
12/09/2025
Halkani waa magaalada kurtinle ee dedmada warder oo town plan kii la galiyay
Magaalada QARARO ayaa ku guda jirta hawlaha master palanka waxaana la filayaa in sida ugu dhakhsiiyaha badan u gali doono magalada QARARO ayaa yadu ah magaalooyinka ugu khasaraha yar sida ay sheegen engineero ku xeel dheer arimahan