸውን አጥተዋል፣ በሺዎች የሚቆጠሩ ተፈናቅለዋል እና የኑሮ ውድመትን አድርሰዋል።

የክስተቱ ቁልፍ እውነታዎች

13 የሶማሌ ቤተሰብ ቤቶች በእሳት ተቃጥለዋል።

ከ500 በላይ ቤተሰቦች በግዳጅ ከቤት ንብረታቸው ተፈናቅለዋል።

ሊዩ ፖሊስ በመባል የሚታወቀው የክልሉ የጸጥታ ሃይሎች የሰላማዊ ዜጎችን የእርሻ መሬቶች እና ንብረቶችን በሃይል ወስደዋል።

ወደ 150 የሚጠጉ ንፁሀን ዜጎች የተገደሉ ሲሆን አብዛኞቹ ሴቶች፣ ህፃናት እና አዛውንቶች ናቸው።

የእንስሳትና ሌሎች መተዳደሪያ ምንጮች ተዘርፈዋል፣ የእርሻ መሬቶች አሁንም በታጣቂ ሃይሎች ቁጥጥር ስር ናቸው።

የሰብአዊነት ተፅእኖ

ህግ አክባሪው፣ ግብር የሚከፍል ዜጋ የሆነው የዳካዋሊ ማህበረሰብ ዛሬ መጠለያ፣ ዋስትናና መተዳደሪያ አጥቷል።
በኢትዮጵያ ሕገ መንግሥት የተረጋገጡት መሠረታዊ መብቶቻቸው ስልታዊ በሆነ መንገድ ተጥሰዋል።

አንቀፅ 14፡ ማንኛውም ሰው የማይገሰስ እና የማይገሰስ የህይወት፣ የሰው ደህንነት እና የነፃነት መብት አለው።

አንቀጽ 15፡ ማንኛውም ሰው በሕይወት የመኖር መብት አለው። በሕግ በተወሰነው ከባድ የወንጀል ቅጣት ካልሆነ በስተቀር ማንም ሰው ሕይወቱን ሊነጠቅ አይችልም።

አንቀጽ 18፡ ማንም ሰው በባርነት ወይም በባርነት አይያዝም። ማንም ሰው የግዳጅ ወይም የግዴታ ሥራ እንዲሠራ አይገደድም።

አንቀጽ 25፡ ሁሉም ሰዎች በህግ ፊት እኩል ናቸው እና የህግ እኩልነት ያለ አድልዎ የማግኘት መብት አላቸው።

አንቀፅ 40፡ ማንኛውም ኢትዮጵያዊ መሬትና ከብቶችን ጨምሮ የግል ንብረት ባለቤትነት መብት አለው።

አንቀፅ 41፡ ማንኛውም ኢትዮጵያዊ ለራሱ እና ለቤተሰቡ ጤና እና ደህንነት በቂ የሆነ የኑሮ ደረጃ የማግኘት መብት አለው።

የዳካዋሌይ ተጎጂዎች የእለት ተእለት ማስፈራሪያ እና ጫና ቢደርስባቸውም ህልውናቸው ስጋት ላይ እየወደቀ ቢሆንም አሁንም ለሰላም ያላቸውን ፍላጎት አሳይተዋል።

ዓለም አቀፍ ይግባኝ

እንጠይቃለን፡-

1. የኢትዮጵያ ፌደራላዊ መንግስት እነዚህን ህገወጥ ድርጊቶች በአስቸኳይ እንዲያቆም እና ለደረሰው ግፍ ተጠያቂ የሆኑ አካላትን ተጠያቂ ማድረግ።

2. አለም አቀፍ የሰብአዊ መብት ተሟጋች ድርጅቶች (የተባበሩት መንግስታት፣ የአፍሪካ ህብረት፣ አምነስቲ ኢንተርናሽናል፣ ሂውማን ራይትስ ዎች ወዘተ) በጉዳዩ ላይ ገለልተኛ ምርመራ እንዲያደርጉ።

3. የሰብአዊ እና የእርዳታ ኤጀንሲዎች ለተፈናቀሉ ቤተሰቦች የመጠለያ፣ የምግብ እና የህክምና ድጋፍ ለማድረግ።

4. አለም አቀፉ ማህበረሰብ በሶማሌ ክልል አስተዳደር የተወረሱ የእርሻ መሬቶች እንዲመለሱ፣ የተዘረፉ የቤት እንስሳት እንዲመለሱ እና የኢፌዲሪ ህገ መንግስት የሰጣቸውን መሰረታዊ የዜግነት መብቶች እንዲያስከብር ግፊት እንዲያደርግ።

ማስጠንቀቂያ

እነዚህ እኩይ ድርጊቶች ችላ ተብለው የዳካዋሌይ ህዝብ ጥበቃ ካልተደረገለት ሁኔታው ​​ወደ ከፍተኛ ግጭት ሊሸጋገርና መላውን አካባቢ ሰላምና አብሮ መኖር አደጋ ላይ ይጥላል።

📌 ይህ ጋዜጣዊ መግለጫ የወጣው ለሀገር አቀፍ እና አለምአቀፍ የሰብአዊ መብት ተሟጋች አካላት፣ ለሰብአዊ መብት ተሟጋች ድርጅቶች እና ለአለም አቀፉ ማህበረሰብ ግንዛቤን ለማስጨበጥ ነው - ከዳካዋሊ ተጎጂዎች ጎን በመቆም ፍትህ፣ ተጠያቂነት እና ሰብአዊ ርዳታ በአፋጣኝ እንዲደርስ።

Source: OGAAL MEDIA

Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MADER MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to MADER MEDIA:

Share

Category